Home » 4:55 am Entries posted on “May, 2016”

Suugaanta Caruurta lagu Maaweeliyo oo Xiiso Gaar ah ku Lamaan iyo Baahida loo qabo inay Hooyooyinkeenu soo Nooleeyaan DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Halkan ka daawada waraysi ku saabsan heesaha carruurtu lagu maaweeliyo marka ay dhashaan ka dib ee ay yar yar yihiin. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo waraysigan la yeeshay Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah haweenka hal-abuurka ah ee weliba dhaqanka ku xeesha-dheer, ayaa waraysigani wuxuu xanbaarsan yahay qaar ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhallinyarada Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Olole Qaad-joojin Ah Oo Nin Hore Hargeysa Loogu Xidhay Ka Bilaabay

Muqdisho 26.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa Olole loogu Magac-daray (Qaad-diid), kaasi oo Toddobaadkan ka Socda halkaasi. Ololahan oo ah mid hore ugu soo Guuleystay dalka Ingiriiska ayaa sannadkii lasoo dhaafay ka billaabay gudaha Somalia, waxaan muuqda guulo laga gaadhayo Qorshaha laga leeyahay oo ah in Dadka cuna qaadku iska daayaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Xaqiijisay Saamiga Hooseeya ee Somaliland ka helayso Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii uu bannaanka u soo baxay heshiiskii Sirta ahaa ee u dhexeeyay Xukuumada Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka ee Dubai World Port ayaa Waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo Sheegay in Somaliland ay Saami u helayso marka la Maalgeliyo Dekeda Berbera 35% Halka Dubai […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

10-ka dal ee Africa ugu Milatariga xooggan oo lagu dhawaaqay Iyo qaabka kala Horayntooda

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Sida lagu xusay warbixin ay soo saartay hay’adda la socota hubka caalamka ee lagu magacaabo  Global Firepower (GFP ayaa soo saartay 10-ka waddan ee Afrika ugu milatariga xooggan.   Waxaa kaalinta koowaad gashay sidii la filayayba dawladda Masar, waxaana soo raacay dalalka Algeria, Ethiopia, Nigeria and South Africa. Liiska waxaa lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Uhurru Kenyatta oo ka Meeraystay Kulan inuu la Yeesho dhigiisa Somalia Xasan Sheekh iyo Sababta Keentay

Nairobi 26.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta ayaa ka war wareegaya inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dalbaday inay yeeshaan kulan lagaga hadlo go’aanka ay dawladda Kenya ku sheegtay inay xidhayso xerada Qaxoontiga Dhadhaab. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in dawladda Kenya ka gabatay inay qaabisho wasiirka arrimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiye Cirro oo Kulan La Qaatay Safiirada Dawladda Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Itoobiya +SAWIRO

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isla maanta uun gelinkii hore dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaran oo uu ugu maqnaa dalalka Mareykanka iyo Kanada, ayaa xarunta aqalka golaha Wakiilada Somaliland kulan kula yeeshay safiirada dalwadda Ingiriiska u qaabilsan dawladaha Somaliland iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaalada Gebilay oo Lagu Daahfuray Mashruuc ku shaqaynaya Tamarta Cadceeda iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

Gebilay 25.May 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Wershadaha  Ayaa Xadhiga Ka Jaray Mashruuc ay Dawlada Hoose ee Gabiley Fulisay kaas oo ah Laydhka Tamarta Dabiiciga ah.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay Xisbiyada Mucaaradka Ucid iyo Kulmiye oo lagu falanqaynayo Dekeda Berbera iyo Xisbiga Wadani oo ka soo qayb galin

London25May16(SDN/QJ)Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay Xisbiyada Mucaaradka Ucid iyo Kulmiye oo lagu falanqaynayo Dekeda Berbera iyo Xisbiga Wadani oo ka soo qayb galin xili la filayey inuu ka soo qayb galo Wasiirkii hore ee Kalumaysiga Maxamed Yusuf Daawasho Wacan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaween Ah Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ka Soo Digo Rigtay Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE + Sawiro

Burco25MaY16(SD/QJ)Waxaa Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Tog-Dheer ka qabsoontay Xaflad Soo Dhaween ah oo Xisbiga Ucid ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Baaxad Leh oo ka soo Digo rogtay Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye kuwaas oo si rasmi ah taageerodoodii iyo cududooiba ugu biiriyay Xisbiga Ucid . Xafladdan oo ahayd mid ilyartu is qabtay isla markaana loo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“18 May Waa Maalintii Qaranka, waa maalintaydii, waa maalintii Somaliland….Somaliland Waxay Leedahay Taariikh Weyn oo ka horaysay 18 May…” Soo dhawayn Mug leh oo Gudoomiye Cirro Hargaysa kala Kulmay DAAWO

Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo safar ugu maqnaa waddanka Maraykanka oo uu kaga qayb galay shir caalamiya, ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, isla markaana boqolaal qof oo ka mid ah shacabka reer Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Waddani oo iskaga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »