Home » 12:58 pm
Entries posted on “May, 2016”
BARNAAMIJKA BARO OO KU DAYO MUWAADINIINTA DANTA GUUD WAX WEYN KA SOO QABTAY EE KU DAYASHADA MUDAN. Tel: 0634428572 / 0659700840 Email:kudayo2016@gmail.com MA RABTAA IN AAD KA MID NOQOTO 100-KA MUWAADIN EE HALYEEYAD AH EE DANTA GUUD WAX WEYN KA QABTAY, EE NASIIBKA U HELAY IN LAGU QORO “DIWAANKA BAALKA DAHABKA AH EE HALYEEYADA REER […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa, 11,5,2016 (QJ/SDN – Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi [Barbaraawi] oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay booqashadii suxufiga lagu magacaabo Anderson Cooper oo dhawaan soo gaadhay magaalada Hargeysa. Aderson Cooper ayaa ah nin la qabo [Gay] isla markaana faafiya fikradda Liwaadka ama waxa loo yaqaanno “Gay Marriage”.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood, 11,5,2016 (QJ/SDN) – Suuqyada hilibka ee magaalada Laascaanood ayaa xiran kadib markii kawaanleyda magaaladaasi ay shaqo joojin sameeyeen. Arintaa ayaa waxay ka dambeysay sicir barar la sheegay inuu magaaladaa iyo magaalooyin kale oo Soomaaliya ah uu ka dhacay. Sicir bararkaas ayaa waxaa uu sidoo kale saameeyay saylada xoolaha nool lagu kala iibsado ee Laascaanood. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 11,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka digtay in xilliga kala guurka la boobo hantida Qaranka, iyadoo daba-yaaqada sannadkan la filayo inay dalka ka dhacdo doorasho lagu soo xulnayo baarlamaan iyo madaxweyne cusub. RW ku xigeenka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa hadal uu ka jeediyay xaflad ay xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiyihii hore ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 11,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa ka hadlay nin suxufi ah oo u ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah oo todobaadkii ina dhaafay dalka lagu soo dhaweeyey isla markaan kulamo la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta dawladda oo ilaa heer madaxtooyo gaadhsiisan. Masuuliyiinta Wasaaradda diinta awqaafta ayaa soo jeediyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Indian Prime Minister Narendra Modi’s comparison of southern Kerala state with Somalia has angered politicians and social media users. Mr Modi on Sunday said at an election rally that the “infant mortality rate among the scheduled tribe community in Kerala is worse than Somalia”. Twitter users have responded with hashtag #PoMoneModi (Go Off Modi) and […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa, 11 May, 2016 (SDN/QJ):-Maareeyaha Dekeda Berbera Inj Cali Maxamed Cumar (Xoor-Xoor) ayaa si faahfaahsan uga waramay ahmiyada heshiiskani u leeyahay Somaliland iyo sida loo fulinayo iyo waliba qaabka uu u saamaynayo heshiiskani shaqaalaha Somaliland u dhashay ee hadda ka hawlgala dekeda. Maareeyuhu wuxuu arrimahan kaga hadlay wareysi uu la yeeshay wariyaha idaacada BBC-da, laanteeda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood, 11 May, 2016-(SDN/QJ): – Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa Shalay Sameeyay Isku soo bax Ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Sicir barar ku yimid Maceeshadda, kaasi oo la sheegay inay sababtay Lacagta Shilin Soomaaliga ee Gobolka Sool ka soo gasha dhanka Puntland. Mudaharaadkan oo la sheegay inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE ku eedeeyay inay Dadweynaha ka iibsanayaan Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashada, markii la joojiyey Codeyntii dhowrka jeer lagu noqnoqonayey. Faysal Cali Waraabe oo Wareysi siinayey Telefiishanka Universal, ayaa sheegay in Doorashada soo socota ay ku soo korodhay wax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Gudiga qabanqaabada 18 May ayaa Kormeeray Taliska Birjeex si ay indhahooda ugu soo arkaan heerka diyaargarowga Ciidamada
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »