Home » 11:21 am
Entries posted on “May, 2016”
Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa xuska 18ka May ka jeediyay khudbad dhinacyo badan leh,isagoo bulshada caalamka iyo daneeyayaasha Somalilandna fariin u diray. Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo oo dhmmaystiran Ugu horeyn, waxaan hambalyo iyo boggaadin balaadhan hawada u marinayaa dhammaan Shacbi-weynaha Somaliland meel ay joogaanba Xuska 25 Guurada Munaasibadda Qarannimada Somaliland ee 18-ka May. Rubuc qarni […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ottawa May 17,2013(SDN)-Waa barmaamijkii 3aad ee marmaamijyo sadex ah oo aan kaga hadlayno tahriibka. Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa doorka siyaasiyiintu ay ku leeyihiin tahriibka. Fadlan sii fidi
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxa laga dhex qotomiyay sameecado waawayn ama se cod-baahiyeyaal, kuwaasi oo lagu xidhay waddooyinka waawayn ee magaalada. Sameecadahani ayaa wax ka baxaaya heeso kuwaasi oo u badan waddani, iyadoona sameecaduhu ay yihiin kuwo aad u cod dheer. Sameecadahani ayaa la sheegay in maalinka barri ah oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17,May 2016 (SDN/QJ):- La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Citiraaf raadinta Sidoo kalena ah La Taliyihiisa Khaaska ah ee Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa Qoraal dheer ka sameeyay Talooyin uu isaga Iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ka Siiyeen dawlada Itoobiya C.laahi Yuusuf oo Madaxweyne noqda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (GM) – Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare ayaa shacabka gobolka u diray farriin ku aadan munaasibadda 18-May, isagoona ugu baaqay in amaanta ilaaliyaan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka hadlay heshiiskii dekedda Berbera iyo Qaabkii madaxweyne Siilaanyo loogu qaabilay Dalka Jabuuti.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sanca,17,5,2016 (QJ/SDN) – Dalka Yemen waxaa uu ka mid yahay dalalka aadka looga ruugo khaadka ama jaadka. Jaadka dalalka aad looga cuno ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah dalkeena Soomaaliya ayadoo eed ballaarani ay ka timaado cunidiisa oo uu caafimaadka iyo nolosha qoyska labadaba uu waxyeeleeyo. Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxaa haatan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Guud ahaan magaalooyinka Somaliland waxa si wayn looga diyaar garoobayaa xuska sannad guuradii 25’aad ee kasoo wareegtay markii ay Soomaaliya inteeda kale ka go’day 18-May sanadkii 1991kii. Magaalooyinka waawayn ee Hargeysa, Burco, Berbera, Boorama iyo Ceerigaaabo ayaana laga dareemayaa saxmadda diyaargarowga maalintan. Magaalada caasimada ah ee Hargeysa oo iyadu ka mid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baladweyne,17,5,2915 (QJ/SDN) – Culus oo u dhaxeeya labo malleeshiyo beeleed islamarkaana leysku Adeegsanayo hub kala duwan ayaa goor dhaw ka Qarxay Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Ilo wareedyo kala duwan oo aan la hadalnay, ayaa sheegay in Dagaalkan uu qarxay kaddib markii gaari nooca yar oo ay la socdeen maleeshiyaad rasaas ku furay dad ku sugnaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May oo Beri oo Arbaco ah ku beegan isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »