Home » 5:58 pm
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii balaadhnaa ee uu Hogaaminayay ee Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa Galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 15.May 2016 (SDN/QJ):- The Ethiopian Maritime Affairs Authority (EMAA) has welcomed the news that the Dubai-based giant port operator, DP World, has inked a USD 442 million deal to develop Berber Port in partnership with the Somaliland government. The agreement is non-binding but sets the basic terms for the investment that includes investing […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Bayaan ay si Wadajir ah u soo saareen; Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD, Mareykanka, Itoobiya, Sweden, Talyaaniga iyo Itoobiya, ayaa walaac looga muujiyay Meel-marin la’aanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Hannaanka Doorashada dalka ka dhici doonta sanadkan lagu jiro 2016-ka, kasoo uu RW Sharma’arke u gudbiyay baarlamaanka 30-kii Abriil. Beesha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Hargaysa gaar ahaana xaafada Cabaaye waxa maanta lagu arkay dad saanta ama maqaarka iyo xubno kale ka goosanaya Waraabe saaka meesha lagu arkay isagoo yaalla kaas oo sida dadka xaafadu sheegeen ay dileen caruurta xaafadu kadib markii uu waagu ugu barayay isagoon ku laaban duurkii uu kasoo qadhaabsiga doontay. HORN […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xilalkii ka qaaday taliyihii Ciidanka Booliska Puntland Cadirisaaq Maxamuud Yuusuf Af-guduud iyo Taliyihii ciidanka Birmadka Cismaan Xasan Cuuke . Waxaana Taliyaha Booliska si kumeel-gaadh ah loogu magacaabay Cabdulqaadir Faarax Shire oo ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska. lama Sheegin sababta xilka looga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xingalool, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan bariga gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo loogu magic-daray Woqooyi-Bari Soomaaliya. Maamul goboleedkan ayaa la sheegay in ay ka danbeysay kaddib shirar muddooyinkii ugu danbeeyay deegaannadaasi uga socday dadka deegaanka, iyadoona maamulkaasi isla maantaba loo doortay madaxweyne. Waxaana wararkii ugu danbeeyay ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud – ayaa Baarlamaanka Federaalka Somalia, ugu baaqay, in iyadoo la eegayo xilliga yar ee harsan loo baahan yahay in la fududeeyo meel-marinta hannaanka dooranshada Sannadkaan lagu jiro ka dhici doonta dalka. Xasan Sheekh, ayaa hadalkaan ka jeediyay kulan gaar ah oo uu maanta ka dhacay Guddiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay guryahooda iyo meheradahooda ku qurxiyaan calanka astaanka u ah Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,15,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Itoobiya ayaa soo dhawaysay heshiiska dekedda Berbera ee dhex maray dawladda Somaliland iyo shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta. Haya’dda dawladda Itoobiya u qaabilsan arrimaha dekedaha ee EMAA ayaa sheegtay in heshiiskaasi muujinayo inuu fursad u yahay dadka shixnadaha kala duwan kala soo dega dekedda Berbera ee Somaliland. Agaasimaha hay’adda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi,15,5,2016 (QJ/SDN) – Maamulka Duullimaadka Diyaaradaha Maraykanka (US Federal Aviation Administration (FAA) ayaa dabada ka riixaya sidii ay Ururka Caalamiga ee Duullimaadyadda Rayidka “The International Civil Aviation Organisation (ICAO) ugu dhawaaqi lahaayeen inaanay ammaan ahayn Hawada Sare ee Kenya, loona aqoonsado inaanay ammaan u ahayn inay Diyaaraduhu ku degaan Garoomadda Kenya ama dul maraan Hawadda dalkaasi. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »