Home » 4:45 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Xuska 25 Guurada Gooni-isku-taaga Somaliland oo ku beegan 18-ka Bishan May oo ay innaga Xigto Muddo 6 Maalmood ah, ayaa lagu Casuumayaa Dad badan oo ka kala socda Kililka Shanaad ee Itoobiya, Ismaamulka Soomaalida Kenya, Soomaaliya iyo Jabuuti, si ay goob-joog uga noqdaan Debbaal-degga Xuska 18-ka May. Sida uu Warbaahinta u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Sacad Cali Shire oo isagu Doraad magaalada dubai ku saxeexay heshiis maalgashi ee dhex maray Somaliland iyo Imaaraadka Carabta, oo dalka ku soo laabtay ayaa warbaahinta uga waramay heshiiskani, waxaanu sheegay in heshiiskan la horgeyn doono golaha wasiirada iyo golaha wakiiada. Wasiir Sacad ayaa hadalkiisa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka tirsan Ciidanka Bilayska Ka hawlgala Dawlada Hoose ee Hargeysa iyo Dadka danyarta ah ee Bacad yaalka ah ee ku ganacsada hareeraha Jidka Halbawlaha badhtamaha Magaalada Hargeysa ayaa gacmaha iskula tagay Shalay kadib markii ay ciidankaasi ula dhaqmeen Qaab Anshaxa askarinimada ka baxsan. Wariye Wargeyska Foore ka tirsan oo dhacdadan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland loogu diyaar garoobayaa Xuska 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay dib u soo celinta Xornimadii foof halawday 1960kii. Hadaba Shabakada Qurbejoog ayaa halkan idiinku soo Gudbinaysa Barnaamijyo Gaar ah oo ay ku milicsanayso Sooyaalkii Taariikheed ee Somaliland soo Martay. Waxaa Isku soo Duba riday Maxamed […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 11,May 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda gaadiidka iyo duuliska hawada Soomaaliya ayaa qalab lagu maamulo cimilada dhanka duulimaadka waxaa ay kala wareegtay Urur goboleedka IGAD. Munaasabada qalabkaasi lagula wareegayey ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada, wasiir ku xigeenka wasaaradaasi, maareyahaya hey’ada duulista iyo saadaasha hawada, masuuliyiin ka socotay urur gobeleedka IGAD […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama 11,May 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan gudida abaaraha iyo taakulaynta ee Gobolada Awdal iyo Salal ayaa u sameeyay Beeralayda Gobolkaas in loo qodo beeraha .
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 11,May 2016 (SDN/QJ):- La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca arrimaha dhaqaalaha Axmed Xasan Carwo ayaa sheegay in diiwaangelintu tahay xaqqa uu muwaadinku uu u leeyahay inuu talada dalka wax ku yeesho. Ahmed Xasan Arwo waxa uu sidaa ku sheegay muuqaal Daawasho ah oo uu soo saaray isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska Diiwaangelintu waa xaqqa muwaadinku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Shabeelaha dhexe 11,May 2016 (SDN/QJ):- Dadka beeralayda ah ee ka faa’iidaysan jiray biyaha Wabiga ee gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa bilaabay inay isaga cararaan beerahooda iyo dhulka joogiisu hooseeyo kadib markii fatahaadii ugu horaysa wabigu uu gaystay xiligan. Madaxda dawlada federalka Soomaaliya gaar ahaana waaxda ka horta abaaraha iyo masiibooyinka dabiiciga ah ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 11,May 2016 (SDN/QJ):- Sarkaal sare oo kamid ah Poliska dalka Ingiriiska ayaa raalli galin ka bixiyay isticmaalka kalmadda “ Allaahu Akbar” xilli ay samaynayeen dhoolla tus kusaabsan la dagaallanka argagixisada. Dhoolla-tusankan waxaa lagu daawaday nin iska dhigaya qof miinaysan oo doonaya inuu qarxiyo waxyaabihii ku xirnaa, mid kamid ah suuqyada mashquulka badan ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Shabeellada hoose 11,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay ciidamo Ameerikaan ah isku fara sareen deegaanka loo yaqaan Tooratooroow ee gobolka Shabeellada hoose. Kooxda ayaa warbaahintooda ku sheegay inay iska caabbiyeen weerar cirka ah oo ay soo qaadeen ciidamo Maraykan ah oo wata diyaaradaha qumaatiga u kaca balse ay iska caabbiyeen oo cashar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »