Home » 3:33 am Entries posted on “May, 2016”

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Jawaab ka Bixisay Magacaabista Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somalia oo uu Noqday Garyaqaankii Guud ee Somaliland+ Dareenka Mucaaridka DAAWO

Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Xukumada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay magacaabista gudoomiyaha maxkmada sare ee Somaliya kaasi oo maalintii shalay ahayd uu madaxwaynaha Somaliya Xilka jagada gudoomiyaha maxkamada sare u magacaabay Dr Ibraahin Iidle Saleebaan oo hore uga tirsanaa xukumada Somaliland isla markaana ahaa Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somalilnad jagadaasina iska casilay laba […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Qabatay 137 Tahriibayaal Itoobiyaan Ah Iyo Gaadiidkii Lagu Siday

Wajaale, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley ku qab-qabtey Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo Tiradooda lagu sheegay 137 Rag iyo Dumar ah.   Dadka oo sifo Sharci daro ah Dalka ku soo galay, Isla-markaana doonayey inay soo gaadhaan inay u soo gudbaan dhanka Caasimadda Hargeysa iyo Magaalooyinka kale Dalka, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Somaliland wax heshiis ah ma gali karto ilaa ay aqoonsi hesho” Siyaasi Cali-Kubado

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa markii ugu horaysay wuxu hadlay shirkad Soomaaliland ka sahaminaysa Shidaal taas oo dhawan heshiis la gashay madaxwaynaha Soomaalilanad.   Cali-Khadar Xasan Cismaan(Cali-kubad), Guduoomiye ku xigeenkii hore gudiga doorashooyinka Somaaliland ayaa xusay  Somaliland inaysan heshiis Caalami ah galin karin ilaa ay ka hesho […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dekedda Berbera: Danaha Is Diidan ee Ethiopia iyo Masar, Somaliland Wax Ma Uga Meel Yaalaan? Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid ayaa isagoo daba socda Qoraal uu Suxufi lagu Magacaabo Gregory Copley ka qoray Ciyaarta Dekedaha Geeska Africa oo dalal badani Siyaasado fog ay ka leeyihiin isla markaana damacyo qarsooni ay ku dhex duugan yihiin ayaa Cali Guray Wuxuu si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirul dawlaha Duulista Somaliland oo Sheegay In Shandad Lagala Cararay Mar uu Ka Soo Degay Madaarka Hargeysa

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Nuur Faahiye, ayaa ka hadlay horumarka uu gaadhay madaarka caalamiga ah ee Hargeysa.   Md. Axmed Nuur Faahiye oo ka qaybgalay shir ay bil kasta dhammaadkeeda isugu yimaadaan masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo shaqaalaha madaarka Hargeysa oo qabsoomay shalay, waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

CIA oo banaanka soo dhigtay 30 buug oo yaab leh oo uu akhrisan jiray Osama Binu-ladin

Washington, 6 May, 2016-(SDN/QJ):–   Sirdoonka ayaa markii ugu horaysay sii daayay sir ay hayeen oo kusaabsan dhaqamadii Cusaama Bin Laden iyo waxyaabihii ay ka heleen gurigiisa markii ay dileen.   Waxyaabaha yaabka leh ee gurigiisa laga helay ayaa waxaa kamid ah in 30 buug ay saarnaayeen maktabadiisa guriga ugu taallay.   Arimaha kale laga helay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dan-yarta Puntland oo uu saamayn xun ku yeeshay sare u kaca sarifka iyo maciishadda

Garowe, 6 May, 2016-(SDN/QJ):–   Magaalooyinka Waa weyn ee Puntland Sida Garowe iyo Boosaaso waxaa ka dhacay isu soo baxyo ay dadka ganacatada hormuud ka yihiin kuwaas oo ay ku codsanayaan in dib loo dajiyo lacagta dollarka oo kor u kacday.   Magaalooyinkan mudaharaadyadu ay ka dhaceen ayaa waxaa qiimuhu uu kacay laba jibaar maciishada duruuriga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka fal celiyay dhawaqii Dawlada Kenya iyo Safarkii Turkiga

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Xafiiska ay Dawladda Kenya sheegtay inay Somaliland ka furaynayso ee hoos tagaya xafiiskeeda Muqdisho, waxaanu Wasiirku sheegay inay Dawladda Kenya isku ogaayeen xafiiska ay Somaliland ka furanayso, balse ilaa hadda aanay soo sheegin faah faahin ku saabsan Xafiiskan. Wasiirka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kulankii Dhex maray Madaxwayne Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin ka socda Dalka Jeejniya SAWIRO

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley  Mudane, Ziyad Sabsabi oo xubin ka ah aqalka sare ee xidhiidhka Ruush-ka, isla markaana ah ku xigeenka gudoomiyaha guddida cilaaqaadka dibeda ee aqalka sare ee federaalka Ruush-ka, oo dalka keenay deeq raashina oo uu kaga wakiil yahay jimciyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka leh Xilka qaadista Gudoomiyihii Maxkamada Sare Mr Ilka Xanaf DAAWO

Muqdisho 05.May 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah mudanayasha Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya ayaa kadib xil ka qaadistii gudoomiyihii hore Maxkamada Sare waxay isugu yeerteen kulan deg deg ah oo ay uga soo horjeesteen xil ka qaadista. Gudoomiyaha Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ku wargaliyey mudanayaasha kulan deg deg ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »