Home » 11:40 am
Entries posted on “May, 2016”
Muqdisho,21,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka Qayb-galayay kulan Dhallinyaradu ay su’aalo ku weydiinayeen oo ka dhacay Muqdisho, ayaa madaxweynaha waxaa la hordhigay su’aalo badan oo la xiriira marxaladda dalka uu marayo. Xasan Sheekh ayaa mar wax laga weydiiyay colaadda ka jirta Baladweyne wuxuu sheegay in dirirta u dhaxeysa beelaha wada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London,21,5,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Clive Betts oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay hormuud ka noqoto dhaqdhaqaaqyada aqoonsiga loogu raadinayo Ingiriiska. Xildhibaan Clive Betts , oo hadal ka jeediyay fadhigii Baarlamaanka Ingiriiska ee 19 May, wuxuu kaga waramay taariikhda Somaliland ay soo martay iyo dhibaatadii ay kala kulantay Midowgii Somaliya, waxaanu sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu xildhibaanku sidoo kale jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay wasiirka khaarajiga Somaliya Cabdisalaam Hadliye. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo u waramayay Wargeyska magaalada Hargeysa kasoo baxa ee Geeska Afrika […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi,21,5,2016 (QJ/SDN) – Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qaabka loo soo xulayo xildhinaanada Somaliland uga mid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoona sheegtay in odayaasha beeluhu soo xuli doonaan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama,21,5,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa markale luuqad adag kula hadlay madaxweynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoona sheegay in Jabuuti ay Soomaaliya ka jeceshahay Somaliland. Mr.Ramaax waxa kale oo uu jawaab adag ka bixiyay muuqaal uu dhawaan soo duubay suldaan Wabarkii buuraha gobolka Awdal laga saaray, isagoona sheegay haddii Wabar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa nashiido soomaali ah oo ay qaadayaan koox arday ah oo ka tirsan dugsiga Hoose dhexe ee Ileys. Daawasho wanaasgan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka iyo Muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo Heshiiskii Umaddu wada gaadhay ee lagu dhisay Somaliland, isagoo farta ku fiiqay Dad gudaha Dalka ku sugan oo uu sheegay in ay doonayaan inay Wiiqaan Qaranimada Dalka. Sheekhu waxa uu Khudbaddii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London,20,5,2016 (QJ/SDN) – Warqad Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo beesha caalamka oo la xidhiidha garnaqsiga aqoonsi beesha caalamka ay ka hesho Somaliland,ayaa la gaadhsiiyay raysal wasaaraha dalka Inrgiiska David Cameron maalintii Arbacadii ee beegnayd 25 guurada maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka May.sidaana waxa xaqiijisay haweenay ka tirsan baarlamaanka dalka Ingriiska oo magaceeda la yidhaah Kerry […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaahira,20,5,2016 (QJ/SDN) – Milatariga dalka Masar ayaa sheegaya in ay heleen qaybo ka mid ah burburkii diyaaradda Egyptair ee shalay ku burburtay bariga badda Mediterranean-ka. Warbixin qoraal ah oo ka soo baxday ciidanka qalabka sida ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in qalabkii ay siteen dadkii rakaabka ahaa ee diyaaradda saarnaa iyo qaybo ka mid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,20,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shalay hortagay baarlamaanka federaalka isagoona sheegay in haddii soomaalidu tashan wayday loo talin doono.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »