Home » 12:38 pm
Entries posted on “May, 2016”
Algeris, 6,5,2016 (QJ/SDN) – Algeria ayaa dhiseysa mid ka mid ah masjidyada ugu weyn caalamka, ayada oo la sheegay in tani ay dhabar jab ku noqon doonto kooxaha mayalka adag. Masjidka Djamaa El Djazair ayaa laga dhisayaa inta u dhaxeysa goob loo dalxiis tago iyo degmo ay ku xooganaan jireen kooxaha xagjirka ah, sida ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Wafti Ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Siilaanyo) ayaa la filayaaa inay u ambo baxaan Caasimadda waddanka Imaaraadka Carabta ee Abu Dahabi halkaasi oo la filayo in maalmaha soo socda ay ku sugnaadaan. Ilo-wareedyo ka ag dhaw ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muscat, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Sahankii Xadhiga Cable-ka Internetka ee Lagu samaynayay Xeebta Badda Cas ee Magaalada Berbera ayaa wajigiisii hore si guul ah gabogabo ugu dhammaaday iyada oo qorshaha Xadhiga Xambaara Hirarka Internetka ee G2A Undersea Fiber-optic Cable Ku dhaw yahay dhammaad isaga oo guda gali doona wajigiisa labaad oo ah sidii loo bilaabi lahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Hogaamiyaha Kooxda Prof Cali khaliif Galeyr ayaa waxaa uu gaadhay deegaanada Dandan ,Bali cad Ee Gobolka Cayn . Deegaanada Cali khaliif uu socdaalka ku tagay waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Maamulkiisa Kuwaas oo ugu danbeyntii Khaatumo ku wareejiyey Ciidamo dhawan tababar loo soo Xidhay. Cali khaliif ayaa kula dardaaramy ciidamadiisa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa niyad jab ka muujiyay mabda’a muwaadiniinta Somaliland ka aaminsanyihiin Gooni isu taaga Somaliland. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in muwaadiniinta Somaliland aanay ka dhab ahayn mabda’a somalilandnimadu taasina ay keentay inay ka fikiraan halka ay ka helayaan shaqo iyo lacag. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Xukuumada Somaliland ayaa ka Bilowday Deegaano badan oo dalka ah Sidii ay u heli lahayd Saxeexa Bulshada oo dhan Hal Milyan oo qof si ay u iibgayso qaranimadda Somaliland oo haatan u dabaal degi doonta 25 Guuradii ka soo wareegtay markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay in dib loo soo celiyey Madax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweyne Siilaanyo ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay qorsheynaysay sidii Mansabyada Xilalka Qaranka ee Golaha Wasiirada Wasiir Sadexaad oo kasoo jeeda Ardaaga Cali Khaliif Galeydh loogu soo kordhin lahaa Beelaha (Dhulbahante), ee ku abtirsada Gobolada Sool iyo Buuhoodle Islamarkaana, loo buuxin lahaa jagadii Xilkii Taliyihii Ciidamada Badda ee dhawaan xilka laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Taliska Guud ee ciidanka Booliska jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku soo bandhigay xarunta ciidanka birmadka ee magaaladda Hargeysa cutub ka tirsan ciidanka booliska oo loogu tallo-galay inay ka hawl-galaan rabshadaha. Ciidankan oo aad u tabobaran waxa lagu qalabeeyay agab casri ah oo loogu tallo-galay inay kaga gaashaantaan xilliyada rabshaduhu dhacaan, kuwaasi oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Koox Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay ku kacay Fal culus oo ceeb iyo Fadeexad ku ah Xukuumadda ay ka tirsan yihiin kadib markii ay ka soo yaaceen Xaflad lagu macsuumay oo lagu dhagax dhigayay Dhismaha Garoon labaad oo Kubada Cagta ah oo Woqooyiga Magaalada Hargeysa laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Turin, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Hay’adda qarramada Midoobay u qaabilsan socdaalka ee la yidhaahdo IOM, ayaa Somaliland ka baahisay muuqaallo iyo warbixin been abuur ah oo ay ku dhaawacayso sumcadda Jamhuuriyadda Somaliland,waxay ku baahisay sawiro lagu sheegay in magaalo xeebeeda Berbera si sharci darro ah looga tahriibiyo dadka taasi oo ah mid waxba kama jiraan ah. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »