Home » 1:37 pm
Entries posted on “May, 2016”
Hargeysa, 3,5,2016 (QJ/SDN) – Suldaan Saleebaan [Habaar] oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa shirkadda Telesom ku eedeeyay in ay shisheeye kalkaas tahay isla markaana ay daljii qalalaase galinayaan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan gaara la yeeshay xubno ganacsato ah oo ka socda boqortooyada sucuudi Carabiya, kuwaasoo madaxweynaha ku soo booqday xafiiskiisa. Madaxweynuhu waxa uu weftiga uga waramay ahmiyada ay Somaliland u leedahay mandaqada ay ku taallo, oo ah mandaq halbawle ah gaar ahaan dhinaca […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Shir-jaraa’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa kaga hadlay, Ujeeddada Safar isaga, Wasiirka Madaxtooyada iyo Safiirka Somaliland ee Imaaraadku ku tageen Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga. Wasiir Sacad Cali Shire, waxa uu faahfaahiyey Wada Hadallo Ankara […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Maamulka Dekeda Magaalada Berbera oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil, iyo ka Degmada Berbera ayaa si rasmi ah u furay dhismaha Wejiga Sadexaad ee Dekeda Wajaale Terminal port ,Taas oo ay Hirgaliyeen Maamulka Dekeda Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington, 3 May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa kulan la qaatay Christopher H. Smith oo ah Guddoomiyaha Guddida Afrika u qaabilsan golaha Congresska Maraykanka, sidoo kale Congressman Chris Smith ayaa Gudidiisu ay golaha Congresska u qaabilsan tahay arrimaha Caafimaadka Caalamka, Xuquuqda Aadanaha iyo ururada Caalamiga ah. Guddoomiyaha Golaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan ku hungoobay Safaaraddaha Dalka Maraykanku ku leeyahay Dalalka Itoobiya iyo Kenya kadib markii ay u diideen Codsi uu kaga dalbay Fiisaha Dalka Maraykanka,halka uu Gudoomiyihii Xisbiga Mucaaridka ahaa ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro hortiiba laga siiyay fiisaha Maraykanka, islamarkanaa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Xiisad Colaadeed, ayaa ka soo Cusboonaatay Dhul ku yaalla Duleedka Madaarka Hargeysa oo ay isku Haystaan Ciidammada Qaranka Somaliland iyo Qoyska Ila Saleebaan Bidde oo uu Wakiil ka yahay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. Dhulkan oo hore muran uga jiray, balse uu horraantii Sannadkan Guddi uu Madaxweynuhu u saaray Xal ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Guud ahaan Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxa si Gaabis ah uga Socota Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland, taasi oo socota Maalintii afaraad oo Maantoo Salaasa ah. Dadweynaha Gobolka Maroodi-jeex, ayaa iska Diwaangelinaya 156 Goobood, kuwaasi oo 79 ka mid ahi yihiin Gudaha Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaana sida Komiishanka Doorashooyinka Qaranku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle , 3 May 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in maalmihii u dambeeyay ay ka taagan tahay xiisad colaadeed, xiisadaasi oo la xidhiidha ismaan dhaaf ka dhashay ka ganacsiga iyo gacan ku haynta Jaadka loo yaqaano Miirooga oo deegaanka ka soo gala dhinaca magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Hal qof ayaa la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Jen. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-gaduud), ayaa beeniyay in la dhacay baabuur uu lahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Islamarkaanna wuxuu sheegay in soo celinta baabuurkani barbilow u yahay xidhiidh fiican oo ka dhexeya Somaliland iyo Puntland Taliyaha oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waa been gaadhi uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »