Home » 11:33 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Kadib markii ay dhawaan soo shaac baxday in xukuumadda Somaliland marti-qaad u fidisay Madaxweynayaashii hore ee Maamul Goboleedka Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Sh. Shariif Sheekh Axmed oo ay ku casuumeen Xuska sannad-guurada 18-ka May ee dhawaan looga dabbaal degi doono dalka oo dhan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani ayaa lagu soo waramayaa in uu account ama xisaab u gaar ah ku shubtay lacag dhan $21,000, taasoo qayb ka ahayd lacaga dhan in ka badan Konton Kon Oo Dollar oo ay xukuumadda Somaliland ugu talo gashay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Kadib Markii xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday in ay heshiis maal-geshi ah la gashay kambaniga DP World oo dib u dhis iyo casriyey sida ay sheegtay ku samayn doona Marsada Caalamiga ah ee Berbera waxa durba soo baxaya xogo tibaaxaya in xukuumaddu wakhti hore diyaarisay qaabka ay u wajahayso Golaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama,13 May 2016 (SDN/QJ):- Rayul Caamka Somaliland ayaa Saluug xun ka muujiyey habkii baratakool ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay kaga qayb galeen Caleemo saarkii Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Iyadoo Madaxweyne Siilaanyo la fadhiisiyey Goobtii ay ku Sugnaayeen Madaxda Maamul Goboleedyada Somalia iyo Hogaanada dhaqanka sida Salaadiinta,Ugaasyada,Boqorada iyo Wixii la mid ah. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Warar hor leh oo soo baxaya ayaa iftiimiyay in Madaxtooyadda Somaliland diyaarisay inay Dekeda Berbera umagacawdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iy Awqaafka Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali,kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya inuu Gabi ahaanba ka soo horjeestay inuu saxeexo Heshiiskii Wareejinta Dekeda Berbera ee ay wada galeen Xukuumadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ku sugan Dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha Qiimaha Dekedda Berbera iyo maalgalinta Shirkadda DP World ay ku samaynayso iyo asbaabta Somaliland ugu dhiiratay inay gasho heshiiskan iyo waliba heshiiskani saamaynta uu ku yeelan karo dadka reer Somaliland ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 13,May 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda gobolka Saaxil ee degmada Berbera, ayaa Xukunno Xadhig iyo Ganaax lacageed ah ku ridday Gaadhi Booyad ah oo uu leeyahay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali iyo Darawalkii waday, kaasoo lagu qabtay Shixnad Khamri ah oo uu geliyey magaalada Berbera. Darawalka Waday Gaadhigan uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Saddex ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa ku ammaanay heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee toddobaadkan ka dhacay Caasimadda Imaaraadka ee Dubai. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac), oo ka hadlayey Shir-jaraa’id oo Mudaneyaashani ku qabteen Hargeysa, ayaa yidhi, “Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera waa guul […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa dib u soo Celisay Barnaamij Caan ah oo la Yidhaa Weji ku Macaash isla markaana ay ku bixiso dhaqaale buuran kaas oo gacanta loo geliyo Shakhsiyaad ay rabto inay Bulshada ka raaridaan arrimaha ay markaas danaynayso. Mawduuca Todobaadkan ayaa ahaa Sidii loo taageeri lahaa Heshiiskii ay Xukuumadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »