Home » 5:30 pm
Entries posted on “May, 2016”
Exactly 25 years ago, after a ferocious civil war, north-west Somalia broke away from the rest of the country and declared itself independent. A quarter of a century later, not a single country recognises Somaliland, but this territory of about 3.5 million people is arguably one of the more stable, democratic places in the Horn […]
Posted in news in English | Read More »
Laascaanood 18,May 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Golayaasha kale ee Qaranka ayaa Magaalada Laascaanood kaga qayb galay dabaal dega 25 Guurada ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gebilay 18.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Saaka Gobolada iyo Degmooyinka ay Somaliland ka Kooban tahay ka qabsoomay Xuska Munaasibada 18 May oo ah 25 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda 18 May 1991kii,Magaalada Gebilay ayaa ka mid ah Deegaamada Sida Muga leh looga Xusay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Isbarbar-dhig Ay Ku Sameysay Dawladaha Muqdisho Iyo Hargeysa Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):-Tifaftiraha qeybta Afrika ee idaacadda BBC-da, Mary Harper, ayaa warbixin dheer ka qortay 25 sanno guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadda madax-banaanida Somaliland oo maanta laga xusay dalka Jamhuuriyadda Somaliland. waxay ka sheekaysay qoddobada u hirgalay Somaliland rubuc-qarnigii ay ka madaxa banaanayd […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Saaka Gobolada iyo Degmooyinka ay Somaliland ka Kooban tahay ka qabsoomay Xuska Munaasibada 18 May oo ah 25 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda 18 May 1991kii. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shacabka Somaliland ee ku […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco,18,5,2016 (QJ/SDN) – Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu xusay maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan sannad-guuradii 25-aad ee ka soo Wareegtay maalintii Somaliland ku Dhawaaqday inay Somalia ka Go’day 18/5/191. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa maanta kala qaybgalay xuska sanad guuradda 25aad eek as oo wareegtay aasaaskii Somaliland. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascanood,18,5,2016 (QJ/SDN) – Dabaal-dagga Maalinta 18-ka May ayaa Laascaanood lagu qabtay Maanta, Waxaa ka Qayb-galay xubnaha ka tirsan Xukuumada, Baarlamaanka, Guurtida, Maamulka Gobolka, Degmada iyo dad kala duwan, iyadoo lagu soo bandhigay khudbado iyo Madadaalo kala duwan. Munaasibadda oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka waxaa hadalo kala duwan kasoo jeediyey Mas’uuliyiin kala duwan oo ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 18.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi, ayaa isaga iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayaa kala qaybgaleen shacabka reer Boorama ee xarunta Gobolka Awdal munaasibadda 25 guurada ka soo wareegtay maalinta dib-ula-soo noqoshada qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May 2016. Md. Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,18,5,2016 (QJ/SDN) – Odayaasha magaalada Xinaglool, wax-garadka, iyo culimada ayaa si wayn uga soo horjeestay maamul lagu magacaabay Woqooyi Bari Somalia oo dhawaan magaaladaasi lagaga dhawaaqay, iyadoona dadka magaaladu ay sheegeen in aanay garanahay cidda maamulka wadata iyo madaxweynaha la sheegay in la doortay oo isagu haatan ku sugan magaalada Nairobi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,18,5,2016 (QJ/SDN) – Guud ahaan Somaliland waxa maantalaga xusay maalinta 18-may oo ku beegan maalintii Somaliland ay ka go’day Somalia inteeda kale, waxaana munaasibadahaasi ka hadlay masuuliyiin dowladda ka tirsan oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo. Magaalada Hargeysa oo iyadu ka mid ah goobaha sida wayn looga xusay ayaa dadweynaha magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »