Home » 4:01 pm
Entries posted on “May, 2016”
Muqdisho, 01, May, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaarahu. Ra’iisul […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Weftigii SAMA-WADE ee xisbiga WADDANI oo wejigiisii Afaraad ka billaabay deegaanada ay ka billaabantay diiwaan-gelintu ee gobalka Maroodi-jeex, ayaa maanta kormeer guud oo ay ugu kuur-gelayaan habsami u socodka diiwaan-gelinta ku soo maray magaalooyinka hoos yimaada degmada Dara-salaam oo dhinaca Waqooyi kaga beegan caasimadda Hargeysa iyo weliba sida oo kale goobo diiwaan-gelineed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Wajaale 01.May 2016 (SDN/QJ ): Abaaro 11 Habeenimo ee Xalay ayay Ahayd Markii uu Is taagay isku Socodka labada Daamood itoobiya Iyo somaliland ee Ay ka kooban tahay wajaale Kadib markii lagu war helay Daad Xoogan oo Socda Hotel Central ,Kastamka wajaale Suuqa iyo bakhaarada ka agdow Tog Degmada wajaale Waxana Uu Daadkani Jaray Kaabada Toga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Wadanka Kenya ayaa waxaa shalay lagu gubay tobanaan tan oo foolal maroodi ah. Foolashaa maroodi oo shalay lagu gubay Nairobi ayaa waxay sare u dheefeen boqol tan waxaana arintaa looga soo horjeedaa ugaadhsiga maroodiyada si foolasha loogala baxo. Waxay ahayd tiradii ugu badneyd ee foolal maroodi ah oo lagu gubo caalamka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka tirsan madaxda sare ee xisbiga UCID kuwaasi oo uu hoggaaminayo Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay shaqo ka joojin uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ku sameeyay xog-hayaha golaha dhexe ee xsibigaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sanca, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Garabyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wada-hadaladoodii ugu horreeyay, iyagoo si toos ah isku soo hor-fadhiisanaya si ay uga xaajoodaan colaadaha u dhexeeya. Wadahadalladan ayaa ujeekooda lagu sheegay sidii loosoo af-jari lahaa colaada 13-ka bilood ka socota dalka Yemen, taasoo galaafatay nolosha dad badan, kuwo kalena ka barakicisay guryahoodii. Ergyaga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo maalinkii shalay ee taariikhdu ahayd 30 bisha March sanadka 2016 ay ka bilaabmatay diiwaangelinta codbixiyeyaashu magaalada Hargeysa iyo degmada Sallaxley ayaa waxa la sheegayaa in aanay diiwaangelinta degmooyinkaas ka bilaabmatay u socon qaabkii la rabay. Diiwaangelintan ayaa waxa la sheegayaa in ay saameyn ku yeesheen qaar ka mid ah culimada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Inta badan goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka maroodi-jeex ayaa ah kuwa haawanaya oo aanay jirin habayaraatee cid iska diiwaangelinaysa, iyadoona Guddida doorashooyinka Qaranka uu eedayn kulul usoo jeediyay xildhibaan Nac-nac oo ka mid ah xildhibaanada golaha baarlaamaanka Somaliland,
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa barnaamijka Milicsiga Siyaasiga todobaadkan oo lagu wareystay Siyaasiga da’da yar ee Cabdikariim Axmed Mooge oo ahaa wasiir Ku xigeenkii hore ee wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland iyo dadka deegaanka Banka Qoolcaday, ayaa heshiis ka gaadhay xiisadii dhawaan ka taagnayd Banka Qoolcaday ee la xidhiidhay seeraha banka. Qoraal uu shalay soo saaray wasiirka xanaanada xoolaha Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir, oo uu ku socodsiiyay dhinacyada ay khusayso, wuxuu ku sheegay in dadka iyo xukuumadu isla garteen laba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »