Home » 4:33 am Entries posted on “May, 2016”

Xaafad ka Mid ah Magaalada Hargaysa oo Qarka u saaran inay Biyaha Roobku ku soo Fatahaan Iyo Digniinta Maamulka Caasimada DAAWO

Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Duqa Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo ay Weheliyaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Hargaysa ayaa Kormeer ku soo maray Dhaamka Xaafada Daami oo ay Buux dhaafiyeen Roobkii weynaa ee Doraad Galab ka da’ay Caasimada Hargaysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamad ku Taala Waddanka Canada oo Xayiraad Saartay Diyaarad uu Leeyahay Boqorka dalka Swaziland ee Afrika

Ottawa 24.May 2016 (SDN/QJ):-Maxkamad ku taalla waddanka Canada ayaa waxa ay xayiraad saartay diyaarad uu leeyahay boqorka waddanka Swaziland ee Koonfurta Afrika, boqor Mswati-ga saddexaad kadib dacwad uu boqorkaasi ka soo gudbiyey nin ganacsade caan ah oo u dhashay waddanka Singapore kaasi oo dayn u sheegtay in uu ku leeyahay boqorka Swaziland Boqor Muswati, sidaana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dal Haweenka ku soo Rogay Ganaax Lacageed oo adag iyo in Waddanka laga Masaafuriyo hadii Gabadhu ay Baadho Telefoonka Ninkeeda

Dubai 24.May 2016 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla waddanka Imaaraadka Carabta ayaa xukun dunidu la yaabtay ku riday haweenay ku noolayd dalkaasi Imaaraadka Carabta kadib markii lagu helay haweenaydaasi in ay baadhatay taleefanka gacanta lagu qaato oo ninkeedu lahaa wakhti ay ka shakisanayd in ninkeedu xidhiidh hoose oo jacayl la leeyahay haweenay kale. Gabadhan ayaa lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Op-Ed: Somaliland at 25 – time for the world community to support peace in the Horn of Africa

This week, Somaliland celebrated 25 years of independence – an independence that the international community does not recognise. President of the self-declared republic AHMED MM SILANYO argues that international recognition is long overdue. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo was elected as President of Somaliland in elections in 2010. He was a pivotal figure in the peace […]

Posted in news in English | Read More »

East Africa: Somaliland At 25 – Time for the World Community to Support Peace in the Horn of Africa

Hargeisa This week, Somaliland celebrated 25 years of independence – an independence that the international community does not recognise. President of the self-declared republic AHMED MM SILANYO argues that international recognition is long overdue.   Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo was elected as President of Somaliland in elections in 2010. He was a pivotal figure in […]

Posted in news in English | Read More »

SAWIRRO: Fatahaada Magaalada Beledweyne & Mashquulka Shacabka ka Barakacaya Guryahooda

Baladweyne,23,5,2015 (QJ/SDN – Xaaladda Magaalada Beledweyne ayaa Cakiran, Waxaana Saacadihii ugu dambeeyay si weyn uga barakacay Magaalada inta badan Dadkii ku noolaa, guryo cooshado ka sameysan ka dhistay deegaanka Ceel-Jaalle ee duleedka bari magaalada Beledweyne. Biyaha ayaan wali  nusqaan laheyn, waxaadna moodaa in saacadba saacada ka dambeysana ay isa soo tarayaan, taasoo quus iyo Rajo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyihii Hore ee Olambiga Somaliland oo Luuqad adag kaga Jawaabay Eedaymo uu u soo Jeediyey Wasiirka Ciyaaruhu,Soona Bandhigay Fadeexado Musuq Maasuq

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland, Md. Xasan Waraabe-cadde ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay wasiirka ciyaaraha Somaliland kaas oo ku tilmaamay in uu weli sheegto xilkii uu iska casilay ee guddoomiyaha Olymbiga Somaliland. Xasan Waraabe-cadde wuxuu sheegay in xilka guddoomiyaha Ciyaaraha uu iska casilay markii uu arkay musuq badan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Hore Oo Ka Tirsanaa Xukuumaddii Rayaale Oo Burco Ku Geeriyooday

Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii Hore Gashandhiga Ee Xukumada Madaxwayne Cigaal Marxuum Axmed Cali Maxmed Oo Mudooyinkii U danbeeyay Ku Xanuunsanayay Magalada Burco Oo Habeenki Xalay Ku Geeriyooday Magalada Burco. Marxuum Ex Wasiir Axmed Cali Maxmed Ayaa Ka Mid ahaa Odayaashi Qayb Libaax leh Kasoo Qaatay Dib U Dhiska Dalka Somaliland Waxaana uu Xilal Kale Duwan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Alshabaab oo Si Qoto dheer uga Hadlay Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland iyo Aragtiyaha ay ka leeyihiin DHAGAYSO

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Ururka Xag Jirka ah ee Alshabaab ee ka dagaalama Dalka Somalia ayaa Todobaadkan Waxay Warbaahintoodu qaadaa dhigeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka ee Ka Socda Somaliland iyo Hannaanka Dimuquraadiyadeed ee Somaliland ka tisqaaday.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AMISOM Oo Laga Codsaday in Ay Ka Baxaan Garoonka Kubadda Cagta Ee Muqdisho

Muqdisho ,23,5,2016(QJ/SDN) – Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium oo muddo Sannado ah Saldhig u ahaa Ciidamada AMISOM – ayaan helin wax dayactir ah, iyadoo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Somalia ay dalbatay in AMISOM ay ka baxdo si loo dhiso. Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ururada Bushadda Rayidka ,iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »