Home » 7:51 am Entries posted on “May, 2016”

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Gar Baa Loo Yahay Islaam, Sida uu Faysal hadda keligii ugu tagri falayo Xarunta Xisbiguna waxay keeni kartaa xasaasiyad dheeraad ah” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in Labadooda Garab ee Khilaafka Xisbiga Ucid u dhexeeya hadii ay ku qanci waayaan Go’aanka Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada qaranku ay Xaq u leedahay inay Racfaan u qaataan Maxkamada Sare oo yeelanaysa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo Iclaamiyey Shir Deg deg ah oo Beeshiisu kaga arrinsanayso Xukunka qaar ka Mid Salaadiinta Beeshaas

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Maxkamada Wareegta ee Gobolka Maroodijeex ay Xukuno iyo Ganaax Lacageed ku riday Xubno Madax dhaqameedyo ah oo ku Xidhan Xabsiga Mandheera kuwaas oo ku eedaysnaa inay ka danbeeyeen rabshado lagu sameeyay goob diiwangelineed oo ku Taala Waqooyiga Hargaysa oo Muran dhinaca Xuduuda ahi u dhexeeyo Gobolada Maroodijeex iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Salaadiintii iyo Xubnihii kale ee Madax dhaqameedka ahaa ee Maxkamadu Xukuntay oo Qareenadoodu ka dayriyeen Xaaladooda Caafimaad DAAWO

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Sida aanu hore idiinku soo tebinay 14 Qof oo Reer Somaliland ah, isla markaana ay ku jiraan Laba Suldaan iyo Hal Caaqil oo ka tirsan Madaxda Dhaqanka Somaliland, ayaa lagu Xukumay min saddex sannadood oo Xadhig ah iyo min Hal Milyan oo Lacagta dalka ah, ka dib markii ay Maxkamadi ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Tobanka Magaalo Ee Soomaaliya Ugu Wayn iyo Tirada Shacabka Ku Nool

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muuqaalka tobanka magaalo ee Soomaaliya ugu ballaadhan isla markaana ugu shacabka badan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Dadweynaha Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge Oo Cabasho Ka Muujiyay Qaabka Ay Socoto Diiwaangelintu

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Halkan hoose ka daawo qaar ka mid dadweynaha degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge oo cabasho ka muujiyay qaabka ay u socoto diiwaangelinta degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

USA: Saynisyahanno isku dayaya in ay soo Nooleeyaan dad dhintay

Washington, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Maraykanka ayaa sharkad ka ganacsata qalabka iyo tiknoolajiga bayoolojiga u fasaxday in saynisyahannadeedu 20 qof oo dhintay ay isku dayi karaan in ay soo nooleeyaan [ILLAAHAY ayaa wax soo nooleeyee]. Saynisyahannadani waxay adeegsan doonaan qalab elektaroonic ah  iyo maaddada la yidhaa “amino acid” iyo qalabyo kale oo ay yidhaahdeen waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Sanad Guuradii 14-aad Ee Geeridii Madaxwaynihii Hore Somaliland Marxuum Cigaal

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Halkan hoose ka daawo barnaamij ku saabsan Sanad guuradii 14-aad ee kasoo wareegatay geeridii madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal [IHUN].

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shir Somaliland iyo Itoobiya uga Socday Degmada Faraweyne oo la soo Gunaanaday iyo Qodobada ka soo baxay DAAWO

Faraweyne, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Degmada Faraweyne ee Xuduudka Somailand iyo Ethiopia lagu soo Gaba-gabeeyey shir u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia kaasi oo u jeedadiisu la xidhiidhay sidii ay labada Dal ee Somaliland iyo Ethiopia ay iskaga kaashan lahaayeen Dhinaca Amniga isla markaana si wada jira loogaga Hortagi lahaa Cid kasta lidku ah Nabadgalyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Solja Oo Hambalyo U Diray Suxufiyiinta, Islamarkaana Tallooyina U Soo Jeediyey Xukuumadda

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa hambalyo u diray suxufiyiinta, xuska maalinta madaxbannaanida saxaafada caalamka ee 3may awgeed  oo guud ahaan dunida looga dabaal dagayo, iyo suxufiyiinta dunidu ku kala sugan yihiin duruufo kala duwan. Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa soo saaray war-saxaafadeed, waxaanu u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »