Home » 2:11 am Entries posted on “May, 2016”

Ciidamada Ammaanka Jubaland oo Fashiliyey Qarax Miino

Kismaayo 11,May  2016 (SDN/QJ):- Laamaha amaanka maamulka jubaland ayaa sheegay in ay Shalay galab fashiliyeen Qarax la doonayey in lagu bartil maaysado goob ay joogeen dad badan oo shacab ah.   Goobta lagu fashiliyay qaraxan ayaa loo yaqaan Kuumadaha oo horay u aheyd Warshadii Galeyda ee Magaalada Kismaayo.   Ciidamada maamulka jubaland ayaa sheegay marka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Somalia Oo Xilkii Kala Wareegay Guddoomiyihii Hore

Muqdisho 10,May 2016 (SDN/QJ): -Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya Dr. Ibraahim Iidle Suleyman, ayaa xilkii kala wareegayay guddoomiyihii hore ee Maxkamada sare Mudane Caydiid Ilka-xanaf. Xaflada xilka kula kala wareegayeen masuuliyiintan ayaa waxa lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare, waxaana ka soo qaybgalay Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- “Ummadda Reer Somaliland Soo dhaweyntii Jabuuti Ee Madaxweynaha aad ayay uga Xumaadeen’’ Ex-Wasiir Cabdillaahi Geeljire

Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Jaamac Geeljire ayaa noqday siyaasigii ugu horreeyay ee Somaliland kaasi oo ka hadla soo dhaweyntii meeqaamkeedu hooseeyay ee lagu qaabilay Madaxweynaha Somaliland caleemo saarkii madaxwetne Geelle ee dalka Jabuuti.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Philippine Oo Dooratay Madaxweyne Cusub

Davao, 10,5,2016  (QJ/SDN) – Rodrigo Duterte duqa magaalada Davao ee koonfurta Philippine ayaa lagu wadaa inuu noqdo madaxweynaha dalkaasi, kadib markii uu helay codadka ugu badan ee doorashadii shalay dhacday. Rodrigo, wuxuu helay ku dhawaad 6 malyuun oo cod, oo ka badan codadka ninka isaga ku soo dhow oo ah, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirkadda Facebook Oo Iska Fogeysay Eedo Loo Jeediyay

Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Shirkadda Facebook ayaa iska difaacday eedo loo soo jeediyay oo ahaa in ay qariso qoraallada taageersan siyaasadaha muxaafidka ah. Warbixin uu daabacay bogga internet-ka ee baahiya wararka tiknoolajiyadda, Gizmodo, ayaa sheegtay in shaqaalaha shirkadda ee u xil saaran qoraallada lagu baahiyo Facebook oo ay adeegsadaan 1.6 bilyan oo qof ay inta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo Bilawday Qorista Shaqaale Soomaali ah oo Loo Dirayo Sacuudiga

Muqdisho, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabashada diiwaan gelinta shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Boqortooyada Sucuudiga. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in shirkado Soomaaliyeed loo fasaxay billaabista diyaarintii shaqaalaha loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shil Aad U Fool Xun Oo Ay 70 Qof Ku Dhinteen Oo Afganistan Ka Dhacay

Kabul,10.May 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 72 qof ayaa ku dhintay kuwo kalena waa ku dhaawacmeen shil fool xun oo ka dhacay wadanka Afganistaan,waxaana shilkani ka dhashay laba bas iyo booyad isku dhacay. Shilka ayaa yimid sida goobjoogayaal ku warameen kadib markii mid kamid ah Basaska rakaabka siday uu damcay in uu dhaafo baska kale, waxaana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Golaha Wakiilada Oo Mooshin Ka Keenaya Heshiiska Dekedda Berbera

Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Qabille oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in uu golahaasi hor yaallo mooshin ka dhan ah heshiiska ay xukuumadda Somaliland la gashay dalka Imaaraadka ee ku aadan dekedda Berbera.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Meydadkii Dadkii Ku Dhintay Badda Mediterranean-ka oo Xeebaha Greece Kusoo Caariyay

Athans, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Meydadka qaxooti badan oo tahriibeyaal ah oo dhawaan ku dhintay badda Mediterranean-ka ayaa kusoo caariyay xeebaha Greece. Arintaas ayaa walaac xooggan ku abuurtay dawlada iyo shacabka dalkaasi Greece. Greece ayaa wuxuu ka mid yahay dalalka ay sii maraan tahriibeyaashu marka ay kusii jeedaan qeybaha kale ee Yurub. Dad badan oo meydadkoodu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al-Shabaab Oo Fashilisay Weerar Ay Ku Qaadeen Ciidamo Maraykan Ah

Muqdisho, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Xarakada Al-Shabaab, ayaa sheegay inay ka hor-tageen weerar ciidammo Mareykan ah oo watay diyaarado ay xalay doonayeen inay ku qaadaan deegaanka Toora-Toorow oo ka tirsan degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose. Warar ay Al-shabaab ku baahisay barahooda ayay ku sheegtay in illaa 10-askaro oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ay kasoo degeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »