Home » 2:17 pm
Entries posted on “May, 2016”
The Chairman of the Kulmiye Central Committee, Jama Shabeel, is light skinned and probably has racist mentality. He recently branded the Kikuyu people as savage people who once believed that their “ agricultural lands “ would be physically transferred to U.K if they enter an agreement with the British Colony . Mr Shabeel was honestly […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa, 16,5,2016 (QJ.SDN) – Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland gaar ahaan guddida daba-galka hantida qaranka ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire iyadoona ka wada hadlay heshiiskii dekedda Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bariire, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka Kumaandooska Somalia, AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah, ayaa saakay weerar qorsheysan ku beegsaday deegaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howl-galkan, ayaa waxaa ka qayb qaadanayay Diyaarado kuwa Qummaatiga u kaca ah ee Helicopters-ka, waxaana dagaal muddo socday uu dhexmaray Al-shabaab iyo ciidamadan huwanta ah, iyadoo la sheegay in Al-shabaab Bariirre […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxada xiddigaha geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaaladda Hargaysa ayaa sida uu Sharci hoosaadka u yaalaa uu dhigayo labadii sanaba doorata maamul mudo laba sanadood ah hogaamiya kooxda, sidaa daraadeed shir ka qabsoomay xarunta kooxda xidigaha geeska ee magaaladda haragaya islamarkaana ay kasoo qeyb galeen 22 xubnood oo ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Saddex bilood ka hor ayaa Subira Sudi Mwangole iyo 25 kale oo dabley Kenyan ah oo horay uga tirsanaan jiray Alshabaab ay isu soo dhiibeen booliska Kenya, waa sida laga soo xigtay wargeysta The Standard ee kasoo baxa Kenya. Waxaa la sheegay in ninkaas uu ku biiray Alshabaab sanadkii 2008 isla […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Somalia waxay lacag adag ku bixisaa ka Ganacsiga qaadka oo uga yimaada dalka Kenya, si ay Qaadka uga soo iibsato ayay ku bixisaa lacag kaash ah; waxaana ka faa’iideysto dal kale oo il-dhaqaale ay u tahay lacagtaas. Waa dhibaatadda ugu weyn ee xagal-daacisay kobaca dhaqaalaha dalka waana taas sababta dadka ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maanta oo Axad ah dib u billowday duullimadyadii ay ku imaan jirtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii ay hakad galeen horraantii bishii Feberaayo ee Sannadkan. Maanta ayay diyaarada Turkish Airlines kasoo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Rakaabkii u Horreeyay tan iyo markii ay duulimaadyada joojisay, iyadoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
ILLAAHAY Ma ogolla in uu qofku caasiyo wakhtiga uu faraxsanyahay, sidoo kalena ILLAAHAY ma fasixin in la caasiyo wakhtiga qofku uu murugaysanyahay Hargeysa, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi [Barbaraawi] oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland uga digay in maalinta 18-May la sameeyo macaasi iyo dunuub kuwaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qeybta 47aad ee taxanaha qormada Dharaaro Xusuustood Haregeysa, 17,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah shaqsiyaadkii doorka weyn ka qaatay nabadaynta iyo dib-u-heshiisiinta bulshada Somaliland oo toddobaadkan u dabaaldegaysa sannad-guurada 25aad ee maalinta qarannimada iyo dib ula soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay hab maamuuskii weftiga madaxweynaha ee Jabuuti, ganacsade Boore iyo saamaynta uu ku lahaa heshiiskii Dubai, in xukuumaddu ku casuuntay Sh. Shariif iyo Faroole xuska 18may iyo qodobo kale. War saxaafadeed amuurtaa iyo soo laabashadii Madaxweynaha iyo soo dhawayntiisii ka hadlaya oo madaxtooyadu soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »