Home » 3:33 am Entries posted on “May, 2016”

Somaliland Ma Ka Midho Dhalin Kartaa Heshiiska Dhismaha Dekada Iyo Jidka Rajada?

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):-  “In kasta oo uu hor dhac yahay xukuumada Somaliland waxay heshiis la gashay shirkada wayn ee DP World si ay u maal galiso mashruuc lagu balaadhinayo laguna casriyeynayo dekada Berbera iyo dhismaha jidka dheer ee isku xidha marsada Berbera iyo dal waynaha Itoobiya. Mashruuca waxa ku lamaan kuwo kale oo dhamaantood […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta oo Taageeray Derbiga Weyn ee Dalkiisu isaga Xidhayo Somalia

Nairobi 22.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha waddanka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa taageeray derbiga weyn ee dalka Kenya isaga xidhayo xuduudda uu la wadaago waddanka Soonaaliya taasoo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka qaylinayeen siyaasiyiinta waddanka Soomaaliya.   Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maaha in dhaqdhaqaaqa dadka uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland wants world recognition of its independence

Hargaysa The semi-autonomous region of Somaliland is renewing calls for international recognition of its self-declared independence from Somalia. Somaliland on Wednesday celebrated 25 years since the region proclaimed independence from Somalia. Thousands of civilians and military personnel paraded in front of dignitaries in the capital Hargeisa as the government showed off its Soviet-era military arsenal. […]

Posted in news in English | Read More »

Badhtamaha Caasimada Hargaysa oo Maanta laga Helay Xabaal Wadareedyo Cusub DAAWO

Hargaysa 21.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Badhtamaha Caasimada dalka ee Hargaysa laga helay Xabaal Wadareed ay ku Aasan yihiin in ku dhow Toban Ruux kuwaas oo lagu aasay Xiligii uu Socday dagaalkii dib u xoraynta dalka Gaar ahaan 1988kii.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Inside Somaliland: the tiny African state battling for survival

 Twenty-five years since independence, the former British protectorate is beating the odds, James Jeffrey in Hargeisa, Somaliland Somaliland remains a strand of British colonial history very few know about, and a place whose tangled legacy even fewer in power consider due to political expediencies. Hence this internationally unrecognised but de facto sovereign nation continues to go […]

Posted in news in English | Read More »

Baaq Ku Wajahan Beelaha Gabooyaha Ee Reer Somaliland

‘Beelaha Gabooyaha Waxaan ugu baaqayaa inay si weyn oo mug leh uga qeyb-qaataan diwaangalinta ka socota Somaliland guud ahaan, gaar ahaan imika oo ay Maroodi-jeex ka socoto iyo labada gobol ee hadhay’. Aniga oo ah Rashiid Sulub Caalin , isla markaana laygu yaqaano inaan ka shaqeeyo danaha guud ee reer Somaliland, ayaa waxa aan maanta […]

Posted in Features | Read More »

Dawlada Maraykanka oo Walaac ka Muujisay dib u dhacyo ka Jira Hanaanka Doorasho ee 2016 ee Somalia

Washington 21.May 2016 (SDN/QJ):- War kooban oo qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka walaacsantahay dib u dhacyo ka jira hanaanka doorashada Somalia ee 2016ka. Qoraalkan waxaa lagu sheegay in dowladda Federalka Somalia, Baarlamanka iyo hogaamiyeyaasha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

BOQOR RAABI: “Raggii Dhibaatada Ka Gaystay Banka Qool-cadey Waa In Maxkamad Lasoo Taagaa’’

Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Xiisaddii ka taagnayd banka Qool-cadey iyo xaaladdiisa caafimaad. Ugu horrayn, Boqor Raabi oo in muddo ah u jiifay xanuun ayaa ka warbixiyay xaaladdiisa caafimaad, isagoona u mahadceliyay dhammaan cidkasta oo ka qayb-qaadatay ama la tacaashay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Warbixin Ku Saabsan Khatarta Qiiqa Tubaakada ama Sigaarka ee Laguugu ag cabbo

Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa warbixin ku saabsan qiiqa sigaarka qofku ku ag cabo qoyskiisa iyo khatarta caafimaad ee ka dhalan karta.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Fanaan Dhulka Soomaalida Caan Ka Ah Oo Dawaarle Noqday

Muqdisho,21,5,2016 (QJ/SDN) – Fanaan caan ka ah dhulka Soomaalida ay degto ayaa waxaa uu hada dawaarle ka noqdey dalka   Somaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho,  ka dib markii uu muddo 25 Sanno ah ka maqnaa dalka Soomaaliya. Fanaankan oo lagu magacaabo Shimaali Axmed Shimaali ayaa waxaa uu ka sheekeeyey sababta uu dawaarle u noqdey. Halkan Hoose […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »