Home » 11:33 am Entries posted on “May, 2016”

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la qaatay Shakhsiyaad door Mug leh ku lahaa Aqoonsigii Golaha Deegaanka Sheffield ee Uk siiyey Somaliland DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa qasriga Madaxtooyada Waxa uu ku Qaabilay Xubno ka mid ah Dadkii ka soo Shaqeeyay aqoonsigii Golaha deegaanka ee Magaalada Sheffield ee dalka ingiriisku siiyeen Somaliland.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Booqasho ku Gaadhay Magaalada Taleex DAAWO

Taleex 20.May 2016 (SDN/QJ):- Wefti heer sare ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka kheyraadka Biyaha Engineer baashe Cali jaamac ayaa gaadhay Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo, waxana ay soo dhoweyn balaadhan kala kulmeen dadweynaha deegaankaasi.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Hadaanu nahay Xildhibaanada Kenya ka Yimi Waxay dawlada Somalia nooga Digtay Imaatinka Somaliland,Balse anaga ayaa Door bidnay inaanu Somaliland nimaadno” Xildhibaan Kenya ka Socda DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Kenya oo Salaasadii soo gadhay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumada Somalia ay uga Digtay inay tagaan somalilnd hasa yeeshee Wuxuu xusay inay iyagu door bideen Sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen Somaliland isla markaana ugala qayb qaadan lahaayeen Xuskii Munaasibadii 18 May.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fanaanka Codka Halaasiga leh ee Maxamed BK oo ka hadlay Asbaabta looga saaray Kooxdii uu ka Tirsanaa ee Xidigaha Geeska DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Koox Fanneedka Xidigaha Geeska ayaa Maalin Afaraadkii Qoraal ay soo Saareen Waxay ku Sheegeen inay Kooxda Dibada uga Saareen Fannaanka Maxamed Siciid BK. Hadaba Alfanaan Maxamed Siciid BK ayaa Markii U Horeysya Ka Hadlay Sababta Kooxda Xiddiga Geeska Ee Uu Ka Tirsanaa Looga saaray.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xidigaha Geeska iyo Heestii Rubuc Qarni iyo Ereyadii Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Nasashada Jimcaha DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Nasashada Jimcaha iyo Shabakada Qurbejoog oo idiin soo Gudbinaysa Hees Cusub oo ay ku Luuqaynayaan Kooxda Erayada: Boobe Yuusuf Ducaale Guryosamo Barwaaqiyo Gucle oradkii Dheeraa Libin waxaan ku goostiyo Guul iyo Dad Waa nagi

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kulan Dhex Maray Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid iyo Ururka Aqoon yahanka Jaamacadaha iyo Waxyaabaha uu daaranaa

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan is-xogwaraysi ah la yeeshay Ururka dhalinyarada aqoonyahanka jaamacadaha KAABE PUBLIC HEALTH,kadib markii ay marti-qaad u fidiyeen.   Kulan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu qabtay Huteelka KAAH EE Magaalada, isla markaana ay u-jeedadiisu ahayd is xogwaraysi xaaladaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boorama: Guddoomiyaha KULMIYE oo Booqasho Xusuus ah ku Tagay Dugsi uu ka Baxay ka baxay 46 sanno ka hor

Boorama 20.May 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho ay ku dheehan tahay xusuus iyo xiiso uu u qabo ku tagay dhismihii dugsigii sare ee Camuud oo hadda ah Jaamacadda Camuud, kaasi oo uu ka baxay muddo hadda laga joogo 46 sannadood. Guddoomiye Muuse Biixi oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jaaliyada Somaliland ee Sweden oo Dibad bax ugu Dabaal degay Xuska 18 May iyo Qodobo ay u Gudbiyeen Baarlamanka iyo Dawlada Sweden SAWIRO

Stockholm 20,May 2016 (SDN/QJ):- ayaa si balaadhan looga xusay 25-guurada ka soo wareegtay maalinta Somaliland la soo noqotay xornimadeeda. Dabaal degan ay isugu soo baxeen jaaliyadaha reer Somaliland ee Sweden ayaa isugu jiray, mudaharaad, shir iyo kulamo gaar gaar ah oo ay la yeesheen wasaarada arrimaha dibada Sweden iyo guddida arrimaha dibada u qaabilsan baarlamaanka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jabuuti Miyaynu Collownay Qalinkii Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog)

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Waxa maalmahanba aynu arkaynay dareen cadho leh oo ka muuqday shacabka reer Soomaaliland, kaas oo ka dhashay, siday sheegeen, hab-maamuus hooseeya oo uu kala kulmay Madaxweynahoodu xafladdii caleemo saarka ee Madaxweynaha Jabuuti oo lagu marti qaaday, iyadoo qaarkood is-xejin kari waayeen oo ay cabbireenba cadhadooda. Dadkaa waxa ka mid ahaa masuuliyiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Stadium Mogadishu: Dawladda China waxay mudan tahay inaan barinno ee maahan inaan amarno!

Muqdisho 20.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maalmahan danbe socday qorshe lagu doonayay in dawladda Soomaaliya kula soo wareegto garoonka cayaaraha ee Stadium Muqdisho oo muddo 25 sano ah bur bursanaa, sanadihii ugu danbeeyayna hoyi u ahayd ciidamada nabad ilaalinta Africa ee Muqdisho ku sugan.   Haddaba wafdi ballaaran oo ka socda dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »