Home » 3:33 am
Entries posted on “May, 2016”
Istanbul 23.May 2016 (SDN/QJ):- Rajab Dayib Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga ayaa si muuqda uga qayb qaatay xafladda meher ee inantiisa Sumayah Rajab Dayib Erdogan iyo saygeedka cusub ee Saljuuq Biirqadaar oo ka dhacay magaalada Istanbul. Xaflad si aad u heer sarreysa loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen madax iyo hoggaamiyeyaal kala duwan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirduwlaha Wasaaradda biyaha Somaliland Mahdi Cismaan Buuri, ayaa sheegay in talaabo ka qaadi doonaan shirkaddaha biyaha soo saara, marka la tijaabiyo wax soo saarkooda in aan la isticmaali karin, dadkanna aan u cuntami karin. Wasiirduwlaha oo arrimaha uga waramaya Horn Cable Tv, wuxuu yidhi“Wershaduhu waxay soo saaraan biyo, maalin dhawayd […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ka dhoohsananteena qadiyadaasi iyo wax ka qabad la’aanteeda ma laga yaba in ay noqoto mid sabab u noqota dabargo’a umadeena iyo halaaga dilaa ah oo gunyar socodka iyadoo aynu ka dareem lanahay, Alleh kama yeelee! Sida aad iiga baraten kolba waxaan jalleeca , meesha danteena guud ee aynu wadagno ay ka liicdo ee u bahan […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Guddomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda Itoobiya ku canaantay inay qayb ka tahay dib u dhaca ku yimid aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, isagoo xusay inaanay 25 sannadood ka jawaabin dalabka shacabka reer Somaliland. Muuse Biixi, oo waraysi siiyay wargeyska The reporter ee ka soo baxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Somaliya ayaa sheegtay in wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga ku qabsoomaya 31 May lagaga wada hadli doono dhawr qodob oo kala duwan, iyadoo sheegtay in midnimada wixii la isku odhan jiray Somaliya aan marna laga wada hadli karin. Safiirka dawladda Somaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Xasan, ayaa wargeyska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
(Tabaha habaysan ee qaran-gadka) “Wixii naga dhexayn jiray rag baa, Daahiroow dhamaye, Dhubuq-dhubuqi waxay soo siddaa, dhabanno-haystaase, Aabigaba dhirbaaxada naabsigu, waa mid aan dhixine, Dhudhub oodan buu kula galaa, dheregga qaarkiiye, Baarlamaankii dhaylaysan jiray, dheehii laga qaadye, Sida nimankan wada dhoofayeen, dhidib ka oollaynin, Ama rag aan u dhalan bay carriga, uga dhammaysteene, Soomaali waxay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo,waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-3992/052016 ku sii daayey xubno isugu jira salaadiin, chief caaqil iyo 11 xubnood oo kale oo weheliya kuwaasoo maxkamadi ku ridday xukun ciqaab ah, ka dib markii ay hawlgal sharci darro ah ka fuliyeen goobta loo yaqaano Hadayta. Madaxweynuhu: […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,22,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016. Shir jaraa’iid oo uu maanta ku qabtey xafiiska madaxtooyada, ayaa Madaxweynaha waxaa uu sheegay in si looga fogaado khilaaf ka dhex dhasha Baarlamaanka Federaalka, dowladda dhexe iyo maamullada gobollada uu go’aansadey inuu soo saaro […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay khilaafka golaha deegaanka ee magaalada Burco. Wasiir Cali Maxamed Waran waxaa uu sheegay inaanay marnaba magaalada Burco yeelan doonin laba maayir lahayna ee ay leedahay hal maayir oo ah maayirkii hore loogu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Xafiiskiisa ku qabtay Kulan Warbaahineed ayaa Mahadnaq u diray Warbaahinta Dawlada,Ta Madaxa bannaan iyo Warfidiyeeno ka socday dalalka Dibada ee Sida Muga leh uga qayb qaatay Xuskii Munaasibadii 18 May.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »