Home » 9:55 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa mar kale ku celiyay weerar afka ah oo uu ku qaaday Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, islamarkaanna wuxuu sheegay inuu amar ku bixin lahaa markii ciidamadda jabuuti dileen askari ka tirsan ciidamadda badda Somaliland in la weeraro Jabuuti. Ramaax wuxuu sheegay in madaxweynaha jabuuti jecelyahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka Al-jazeera, ayaa baahiyay warbixin xiiso leh oo ay ka diyaariyeen debaal dagii munaasibadii 25 guurrada ka soo wareegtay madax-banaanida Somaliland. waxaanay sheegeen inay Somaliland mudadii ay jirtay ay ku tallaabsatay dimuqraadiyad iyo dawlad wanaag aanay tahli karin dawlado la aqoonsan yahay. Warbixintan oo ciwaan looga dhigay “Somaliland: Dawlad aan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 24.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Qurba-joogta Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Maraykanka, gaar ahaan Taageerayaasha Xisbigaasi ka codsaday inay Xisbiga ku taageeraan wixii ay Hanti haystaan, sida Guryaha, Jagooyinka Bannaan iyo Dahabkaba. Muuqaal lagu baahiyey Baraha Bulshada, ayaa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Mujahaid Booboe Yuusuf Ducaale ayaa sheegay inaan la nakhtiimayn Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-ka May, isla markaa waxa uu naqdiyay Heshiiska Dekeda BERBERA. Boobe Yuusuf waxa uu sidaa ku sheegay mar uu la hadlayay qaar ka mida Warbaahinta Somaliland
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Haddii Aan Isaaqa Ku Saro…Iidoorka Carruurta Dhulbahanta iyo Warsan-gali Xuskii 18 May Waa in la sameeyaa wax la wada leeyahay oo Dhulbahante, Warsan-gali iyo Samaroon inala leedahay.” Ooto Biixi Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in hadii Xisbiga Waddani uu Hogaaminta qaranka ku guulaysto inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Ninkii Hoggaamin jiray Al-shabaab Godane wuxuu ka soo jeeday Somaliland, kii Huteel Al-jazeera qarxiyay wuxuu kasoo jeeday Somaliland, kii diyaaradda qarxiyay wuxuu ka soo jeedaa Somaliland…” Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya London 24.May 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo khudbad ka jeediyay jaamacadda London School Of economics, ayaa weerar dhanka Afka ah ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Muwaadin reer Somaliland oo Xadhig Iyo Jidh-dil safiirka Soomaaliya ugu gaystay Dalka Koonfurta suudaan isagoo ku Guda jira Sidii uu Somaliland qadiyadeeda u gaadhsiin lahaa bulshada Caalamka. Safiirka Somaliya ee Dalka South Sudan Mudane Diinaari Ayaa Markuu Mudo 3 Sano ah ku hayay Xabsi ku yaala Magaalada Jubba usoo Mustaafiriyay Magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 24.May 2016 (SDN/QJ):- “Xilli weli mushkilado ka taagan yihiin Soomaaliya, ayaa qeybtii hore ee Waqooyi oo loo yaqaan Jamhuuriyada Somaliland, oo madaxbanaanidooda ku dhawaaqay sannadkii 1991-kii, markii xukuumadii dhexe burburtay, ayaa mudadii ka dambaysay ka gaadhay horumar dhinaca dhaqaalaha iyo nabadgelyadda oo abuuray jaamacado aqoonta kobciya,” ayaa lagu bilaabay warbixin wargeyska Al Ithihaad ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Khilaafka labada Garab u qaybiyey Golaha Deegaanka Burco. Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi uur-cadde oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Khilaafka Golaha Deegaanka Burco ay ku lug-leeyihiin Wasiirro uu Wasiirka Hawlaha ka mid yahay. Sidoo kale, waxa kale oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay gudaha Somaliland ka shaqayn Karin dad aan u dhalan Somaliland. Gudoomiyaha ururka Shaqalaha Soomaaliland Maxamed Axmed Cabdi oo saxaafada kulahadlay gudaha Soomaaliland ayaa sheegay inay nasiib daro tahay in dhalinyaradii wadanka u dhashay ay shaqo la,aan uga baxayaan sidoo kalana shaqale Ajaanabi ah ay u shaqaynayaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »