Home » 3:33 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Hogaanka Sare ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Shacabka Somaliland ugu baaqay inay Si Mug leh uga qayb qaataan Xuska Munaasibada qaran ee 18 May isla markaana ay Muujiyaan dareenkooda ku aadan aqoonsi raadinta Jamhuuriyadda Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 15.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha deegaanka Magaaladda Burco, ayaa sheegay in heshiiska xukuumadda Somaliland la gashay shirkadda Imaaraadka carabta laga leeyahay ee DP world ee casriyaynaysa dekadda Berbera ay tahay mashruucii ugu weynaa ee naruuro geliyay bulsho weynta Somaliland. Xildhibaan Mubaarig Bidhi, waxa uu sheegay in mashruuca […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Guud ahaan Gobolada Somaliland waxaa ka socda u diyaar garow Xoogan oo ku Wajahan Xuska Munaasibada qaran ee 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax bannaanideedii, Magaalada Hargaysa ayaa ka mid ah Magaalooyinka sida weyn looga diyaar garoobay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara 15.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa qarka u saaran inuu gebi ahaan burburo heshiiskii Midowga Yurub iyo dowlada Turkiga ee la xariiray arrimaha qaxootiga, kadib markii ay EU-da shuruudo ku xireen codsigii dowlada Turkiga oo ahayd in muwaadiniinteeda ay VISUM la’aan ku geli karaan dalalka Yurub Midowga Yurub ayaa shuruudo gaaraya illaa 72 qodob ku xiray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiir hore Cali Ibraahim Maxamed [Sanyare] ahna guddoomiyaha Guddida Mashruuca Waddada Cad ee Hargeysa illaa Ina-Guuxaa ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la qaban doonno shirka Maalgashiga magaalo Xuduudeedka Ina-Guuxaa. Cali Sanyare waxa uu sheegay in magaalada Ina-Guuxaa oo ah magaalo xuduudeed muhiim u ah dhanka ganacsiga ee waddamada Somaliland iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Al-shabaab ayaa markii u horreysay ka hadashay go’aanka Xukuumadda Kenya ku xidhayso Xerada Qoxootiga Dhadhaab, halkaasoo ay sheegtay in laga soo Abaabulo Weerarrada laga geysto Kenya, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay in Xeryaha Dhadhaab aysan ka abaabulin weerarrada ay ka geysato Kenya. Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sh. Cali Maxamuud Raagge oo la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo weli ku sugan dalka Imaaraatka carabta ayaa faahfaain ka bixiyay heshiiskii ay dekedda Berbera, isagoona madaxweynuhu khudbad uu warqad ka akhrinaayay arrintaasi kaga hadlay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,14,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxadiid Caddaani oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa iska fogeeyay lacago la sheegay in loogu talo galay xuska 18-may taasi oo qaar ka mid ah warbaahintu ay sheegeen in uu wasiirku musuqmaasuqay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,14 May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo aanay weli xukuumadda Somaliland bulshada si rasmi ah ugu soo bandhigin heshiiska hordhaca ah ee ay la gashay shirkadda DP world ee ku saabsan dekedda Berbera, ayaa haddana waxa iska soo daba dhacaya arrimo kala duwan oo ku saabsan heshiiskaas. Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »