Home » 2:51 am Entries posted on “May, 2016”

Somaliland: Xuquuqda Aadamaha, Xorriyada Saxaafadda, Cadaadiska Caalamka, Doodda Xukuumadda Iyo Jawaabta Difaacayaasha

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa kulan la yeelatay urruradda waddaniga ah ee u doodda xuquuqda aadamiga iyo kuwa caalamiga ah ee fadhiyada ku leh dalka, isla markaana kulankaas oo ka dhacay khamiistii xarunta wasaaradda Caddaaladda waxay masuuliyiinta xukuumadda ee ka qayb galay si wayn ugu cannaanteen u dooddayaasha xuquuqda aadamaha. Wasiirka Caddaaladda Axmed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaalada Jigjiga Oo Ka Furmay Kulan uu Dhex dhexaadinayo Madaxweynaha Juba-land Kaas oo Lagu Wada hadalsiinayo Maamulka Kililka Shanaad & Maamul Goboleedka Gal-mudug Dagaalki Dhawaan Dhexmaray DAAWO

JigJiga 02.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo wafdi ka socda Galmudug ayaa gaadhay magaalada Jigjiga si ay wada xaajood ula soo yeeshaan madaxwaynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Iley. Wada xaajoodkaan waxaa garwadeen ka ah madaxawaynaha maamulka Jubbaland Axamed Maxamed Islaan oo dadaal dheer u galay in colaaddii ka dhacday dhawaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Siilaanyo Oo Mar Kale Ku Celisay Balan-qaad Ay Hore Ugu Fashilantay DAAWO

Hargaysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada madax-weyne siillaanyo oo markii saddexaad ku celisay balan-qaadyo la kowsaday tan iyo intii ay la wareegtay talada dalka, balan qaadkan oo ahaa in xukuumada Somaliland ay dalka ka saarto dhamaanba shaqaalaha ajaanibka ah ee ka shaqeeya shaqooyinka ay qaban-karaan shaqaalaha Somaliland gaar ahaan ardayda ka qalin jabisa jaamacadaha dalka si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mas’uulliyiin ka tirsan Somaliland oo la kulmay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland

Findland 02.May 2016 (SDN/QJ):-Guddomiyaha Gudigga Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Finland Marwo Saamiya Muuse, ayaa dalkaas ku soo dhawaysay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqalaaha Axmed Xasan Carwo. Marwo Saamiya Muuse, Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi iyo Axmed Carwo, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland. Waxaana kulankaas […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Wiil dhaafi waayey Liibiya, ayaa Hooyadii intay canaanatay, tidhi [Ama hooyo tacsidaada hala ii keeno-ama Talyaaniga telefoon iga soo dir.” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadka jooga dalku qeyb ka yihiin sababaha abuura dhibaatooyinka dhalinyaradu kala kulmaan tahriibka, isla markaana raaciyey inay cabasho badan arrinkaa ka muujiyeen dadka reer Somaliland ee qurbaha jooga. Mowduucan Sheekh Maxamed Dirir kaga hadlayey dhibaatooyinka Tahriibka oo qeybtiisii koowaad aanu hore idiinku soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Africa Hadii ay Xornimo rabaan Waa inay Dawarsiga Joojiyaan” Kofi Anan

Addis Ababa  02.May 2016 (SDN/QJ):- Kofi Anan, xoghayihii guud ee Qaramada Midoobay ee hore ayaa sheegay in dalalka Afrikaanka ah ay joojiyaan gacan hoorsiga iyo tuugsiga waddamada ajaanibta ah waa haddii ay rabaan madax bannaani..   Wuuu yiri waa in waddamada Afrikaanku joojiyaan baryada iyo in koofiyadda lagu baryo tago, taasoo sumcaddii qaaradda oo dhan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Lix ruux oo loo soo qabtay howlgalo lagu xaqiijinayay amaanka Magaalada Baydhabo

Baydhabo  02.May 2016 (SDN/QJ):-Xaafadaha magalada Baydhabo ayaa xalay ciidamada nabad sugidda Soomaaliya ay ka sameeyee  howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magalada waxena howlgaladaasi ku soo qab qabteen Dad aad u badan.   Ciidamada ayaa Dadkii ay soo qabteen waxaa ay ka lahareen  ilaa 6 Qof oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsan yihiin xarakada Al-shabaab. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Suxufi American Ah Oo U Ololeeya Liwaadka Oo Ku Sugan Magaalada Hargeysa

Hargeysa, 2,5,2016 (QJ/SDN) – Anderson Cooper oo ah suxufi caan ah oo ka tirsan warbaahinta dalka Maraykanka gaar ahaan Telefishanka CNN ayaa dhawaan soo gaadhay Somaliland gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Hargeysa. Suxufigan caanka ah ayaa waxa kale oo uu caan ku yahay waxa loo yanaanno [Gay Marriage] ama guurka dadka isku jinsiga ah, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda oo Mudaysay Shirka Maalgashiga Germany ee Somaliland oo ka dhacay Berlin,Qodobada lagaga hadlayo iyo Baaq ay u Dirtay Ganacsatada

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa daboolka ka qaaday shir caalami ah oo lagu soo bandhigi doono fursadaha maalgashi ee Somaliland u baahan tahay oo lagu qaban doono dalka Jarmalka. Wasiirka Ganacsiga Iyo maalgashiga caalamiga ahi waxa uu sheegay in shir caalamiya oo maalgashiga Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Culimadda oo Kelmad Diiniya u Jeediyay Waalidiinta iyo Ehelada Ubadkooda ku Dhiirigeliya Tahriibka DAAWO

Ottawa 01.May 2016 (SDN/QJ):- Bishii dhamaatay Horaanteedii ayay ahayd Markii Masiibo dareenka Bulshada Somaaliyeed taabanatay ay ka dhacday Xeebta u dhaxaysa Waddamada Masar iyo Talyaaniga taas oo ay Ku Geeriyoodeen Dhallinyaro Tahriibayaal ah.  

Posted in Features | Read More »