Home » 3:35 am Entries posted on “May, 2016”

“Kaadhadhkii Diiwaangelinta Waa la iibsaday” Afhayeenka Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay in Kaadhadhkii diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolkan Maroodi jeex in la iibsaday

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti ka Socda Maamul Goboleedka Punt land oo Gaadhay Degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo iyo Ujeedada Safarkooda DHAGAYSO

Taleex, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ka socda golaha wasiirada dawlada Puntland ayaa gaaray degmada  Taleex ee gobolka Sool halkaasi oo ay u tageen furida mashaariic horay looga fuliyey degmadaasi.   Wasiirka Wasarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland  ayaa degmada taleex xariga ka jartay xarunta wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland.   Wasiirka Haweenka Aniso Xaaji […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dareewalkii la soo Goostay Gaadhiga Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo ka hadlay Sababta ku Kaliftay inuu Baabuurkaas la soo Baxsado DAAWO

Buuhoodle 4.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawaan Magaalada Garowe kala Soo Baxsaday Gaadhi uu Leeyahay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Punt land Mid ka Mid ah Dareewaladiisa iyadoo ay agagaarka degmada WidhWidh ku qabteen Ciidanka Qaranka ee Somaliland . Gaadhigan ayay Somaliland dib ugu Celisay dhinaca Maamul goboleedka Puntland.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Way isku Xidhan Yihiin Amaanka Somalia iyo Itoobiya” Madaxweynaha Maamul Goboleedka Gal Mudug DHAGAYSO

JigJiga, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xusseen Guuleed, ayaa sheegay in amaanka Soomaaliya iyo Itoobiya ay is ku xiran yihiin islamarkaana ladoonayo in laga wada shaqeeyo Amaanka guud.   C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa Waxa uu tusaale u soo qaatay xuduuda ay wadaagaan Itoobiya iyo Galmudug hadii ay colaad halkaasi ka bilaabato in amaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidammada Soomaaliya oo Burburiyey Xarun Daacish ka furatay Jannaale iyo Ajaanib ay ku laayeen Weerarkaas DAAWO

Jannaale 4.May 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada sida gaarka ah u tabobbaran ee Kamaandowsta Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday inay Burburiyeen Xarun Tabobbar oo ay Kooxda Daacish ee isku-magacawday dowladda Islaamka (ISIS) ay ka furatay degmada Jannaale oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya, halkaasoo ay ku laayeen 12 Xubnood oo Ajaanib iyo Soomaali isugu jira, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku baaqay inay Wasiiradu isaga guuraan Madaxtooyada DHAGAYSO

Muqdisho, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dawlada federalka Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa golihiisa wasiirada ugu baaqay inay isaga guuraan agagaarka xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.   Xassan Shiikh Maxamuud ayaa wasaarda Soomaaliya u sheegay in looga baahanyahay inay dayac tirtaan xarumahooda ku yaal degmooyinka kaladuwan ee gobolka Banaadir aysana kaliya degenaan xarunta madaxtooyada Soomaaliya.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suxufiyiinta Somalia Waxay noqdeen Kalluun ku dhex Jira Biyo Sumaysan Waayo Waxay u dhexeeyaan Dawlada iyo Xagjirka Alshabaab Warbixin

Muqdisho, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Hay’adda xuquuqda Insanaka u doodda ee Human Rights Watch ayaa dawladda Soomaaliya iyo ururada Islaamiyiinta ku eedaysay inay ku xad gudbeen xuquuqda saxafiyiinta Soomaaliyeed. Waxaa loogu baaqay dawladda Soomaaliya si go’aann leh inay  u dhammayso caga juglaynta iyo shaqaaqada ka dhanka ah saxafiyiinta.   Warbixintya HRW waxaa lagu soo beegay maalinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Heshiiskii DDS Itoobiya iyo Gal-Mudug ay ku kala Saxiixdeen Jigjiga

Jigjiga, 3,5,2915 (QJ/SDN) – Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa. Wadahadallada labada dhinac ayaa intii ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Habac Ka Muuqda Diiwaangelinta Maroodi-jeex Iyo Qodobada Kala Duwan Ee Loo Nisbaynayo

Hargeysa, 3,5,2016 (QJ/SDN) – Maanta waxa lagu jiraa maalintii saddexaad ee ay diiwaangelinta cod bixiyayaashu ka socoto caasimadda Hargeysa, ka dib markii muddo bil ah abaarihii jiray dartood uu dib u dhac ku yimid. Hase yeeshee gobalka Maroodi-jeex ee ay caasimadu ku taalo oo ay ku noolyihiin dadka ugu tirada badan ayaa waxa ay diiwaangelintu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudidda Ansixinta Xisbiyada Qaranka oo Markii Kowaad ka Hadlay Dacwada Xisbiga Ucid iyo Qodob ay u soo Jeediyeen Dhinacyada Khilaafku ka dhexeeyo

Hargeysa, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Xaalada Xisbiga Ucid iyo Khilaafka Xadhkaha goostay ee u dhexeeya Gudoomiyaha Xisbigaas iyo Garabka uu Hogaamiyo Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Waxaa Markii Kowaad ka Hadlay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka oo Gacanta ku haya ka Garnaqista Dacwada Xisbiga Ucid.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »