Home » 11:04 pm
Entries posted on “May, 2016”
Ankara, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Heshiiskii ay Midowga Yurub iyo Xukuumadda Turkiga dhawaan kala saxiixdeen ee ku saabsanaa hakinta qul-qulka Qoxootiga galaya Yurub ayaa burbur ku dhaw, kaddib markii Midowga Yurub uu shuruudo ku xireen codsigii Turkiga ee ahaa inay Muwaadiniinteedu Yurub galaan iyagoo aan wadan wax dal-ku-gal ama Viso ah. Ururka Midowga Yurub ayaa Xukuumadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay ku dhawaaqday Dowladda Kenya ee ay ku xirayso xeryaha Qoxootiga Dhadhaab iyo Kakuma uu sii krodhin karo amni-darrada iyo falalka Argagaxisada, Iyadoo Kenya ay sheegtay inay xeryahaas oo ay ku jiraan Soomaali fara badan dabayaaqada Sannadkaan lagu jiro ee 2016-ka. War-saxaafadeed ay soo Saartay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray [Aadan Siiro] ayaa ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, isagoona sheekhu sheegay in ay adagtahay in ay dadku ku kalsoonaadaan heshiiska ay xukuumaddu ka gashay dekedda Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah cuqaasha iyo salaadiinta gobolka Hargeysa ayaa taageeray heshiiskii dowladda Somaliland ay la saxeexatay Imaaraatka Carabta, iyagoona sheegay in ay dekedda Berbera tartan kula jirto dekedaha dhigeeda ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Maxamuud Nuur TARSAN, Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii caasimadda Muqdisho, ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalka Soomaaliya, isagoona tarsan sheegay in uu ka cabsi qabo in Soomaalinimaduba ay baaba’do. Halkan Hoose Ka Daawo Wareysi Xiiso Badan oo lala yeeshay Mudane TARSAN;
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa si kumeel gaadh ah looga mamnuucay qalintaanka iyo weliba cunitaanka Hilibka Geela iyo Lo’da, iyadoona arrintani lagu sababeeyay kaddib markii maamulka degmada Bebera ka war heleen neef geela oo aan caafimaad ahaan wanaagsanayn kaasi oo lagu qalay magaalada. Agaasimaha waaxda Arrimaha Bulshada ee Degmada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Taleex, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Roob dabaylo iyo Danab wata, ayaa Waxyeello xoog leh soo gaarsiiyey deegaanno kala duwan oo degmada Taleex ee gobolka Sool ka tirsan, taasoo dhimasho, dhaawac iyo mid hantiyeedba isugu jirta. Roobkan oo habeenimadii xalay ahayd maasheegey degmada Taleex ayaa waxay baabi’iyeen 40-guri iyo tiro aan la hubin oo ah Sandaqadaha Ganacsiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kapul, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon ayaa sheegtay in taliyihii ugu sarreeyey ee miltarigeeda, Mustafa Badreddine lagu dilay dalka Syria. Bayaan ay soo saartay kooxda Xizbullah, oo laga aqriyey taleefishin ku yaalla dalka Lebanon ayaa lagu sheegay in Badreddine oo ahaa 55 jir lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ay fulisay Israel. Israel […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia iyo xildhibaanno ay Caqabad ku yihiin Anisxinta iyo Meel-marinta heshiisyadii ay Garoowe ku kala saxiixdeen Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Puntland ayaa sheegtay inaan wax laga bedeli karin Heshiiskii Garowe ee Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »