Home » 10:54 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Kalfadhigii shalay ee Golaha Wakiilada ayaa waxa hedheedhay buuq iyo sawaxan, sababay in Xildhibaanada Golaha Wakiiladu ka xanaaqaan qaabka ay Xukuumaddu ula dhaqanto, gaar ahaan marka ay Xildhibaanadu wax uga baahdaan Wasaaraddaha iyo Madaarada dalka, waxayna sheegeen in aan lagu qadarin xilkooda iyo xaasanooda Xildhibaanimo, waxayna ku baaqeen in sida ugu dhakhsaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Guud ahaan gobolada Jamhuuriyadda Somaliland waxa Arbacada beri looga dabaal degayaa sannad guurada 25aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland oo magaalada Burco lagaga dhawaaqay shirweyne ay isugu yimaadeen Beelaha Somaliland 18 May 1991. Dib ula soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland, waxa ay ka dambaysay halgan qadhaadh oo Ururkii SNM oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Xubin ka mid ahaa Murashixiintii u Tartamay Doorashadii Madaxtinimo ee Jabuuti ka dhacday ee uu mar kale ku Guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo bandhigay Xog dahsoonayd oo ku saabsan Dagaal dhex mari doona Somaliland iyo Jabuuti. Murashaxani Wuxuu Sheegay inuu filayo in Maalmaha soo Socda ay Jabuuti iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guud ahaan Gobolada Somaliland waxaa ka socda u diyaar garow Xoogan oo ku Wajahan Xuska Munaasibada qaran ee 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda, Magaalada Laascaanod ayaa ka mid ah Magaalooyinka sida weyn looga diyaar garoobay iyadoo ay ka hadleen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xiingalool, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan bariga gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo loogu magac-daray Woqooyi-Bari Soomaaliya. Maamul goboleedkan ayaa la sheegay in ay ka danbeysay kaddib shirar muddooyinkii ugu danbeeyay deegaannadaasi uga socday dadka deegaanka, iyadoona maamulkaasi loo doortay madaxweyne. Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaan ilaa iminka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo jeediyay inaysan xilligan habboonayn in dib loo bilaabo wada hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cirro ayaa sheegay in dadka Somaliland ay u diyaar garoobayaan doorasho aysana suurtoobi Karin in bilaabo wada hadal. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa jawaab ka bixiyey wararka sheegaya in lacagta heshiiska xaqul qalinka ee Dekadda Berberi ay ka badnayd 15-milyan oo dollar, waxaanu wararkaas ku tilmaamay waxba kama jiraan, isaga oo sheegay in heshiiskaasi ahaa mid cad oo aan qarsoonayn. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada amaanka Somaliland ayaa sheegay inay hawlgal ay fuliyeen ku soo qabteen rag lagu tuhunsan yahay inay ka tirsanyihiin ururka Al shabaab ee ka dagaalama dalka Somalia. Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ay sheegen in hawlgalo ay ciidamada boolisku ka sameyeen afar goobood lagu guuleystay isla markaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka marag-kacay in Xukuumadda Siilaanyo dhibaato ka haysato dhinaca Tayada, isla markaana ololaha doorashada 2017-ka ka qabsoomi doonta dalka ku geli doonaan Buug lagu soo koobay Ballan-qaadyo dhinaca Tayada wax lagaga qaban doono. Muuse Biixi waxa uu sheegay in […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa markii u horreysay ka hadlay qaabkii loo maamuusay Madaxweynaha Somaliland ee xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti iyo hanjabaada Soomaaliya ee heshiiska Maalgashi ee xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda DP World.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »