Home » 11:41 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargeysa,14,5,2016 (QJ/SDN) – Cabdiraxmaan Boore, ayaa qoraal uu baahiyay wuxuu si aan toos ahayn ugu cadeeyay doorka uu ku lahaa heshiiska dekedda Berbera ee Imaaraadka Carabta, isagoo siyaasiyiinta Somaliland ee heshiiska diidana u soo diray farriin. Dawladda Somaliland ayaa hore u sheegtay inaanu Cabdiraxmaan Boore wax lug ah ku lahayn heshiiska dhex maray Imaaraadka Carabta iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Haregysa, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay dooda ka dhalatay qaabkii ay dawladda Djibouti u qaabishay Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu khaladka koowaad saaray dadkii la socday Madaxweyne Siilaanyo oo uu tilmaamay inaanay waxba ka fahansanayn baratakoolka dawladaha. Md. Buubaa, wuxuu sheegay in qaabka looga hadlay soo dhawayntii Djibouti loogu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sheffield14May16(QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng;Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii Hore arimaha Dibada Somaliland Marwo Adna Adan iyo Xubnaha Jaaliyada Somaliland ee Ictraaf Raadinta Somaliland ayaa kulan balaran ku yeshay Sheffield town hall conference kulankii oo laga hadlay xidhidhka Somaliland iyo sidii aqoonsi loo gaadhsiin laha waxa goobta hadalo qiimo leh ka soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
A free school providing education to the children of nomadic families has been established in Adsaran village, 70 km south of Badhan district, Sanag region. The school, housed in a tent, was opened two months ago and is the first school in this location. Twenty children attend classes daily in two shifts to enable pupils […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa maanta khudbaddii jimcaha kaga hadlay shilalka gaadiidka oo baryahan danbe kusoo badanayay Somaliland. Sheekhu waxa uu is dul taagay masuuliyadda ay leedahay darawal-nimadu, isagoona sheekhu khudbaddiisa ku daray waxay diinta islaamku ka qabto qofka gaadiidka […]
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Raysal Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa ku tilmaamay Gobolka Kerala inuu ka liito dalka Soomaaliya marka ay timaado dhimashada caruurta yar yar hadalkaas oo ka caraysiiyey dadweynaha Gobolkaas oo iyagu muujiyey sida ay uga xunyihiin in la barbar dhigo dalka dagaalada sukeeye la degeen ee Geeska Afrika. Cadhada ka dhalatay hadalka Mr. Modi […]
Posted in wareysiyo | Read More »
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad dhawr iyo toban maalmood ayaa waxa xabsi kuyaalla magaalada Hargeysa ku jira sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sunne) oo ka mid ah culimada Somaliland. Xukuumadda Somaliland ayaan si faahfaahsan uga hadal waxyaabaha uu ku xidhan yahay ama ay ku soo qabteen Sheekh Aadan Sunne oo ay khudbadihiisa ku xidhan yihiin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kampala, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Uganda, Yoweri K. Museveni ayaa maanta kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Uganda ee Entebbe, iyagoo kaga hadleen qodobo dhawr ah oo ay ka mid tahay dib u dhiska ciidamada Soomaaliya. Kulanka ayaa qodobbada looga hadlay, waxaa ka mid ahaa is-kaashiga dhinaca Millateriga labada waddan, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Cuqaasha waxgaradka iyo dhalinyarada beesha biya-maal magaaalada Hargeysa ayaa shir jaraa’id oo ay maanta saxaafada ugu qabteen magaalada Hargeysa waxaa ay bayaan ka soo saaray xasuuqii shabeelaha hoose. Waxaana Bayaankaa Warbaahinta U Akhriyay Cheif Caaqilka Guud ee beesha Biya Maal ee Magaalada Hargeysa Maxamad Maxamuud Ibraahin.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah xubnaha u ololeeya la dagaalanka qabyaalada ayaa ka hadlay dedaalka ay rubuc qarnigii tagay sameeyeen shacabka Somaliland. Cabdikariim Axmed Mooge oo qoraal uu ku baahiyey bartiisa xidhiidhka bulshada ee Facebook kaga hadlay arimahaasi iyo kuwo kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »