Home » 12:33 pm Entries posted on “May, 2016”

DAAWO: Seerayaal Ku Yaalla Oodweyne Oo Dab la Qabadsiiyay

Oodweyne,23,5,2016 (QJ/SDN – Wasaaradda deegaanka iyo reer Miyiga Somaliland ayaa dab qabadsiisay seerayaal ay dad shacab ahi si sharci darro ah u ooteen.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: “Haddii Maayar Soltelco Xilka Laga Qaadi Waayo Waxaan Ku Baaqi Doonaa Mudaharaad” Boqor Raabi

Hargeysa,23,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maanta magaalada Hargeysa kula hadley telefishanka Somalicable ayaa waxaa uu ugu horeyn uu ka hadley xalaadiisa Caafimad. Sidoo kale, Boqorka ayaa waxaa uu ka hadley is bedelka ay maalinkii shalay aheyd sameeyeen Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Burco kuwaas oo maayar Cusub doortey waxaana uu xildhibaanada golaha deegaanka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Toban Xildhibaan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dawladooda ka Dalbaday Inay Guddi u Magacowdo Qiimaynta Madax-banaanida Somaliland

“Waxaan Ugu Baaqayaa Xukuumada Ingiriiska Inay u Magacowdo Guddi Madax-banaan oo Qiimayn Ku Sameeya Qadiyadda Madax-banaanida Iyo In Loo Aqoonsado..” Xildhibaan Mr. Stephen Doughty London 23.May 2016 (SDN/QJ):-  Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa loo gudbiyey mooshin lagaga dalbanayo xukuumadda Britain inay magacowdo guddi madax-banaan oo dib u eegis ku sameeya qadiyada madaxbanaanida Somaliland.   Mooshinka oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Haddii tartan intaan galo layga badin lahaa halkaa aan taaganahay ayaan madaxa iyo minjahaba ku dhunkan lahaa, taasise may dhicin” Siyaasi Cabdicasiis Samaale

Washington 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa in muddo ah markii ugu horraysay ka hadlay ka maqnaanshihiisa saaxadda siyaasadda iyo waliba khilaafkii uu muddo ka hor uga dhex baxay hawlihii xisbiga uu katirsan yahay ee KULMIYE dhexdiisa.   Mudane Samaale oo haatan ku sugan carriga maraykanka, ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Inqilaabkii Mileteri ee Siyaad Barre Iyo Qaabkii uu Siyaad bare rabay inuu uga Takhaluso C.laahi Yuusuf Akhri

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qaybo kooban oo aanu ka soo Minguurinay Buuga Halgan iyo Hagar daamo ee uu Qoray C.laahi Yuusuf Axmed Wuxuu qaybtan kaga hadlayaa Inqilaabkii Somalia ka dhacay Sannadkii 1969kii iyo Sidii uu Maxamed Siyaad Barre uga Takhalusayay C.laahi Yuusuf Waxaanu Yidhi:- “Sidii uu u qorsheeyey ayayna wax waliba u dhacayeen ama […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma Kula Tahay In Magaalo-madaxda Hargaysa Ay Hoy U Noqotay Bixinta Baasaaboorrada Xamar Oo Bilaa Shuruud Ah Iyo Xogo Iftiimiyey Qaabka lagu Bixiyo!!

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Baasaaboorka Dalka Soomaaliya (E-Passport) oo hore uga Mabnuuc ahaa in laga bixiyo Magaalooyinka Somaliland, ayaa Bilihii u dambeeyay si Caadiya looga qaataa Magaalooyin Hargeysa ka mid tahay. Haddaad Hargeysa joogto ama aad Magaalo kale ka timaaddo, si fudud baad Baasaaboorka Soomaaliya uga qaadan kartaa Xafiisyo si Qarsoodiya looga Farsameeyo, sababtoo ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiiladda oo Urur Bulsho ka Gudoomay Qabyo qoraalka Xeer lagu Xakamaynayo Faafitaanka Qabyaalada DAAWO

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ololahan Prof:Maxamuud Jaamac Xamdi oo isku xil saaran olole ka dhan ah qabyaaladda ayaa sheegay in olole shacbi oo ay wax kaga qabanayaan qabyaaladda sii faafaysa ee wadanka oo ay saxeexeen shan kun boqol iyo laba iyo afartan qof uu maanta u gudbiyeen golaha Wakiiladda si uu xeer sharci looga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha oo Warsaxaafadeed Cadho ka Muuqato Xilkii kaga Qaaday Xasan Waraabe Cade

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray shalay waxa uu si weyn ugu dhaliilay guddoomiyihii hore ee Olompikada Somaliland Mr. Xasan Waraabe-cade, waxaana uu ku tilmaamay mid ku fashilmay xilkaas. War-saxaafadeedkan oo wasiirku ku socodsiiyay Saxaafadda Somaliland, Daneeyayaasha Ciyaaraha iyo Bahda Ciyaaraha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Bassaasiintii Dunida Oo Dhan Soomaalida Ayay Maanta Ku Dhan Yihiin, Muraayadda Aragga Ayaa Codka Iyo Muuqaalkaba Lagaaga Duubayaa, Ma Idinkaa Ogba…” Sheekh Xasan Diheeye

Boorama 23.May 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Xasan Deheeye oo ka mid ah Culimada Boorama, ayaa sheegay in Hay’adaha Sirdoonka Adduunka badankoodu joogaan Dhulka Soomaalida, isla-markaana Hawl-gal kasta oo Ciidammada Ammaanku sameeyaan loo duubo oo loo diro.   Sheekha oo ka hadlayey Masaajid uu Khadiib ka yahay oo ku yaalla Magaalada Boorama, ayaa shaki geliyey Shaqada rasmiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aqalka Baarlamanka Turkiga oo Meel Mariyey Sharci Cusub oo Ku saabsan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Iyo Mid Ka Mid ah Himilooyinka Madaxweyne  Erdogan oo Rumowday DAAWO

Ankara 23.May 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa  ansixiyey Sharciga cusub ee lagu bedalayo qodobka Dastuurka ee xasaanada gaarka ah siinaya Xildhibaanada wadankaasi.   Sharcigan ay soo diyaarisay xukuumada ayaa looga gol leeyahay in maxkamad lasoo taago Xildhibaanada lagu eedeeyo falal ka dhan ah Qaranka iyo dowlada.   Xildhibaanada wadanka Turkiga ayaa si weyn isugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »