Home » 5:55 am Entries posted on “May, 2016”

Madaxweyne Siilaanyo oo Magaalada Jabuuti Kulan kula Yeeshay Dhigiisii Hore ee Dalka Somalia Sheekh Shariif Sh.Axmed

Jabuuti 09.May 2016 (SDN/QJ):– Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga wadanka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo kan Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas. Labada dhinac ayaa waxay ku kulmeen hotelka Kamdiski oo ay wada Deganaayeen waxaase la garanayn waxyaabihii ay ka wada hadleen oo aanan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Amar Dood Sharci Dhalinaya Ku Soo Rogay Ardayda Dugsiyadda iyo Jaamacadaha DAAWO/DHAGAYSO

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Wasiirka Waxbarashadda iyo tacliinta Sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa ku dhawaaqay inaanu imtixaanaadka iskuuladda iyo jaamacadaha dalka aanu u fadhiisan doonin ardaygii aan sidan kaadhka codbixiyeyaasha, arrintaas oo ah qadaf sharci oo ku tallaabsaday sawir fool calaamad fool xun ka bixin kara dimuqraadiyadda Somaliland. Wasiirka Waxbarashaddu isagoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dowladda Federalka oo lagu wareejinayo maamulka hawada Somalia,iyo Saamaynta ay ku yeelanayso Wada hadaladii u Socday Somalia iyo Somaliland

Muqdisho 09.May 2016 (SDN/QJ):– Waxaa magalada Muqdishu xarunta Somalia la gaarsiiyay qayb kamid ah qalabka lagula socda hawada Somalia, kaasi oo laga soo qaaday dalka Kenya gaar ahaan Nairobi, waxaana la filayaa in maanta oo Isniin ah lagu wareejiyo wasaaradda gaadiidka dawlada federaalka Somalia. Danjiraha Somalia ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa tilmaamay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Qofku Wuxuu Murashax Noqon Karaa, Marka Xisbiyadda Qaranku Soo Gudbiyaan…” Komiishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Xubno ka mida gudida komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa sheegay inay soo afmeereen wejigii 1-aad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka maroodi-jeex, Islamarkaanna waxay saluugeen qaabka ay gobolka maroodi-jeex uga socoto diiwaangalintu, iyagoo sidoo kalena baaq u diray bulshada gobolka, uguna baaqay inay is diiwaangeliyaan qaataana kaadhka codaynta. Gudoomiyaha komishanka doorashoyinka qaranka Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuqaalada Cajiibka ah ee Habeenkii Xalay Diyaarada Drones-ku ay ka Duubtay Halkan Ka DAAWO

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Halkani Waa Magaalada Hargaysa Waa Xaruntii Somaliland Waxay Marba marka ka danbaysa ay ku talaabsanaysaa Horumar dhinacyo badan leh.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Sirdoonka Soomaaliya oo u Adeegsata Carruurta Hawlo Basaasnimo” Warbixin uu Wargayska Washington post ka Qoray Akhri

Washington 09.May 2016 (SDN/QJ):– Carruurta Soomaaliya oo sannado badan dagaallada qayb ka ahayd, iyadoo wiilasha la hubeeyo, isla markaana Al Shabaab iyo kooxaha kale ee Soomaliya ka dagaalama ay tababar siiyaan si ay dagaalada ugu adeegsadaan, ugana qaybgalaan dagaalka faranta hore, ayaa hadda Hay’adda Sirdoonka Soomaliya ubadkan u adeegsataa hawlo basaasnimo oo ay ku qasabto. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Hargaysa hadii ay diiwaangelin iyo codbixinba nacaan waa lagu kelifay,Qasabna kuma Xadrayn karo” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Sababaha keenay in Bulshada ku Dhaqan Gobolka Maroodijeex ay isu diiwaangelin waayeen una qaadan waayeen Kaadhka Codbixinta Waxaanu amuurtaas ku sababeeyay dadweynaha oo Khasaare ka Jooga Siyaasiyiintii ay Masiirkooda ku aamineen. Cali Guray ayaa qoraal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

5 qodob oo Noqday Sababta ugu Weyn ee shacabka gobolka maroodi jeex dhabarka ugu jeediyaan diiwaan-gelinta iyo Walaac Weyn ee Ku Abuurmay Musharraxiinta Aqalka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada

Hargeysa 09.May 2016 (SDN/QJ):–Tan iyo Markii Diiwaan-gelinta Codbixiyuhu ka bilaabantay Guud ahaanba Gobolka Maroodi Jeex waxa si lama filaan ah mar kali ah u soo baxay sida aanay dadweynuhu sidii loo baahnaa ugu soo dareerin diiwaan gelintaasi iyada oo ay min maalintii diiwaan gelintu bilaabantay illaa maanta goobaha dadka laga diiwaan gelinayaa haawanayaan ama ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Wax Soo Saarkii Beeraha Oo Hoos U Dhacay, Tamaandhada, Baradhada Iyo Toonta Hargeysa Lagu Iibiyo Oo ka Kala Yimaadda Itoobiya, Yemen & Masar

Hargaysa 09.May 2016 (SDN/QJ):– Dal Kasta oo Tacabka Beerihiisu meesha ka baxaan, Hoggaankiisuna Siyaasadda ku mashquulo waxa caadiga ka noqoto in Shacabkiisu dhibaato kala kulmaan Quutal-daruuriga, isla-markaana waxa soo if-baxda halis weyn oo ka soo waajahda dhinaca Cuntada. Guud ahaan Somaliland, gaar ahaan Suuqyada Magaalada Hargeysa waxa ka jira cabasho aad u weyn oo illaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Isku dhaca Madaxweyne Erdogan iyo Ahmed Davutöglu,Qadiyadda Xudunta u ah Khilaafkooda Iyo Saamaynta ay Yeelanayso !!

Ankara 09.May 2016 (SDN/QJ):– Ka dib bilihii u dambeeyay khilaaf isasa soo tarayay oo ka dhex aloosnaa Madaxwayne Erdogan iyo raysal wasaare Davutöglu ayaa arbacadii ina dhaaftay soo ifbaxay ka dib markii labada nin ee u sareeya dalkan Turkey ( Erdogan iyo Davutöglu) yeesheen shir deg dega oo saacad iyo badh qaatay. Shirkan ayaa lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »