Home » 11:19 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Xaaji Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka diiwaangelinta oo ay qaatan. Xaaji Cabdikariim (Cabdi Waraabe), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo xukuumada u saxeexay hishiiska wareejinta dekada Berbera oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley arintaasi Waxaa uu sheegay wasiirku in maamulka dekada ay la wareegi doonan gudi isku dhaf ah oo ka kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Shiine ayaa sheegay in gurigiisa uu ka deganyahay magaalada Laascaanood hub cul-culus lagu weeraray xalay xilli danbe.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 9,5,2016 (QJ/SDN) – Kulan ballaadhan oo lagaga hadlayay sidii loo dar-dargelin lahaa diiwaangelinta Gobolka Maroodi-jeex gaar ahaan degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ayaa caawa ka qabsoomay magaalada Hargeysa, kulankaasi oo ay soo qaban-qaabisay Guddida Guud Ee Sahan-Barwaaqo. Kulan oo ahaa mid si wayn la iskugu waydaarsaday aragtiyo iyo falan-qayn ku aadan sidii loo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 9,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde Isaga oo tixraacaya Wareegtadii Sumadeedu ahayd WAG/Xw/86/72/2015 kuna taariikhaysan 11/01/2015 oo kazoo baxday xafiiska wasiirka Arrima gudaha ujeedadeeduna ahayd joojinta caleemo saarka cuqaasha iyo salaadiinta soo badanaya. waxaa uu wasiirka ku wargalinayaa dhamaanba Badhasaabada Dalka Iyo Taliyaha Ciidamada Boliska JSl . in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 9,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa manta Soo Saaray Wareegto uu ku amrayo Ciidamada Boliska , Laanta Socdaalka iyo Sirdoonka Qaranka Somaliland . Halkan hoose ka akhriso warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiir Waran-cadde
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho , 9,5,2016(QJ/SDN) – Wargeyska Washington Post ee kasoo baxa Maraykanka ayaa warbixin dheer ka qoray sida dhaqaalaha Maraykanka ay siiyaan Dowladda Somalia loogu adeegsado in carruurta ay basaas u noqdaan hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA. Warbixinta ayaa lagu xusay in sannooyin badan ay Carruurtaasi ahaayeen kuwo ay hub iyo tababar siiyeen Alshabaab, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 9, 5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada booliska Somaliland, ayaa xabsiga dhigay gaadhi uu leeyahay xildhibaan katirsan golaha deegaanka Hargeysa, kaas tuhun dartii loo xidhay. Sida ay sheegayaan xogo uu wargeyska Hubaal ka helay xabisaadda ciidamada ammaanku kula kaceen gaadhiga xildhibaanka, waxa baabuurka looga shakiyey inuu qayb ka qaatay babaallo ka dhan ah diiwaangelinta codbixiyayaasha magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 9,5,2016 (QJ/SDN) – Xarunta talista ciidanka ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa ka dhacay qarax sababay qasaaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac gaari nooca raaxadda ayaa loo adeegsaday qaraxa kaasi oo lagu dhuftay albaabka hore ee xarunta fiisho-Taraafico ee degamada Cabdi-caziiz. Sida la soo wariyay inta la ogyahay 5 ruux ayaa ku dhimatay oo u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi, 9,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaa magalada Muqdisho xarunta dalka Somalia la gaadhsiiyay qayb kamid ah qalabka lagula socda hawada Somalia, kaasi oo laga soo qaaday dalka Kenya gaar ahaan Nairobi, waxaana la filayaa in maanta [Isniinta 9 May 2016] lagu wareejiyo wasaaradda gaadiidka. Danjiraha Somalia ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa tilmaamay in arrintan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »