Home » 11:56 pm
Entries posted on “May, 2016”
London, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jaaliyadda Beelaha ISAAQ ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya dalka UK ayaa baaq u diray madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, iyagoona ka codsaday in uu wax ka qabto codsiyo hore oo ay u gudbiyeen. Jaaliyaddan oo shir ay isku timid maalinkii Sabtidii magaalada London ee dalka ingiriiska ayaa sheegtay in ay ka jaaliyadd […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Baanka Caalamiga ah ee la yidhaah Premier Bank, ayaa adeegyo casri ah oo ku cusub waddanka Somaliland ka daah-furay caasimadda Hargeysa, kuwaasoo ah nidaamka mishiinka ah ee lacagaha lagula baxo kaadhadhka (Automated Teller Machine (ATM), iyadoo adeegan fursad fiican u yahay dadka qurba-jooga ah iyo ajaanibka kale oo safarka ku yimaad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jamaal Cali Xuseen Murashaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga UCID ayaa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ku eedeeyay In uu ku xad-gudbay xeerka diiwaangelinta, isagoona sheegay in uu astaanti xisbiga Kulmiye ku dhex isticmaalay goobaha diiwaangelinta, sidoo kalena Jamaal Cali Xuseen waxa uu madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyay in uu xilka mar danbe diiday in […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
londono4May(QJ)Halkan ka daawo baaramijka xulashada Todobadka iyo Shaafi waxa marti ku ah Marwo Amran Maxamed Axmed oo shaacisay inay u sharaxan tahay ka mid noqoshada golaha Barlamaanka Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Soomaaliya, Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf ayaa maanta laga qaaday xilka, waxaana Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka loo magacaabay, Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan. Waa markii ugu horreysay oo Jagada laga qaado Garyaqaan Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf oo soo hayay xilkan muddo sannado ah, waxaana wararku ay intaas ku darayaan in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Boqorka guud ee beelaha Gabooye ayaa ka hadlay dad uu sheegay in ay ku qabsadeen Astaan uu isagu yidhi aniga ayay hidde ii tahay taasi oo ah koofi wayn oo uu madax saarto iyo shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Banka Qool-caday ee degmada Sallaxley.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Al-Shabaab ayaa xilkii ka qaadday Guddoomiyahoodii u qaabilsanaa Gobolka Shabeellaha Hoose, Sheekh Maxamed Abuu C/lla oo muddo siddeed sano ah xilkan soo hayay, wuxuuna ahaa mas’uul aan marna xilkan horay looga bedelin. Inkastoo saanay jirin cid loo magacaabay xilka, ayaa haddana waxay VOA-da ay baahisay in ilo lagu kalsoon yahay ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington,4,5,2016 (QJ/SDN) – Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka John Kerry ayaa digniin u diray madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad. Kerry wuxuu sheegay in cawaaqib xun uu la kulmayo haddii la higelin waayo xabadjoojinta. Ruushka iyo Maraykanka ayaa wada qorshe xabadjoojinta lagu gaadhsiinayo magaaladda Xalab. Maraykanka ayaa wuxuu intaasi raaciyay in hadii xabadjoojintan lagu fashilmo dib loogu noqonayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay qunsuliyado hoos taga safaaradeeda Muqdisho ee dalka Somaliya sanadkan ka furanayso magaalada Hargeysa ee Somaliland iyo magaalooyin kale oo Somaliya ah. Danjiraha Kenya u jooga Somaliya, Lucas Tumbo ayaa sheegay inay qunsuliyado ka furanayaan Hargeysa, Garowe, Baydhabo iyo Kismaayo, isagoo xusay in xafiisyadani adeegyo siin doonaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dadweynaha degmada Maxamed Mooge ayaa cabasho ka muujiyay qaabka ay u socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo wacyigelinteedaba, iyagoona guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ku eedeeyay habacsanaan dhankooda ka jirta. Sidoo kale dadweynahani waxay baaq u direen guddida sahan barwaaqo oo ay sheegeen in ka xaafad ahaan ay doorkoodii tabayaan. […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »