Home » 3:27 am
Entries posted on “May, 2016”
Gaalkacyo 08.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif ayaa ka hadlay dilka marxuum Cumar Maxamed Cabule Cumar dheere oo salaadii maqrib ee Xalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa tacsi u diray dhaaman eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Cumar Maxamed Cabdule. Xassan Maxamed Khaliif […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 08.May 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudi gaar ah u saaray Heshiiskii Dhawaan magaalada Muqdisho ay ku gaareen Maamul Goboleedyada Dalka iyo Dowlada dhexe Soomaaliya. Heshiiskii ay wadagaareen maamul gobaleedyada Dalka iyo dowlada faradaraalka ayaa waxaa la horgeysay Baarlamaanka si ay u Ansixiyaan heshiiskii Muqdisho. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa inta badan heshiisyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 08.May 2016 (SDN/QJ):- Warar hor leh ayaa sheegaya in kooxda la baxday Kooxda Dawladda Islaamiga dadka qaarna u yaqaanaan Daacish ay kusii xidi daysanayso dhaqaale ahaan iyo awood ahaan gudaha dalka Soomaaliya Dhanka Puntland oo horay loo sheegay in tiro yar oo gaaraysa 20 dagaallame ay daacish ka joogeen Puntland ayaa hadda la sheegayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Juba 08.May 2016 (SDN/QJ):- Heshiiska Nabadda K/Sudan laga gaadhay oo weli aan lugo adag ku taagnayn ayaa waxa uu yahay mid guul kama dambays ah oo laga gadhaa ay ku xidhan tahay sida ay Madaxweyne ku xigeenka cusub Riek Machar iyo Madaxweynaha Dalka Silva Keer ay ay isugu weheliyaan oo si wadajir ah ay uga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Dalka Itoobiya waxaa dhamaadkii Todobaadkan laga xusay oo looga dabaaldegay maalinta loo qoondeeyey geesiyaasha muruq-maalka ahaa ee dagaalka ula badheedhay gumaystahii Talyaaniga , taasoo ay ka soo wareegtay muddo 75 sanadood ah. Iyadoo uu jiray damacii uu ku doonayey in uu ku gumaysto dalka Itoobiya oo ahaa wadanka keliya ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 07.May 2016 (SDN/QJ):-Alle ha u Naxariistee Todoba qof ayaa ku Geeriyooday halka ilmo yar oo 7 Bilood Jiraana uu ku dhaawacmay Shil baabuur oo Goor Gaaban oo Galabta ah ka dhacay Deegaanka Qoyta ee Waqooyiga Magaalaada Burco. Sida uu Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyey Weriye Siciid Salebaan Nuur oo ku Sugan Magaalada Burco Wuxuu Shilkani ka dhashay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Komiishanka doorashooyinka qaranka iyo Sadexda Xisbi qaran ayaa si wada jir ah Maanta uga warbixiyey dhamaadka Wareegii Hore ee diiwaan galinta codbixiyayaasha ee ka socotay Gobolka Maroodi Jeex iyo Shaacinta Bilowga Wareega Labaad.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Waxa Magaladda Hargeysa Lagu qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu soo Badhigaayay Buug Lagu soo Ururiyay Silsilad Sugaaneedii Siinley Waxana Ka Qayb Galay Masuuliyiin Ka Socotay Xukuumadda Iyo Asxaabta Siyaasadda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta ka Dhoofay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa isagoo u sii Jeeda dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka Carabta. Socdaalka Jabuuti ee Madaxweyne, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefdiga weheliyaa waxay kaga qaybgalayaan dalka Jabuuti caleemo-saarka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley diwaangalinta cod bixiyaasha ee ka socota gobalka Maroodi-Jeex oo ah mid gaabis u socota . Muddane Muuse Biixi waxaa uu ku sifeeyey qofka diwaanaglinta diida qof xamar ku sii socda oo Somaliland diid ah waxaana uu yidhi “Laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »