Home » 6:45 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Heshiiska ay Xukuumada Somaliland la saxeexatay shirka DP World 09/05/2016 ee ku saabsan Dekada Berbera, waxaa markiiba ka hadlay oo sharci-daro ku tilmaamay qaar ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada oo ka soo jeeda Xisbiyada Mucaaridka. Marka ugu horaysa in Xukuumadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Warar hor dhac ayaa shaaca ka qaaday in Dawlada Ismaaciil Cumar Geelle ee Djabouti ay Somaliland Ergo ahaan ugu soo dirtay Wafti uu hogaaminayo Mulkiilaha Shirkada Internetka ee SOMCABLE,Ganacsade Maxamed Awsiciid Geedi,waxaana la sheegay in Waftigaasi ay Dawlada Jabuuti u soo dhiibtay arimo badan oo iskugu jira Kuwo siyaasadeed iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Dawladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in aanay suurto-gal ahayn in Somaliland ku sii waarto Nabadda iyo horumarka ka hano-qaaday, inta Colaaduhu ka taagan yihiin Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya, waxay sheegtay inaan la saadaalin karin waxa Mustaqbalka Soomaaliya ku dambeyn doono, Maaddaama oo Somaliland oo Dawladda Xamar dooneyso inay Nabadgalyo u horseeddo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Ururka Sama-falka Nasri Foundation oo ay dhawaan aasaaseen dhalinyaro Mutadawiciin ah oo reer Hargeysa ah ayaa soo jiitay Indhaha Bulshada kadib markii ay ururkani hawlo iskaa wax-u qabso ah ku daryeeleen Jidka Isku Xidha Suuqa Dhexe ee Hargeysa iyo Degmada Maxamuud Haybe kaasoo dhaawacyo culusi soo gaadheen muddooyinkii dambe roobabkii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa soo dhaweeyay Heshiiska Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Caalamiga ah ee DP World ku wada gaadheen Maal-gelinta Dekedda Berbera. Mujaahid Kaahin oo Shalay Saxaafadda ugu warramay Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale ka hadlay Cambaareyn uu Toddobaadkii hore Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ee loo yaqaanno NISA ayaa howlgal ka sameeyay guri ku yaala degmada Hawl-wadaag, gaar ahaan xaafadda Nasrudiin ee Magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu diyaarinayay qaraxyo, ayaa gacanta ku dhigay Laptop-yo lagu diyaariyay qaraxyo iyo agabyo kale oo warqado iyo gaadhi uu ku jiray. Howl-galkan oo dhacay doraad, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London, 17 May, 2016-(SDN/QJ): –Orod yahanka caanka dunnida ka ah ee Mo Faarax oo sita Dhalashada Ingiriiska balse asal ahaan ka soo Jeeda Somaliland ayaa Shacabka Somaliland iyo Xukuumadaba Waxa uu ku Hanbalyeeyay 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii Somaliland Madax bannaanideeda kala soo noqotay Somalia 1991 Taas oo loo dabaal degi doono Maalinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 16 May, 2016-(SDN/QJ): –Fannaanka codka macaan ee Nimcaan Cabdiraxmaan Axmed (Hillaac) ayaa gaashaanka ku dhugtay maamulka cusub ee ay doorteen kooxda Xidigaha Geeska. Nimcaan Hillaac ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyey bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in shir weynaha ay kooxda Xidigaha Geesku xilka kaga qaadeen Laab-saalax uu ku arkay Facebook, balse […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Sidaan Wararka ku hayo Wasiir Caddaani Dhawr iyo Konton Sanno ayuu Qurbaha Joogay Mudadaas Wuxuu ahaa Bilaa Camal Waxaanu qaadan Jiray Lacagaha Caydha” Hargaysa 16,May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa ka falceliyey Dhaleecayn uga Timid Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani kadib Markii Wargayska Waaheen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa , 16,5,2016(QJ/SDN) – Xisbiga waddani ayaa masuuliyiintiisa u kala diray gobollada Somaliland si ay uga qayb-galaan maalinta 18-may oo guud ahaan Somaliland maalintaasi looga dabbaal dago kaddib markii ay Soomaaliya inteeda kale ka go’day.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »