Home » 11:45 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 16.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,16 May 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan idiinku […]

Hargeysa, 16 May, 2016-(SDN/QJ) :– Tan iyo markii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo uu heshiiska la galay madaxda shirkadda Dubai Ports World si ay u maamulaan dekedda Istraatijiga ah ee Berbera, taasi oo ay Somaliland ku baddalanayso maalgashi ballaadhan. Arintaasi dad badan ayaa ka qayliyay, dawladda Somaliland-na waxay ku mashquulsanayd maalmahan inay shacabka dajiso. Haddaba si aad […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai, 16 May, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa hadal uu u jeediyey dadka reer Somaliland ee ku dhaqan Dubai ayaa ka warramay saamiga Somaliland ku yeelanayso heshiiska maalgashi ee dhexmaray Somaliland iyo Shirkadda DP World iyo waliba sida loo maamuli doono lacagta shan iyo tobanka milyan ee dollar ah ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 16 May, 2016-(SDN/QJ) :– Ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa sameeyay dhoola-tus Qaran oo ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta la soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee 18-Ka May oo Maalmo kooban ka hadhsan yihiin. Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa gaardis ku maray xarunta guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee Hargeysa, kuwaasi oo diyaar garow […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 16 May, 2016-(SDN/QJ) :–Roobabkii ugu dambeeyay ee Ka da’ay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa gabi ahaanba burburiyay jidadka halbawlaha ee Badhtamaha Suuqyada dhex mara,waxa sidoo kale xidhma wakhtiga Roobku uu da’o, jidadka oo ay biyo Xooglihi ka soo rogmadaan,waxaanay Magaaladda Hargeysi Qarka u saaran Tahay inay Dooxyo ka dhex dilaacaan. Daadad Xoogleh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 16 May, 2016-(SDN/QJ) :– Qaar ka mid ah Wasiiradda ka soo jeeda Deegaanka Bariga,Galbeedka iyo Koonfurta Hargeysa Iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Maalintii Khamiistii Kormeer Culus ugu baxay Goobaha ay ka socoto Diwaangalinta Kaadhka Codbixinta ee Magaaladda Hargeysa,iyagoo goob kasta oo ay soo mareen ka jeediyay Hadalo dhiirigalin leh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cap town , 16 May, 2016-(SDN/QJ) :–Mudadii bilaha ahayd ee u dambaysay labo ka mid ah hogaamiyayaasha siyaasadda ee caalamka ka dhaliyey muranka faraha badan oo kala ah Donald Trump iyo Jacob Zuma ayaa la kulmay cadaadis badan oo kaga yimid wararka iyo warbixinaha ay saxaafadda caalamku ka tebinaysay ama ka baahinaysay labadaasi siyaasi. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa, 16 May, 2016-(SDN/QJ) :–Kontonkii sanadood ee u dambaysay Qaaradda Afrika waxaa ka khasaaray oo si sharcidarro ah looga lunsaday adduun dhaqaale oo gaadhaya 1000 Bilion oo Doolarka Maraykanka ah taasoo u dhiganta sanadkiiba 50 Milion oo Doolar, waxana dhaqaalahani u dhigmaa taageerooyinkii ay qaaraddu dibada ka heshay mudadaa lafteeda. Iyadoo dhaqaalaha la lunsaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »