Home » 11:55 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qoddobada heshiiska hordhaca ah ee ay wada galeen xukuumadda iyo DP World, qaybtiisa wareejinta dekedda Berbera oo ka kooban 37 qodob, kuwaasoo 8 ka mid ah aanu idiinku soo gudbinay. Qaybtii qaybtii labaad oo uu turjumay Garyaqaan Sharci Dr, Maxamed Siciid Xirsi waxay u dhigantay sidan. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jigjiga,29,5,2016 (QJ/SDN) – Waxa Maanta guud ahaan si wayn looaga xusay dalka Itoobiya Xuska maalintii xukunka laga tuuray Keligii-teliskii dalkaasi soo xukumi jiray ee Mengistu Haile Mariam. Munaasibado ballaadhan oo maalintan lagu xusaayo ayaana ka dhacay guud ahaanba dal waynaha Itoobiya, iyadoona ay tahay sanad guuradii 25’aad, Haddaba, meelaha sida aadka looga xusay maalintani ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,29,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay midnimadii Somaliland iyo Somalia soo celinayaan,waxaanu tilmaamay in duruufihii burburkii dawladnimo lagu kala duwan yahay. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa sheegay in midnimadu mihiimad qaran leedahay,isagoo ka hadlayay barnaamij ka baxa Telefishanka afka xukuumadda Somalia ku hadlaya oo warbaahinta Toosh soo xigatay. “Arrinta waqooyiga Somalia [Somaliland]mihiimad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Badhan,29,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaaa magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag soo dhowayn balaadhan loogu sameeyay Musharax u taagan madaxwaynaha Soomaaliya, Waxaana Shacabku ay Ruxayeen Calanka Soomaaliya, Taasi oo kasoo horjeeda dowladda Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Inkasta oo aan si fiican looga wada bogan oo aanay dibada usoo wada bixin waadixnimada nooca uu yahay iyo sida uu u dhigan yahay Heshiiska Dekeda Berbera ee Shirkada DP-World kula wareegayso,Haddana Tibaaxaha hor dhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in dhinaca Somaliland sheerka ay ka helayso heshiiskaasi ee ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka sirdoonka Somaliland ayaa gudaha magaalada Hargeysa goor dhawayd ka qabaafshay laba wariye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan,labadan wariye oo kala ah C/rashiid Sheekh C/wahaab Sheekh Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Wargayska Foore iyo sidoo kale Cabdi Xasan oo ah Madaxa Dhaqaalaha Bulsho Tv, Afduubka labada wariye oo ka dhacay agagaarka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,29,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga oo uu todobaadkan marti ku yahay wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Cali Xuseen Ismaaciil ‘’Cali Shoombe’’.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,29,5,2016 (QJ/SDN) – Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya. Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Suxufiga la yidhaahdo James Jeffrey oo ka mid ahaa suxufiyiintii warbaahinta caalamiga ahayd ee ka soo qeyb gashay munaasibaddii 25 guurrada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa warbixin ku faah-faahiyay waxyaabihii Somaliland u tisqaaday rubuc qarnigii ay xornimadeedii kala soo noqotay Soomaaliya iyo siday beesha caalamku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):-Safiirka dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti xili muddooyinkan ay dood ka taagnayd hab maamuuskii loo qaabiley madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo markii uu ka qayb galayay xafladii caleemo saarka madaxweyne Geele horaantii bishan. Ambassador Xuseen Cumar Kawaaliye oo waraysi gaar ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »