Home » 11:45 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Warbaahinta ka hawlgala wadamo ku kala yaal shanta qaaradood ee dunida ayaa lagu daabacay warbixinno iyo warar ku saabsan xuskii sannad-guurradii 25-aad ee ka soo wareegtay maalinta qaranimadda Somaliland 18 May. Wararka warbaahintu duniddu ka qoreen munaasibada qaranimadda Somaliland oo baddi la baahiyey maalintii dabaal-dega 18-May, ayaa illaa shalay weli qaar […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa Markii Kowaad ka hadlay Maamul Goboleed dhawaan lagaga dhawaaqay Deegaanka uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo ee Bariga Gobolka Sanaag Gaar ahaan Deegaanka Xiingalool.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qodobadda heshiiska hordhaca ah ee ay wada galeen Somaliland iyo DP World, kaasoo aanu idiin soo turjunay nuqul ka mid ah. Qodobada heshiiskan oo uu turjumay Garyaqaan Sharci DR, Maxamed Siciid Xirsi waxay u dhigan yihiin sidan; Heshiis hordhac ah (Term sheet) Heshiiska wareejinta Dekeda Heshiiska […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Somaliland Mudane Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo ay Weheliyaan Maamulka Madaarka Cigaal International ayaa ka qayb galay Munaasibad ay ku Midoobayeen gaadiidka u adeega dadka Madaarka ka soo degaya. Waxaa kale oo Madashaasi lagu Shaaciyey Qiimaha ay Gaadiidkani kaga qaadayaan dadka ka soo dega Madaarka Caasimada Hargaysa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 26.May 2016 (SDN/QJ):- Guddida Nabadgalyada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku taliyey in wax laga qabto Dhallinyarada rabshadaha ka sameeya Magaalooyinka Dalka, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa. Guddida ayaa sheegay in Rabshadihii dhallinyaradu sameeyeen Xuskii 25 Guurada Somaliland ee 18-ka May muujinayso in haddii aan wax laga qabanin dhallinyaradu khatar gelin karaan Amniga Guud ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 26.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa Shaaciyey inay ka rarayaan dadka degan Gurigii lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco, 26.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Go’aan kama dambeys ah ka soo saartay Murankii ka taagnaa Golaha Deegaanka Burco, waxayna Xukuumaddu dambiilayaal ku tilmaantay Xildhibaannadii doortay Maayarka kale. Wasiir ku-xigeenka Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Jaamac Cabdillaahi Biin oo Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Burco, ayaa sheegay in la soo afjaray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Liechtenstein 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wadanka Liechtenstein waa dalka afraad ee aduunka ugu yar waxaaa uu u dhaxeeya labada dawladood ee Austria iyo Switzerland waxaana ku nool dad tiradooda lagu qiyaasay 37 kun oo qof. Sidoo kale dalkani waxaa uu leeyahay ciidan boolis oo ay tiradoodu ka yar tahay 100 qof waxaana uu dhulka ku fadhyaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Barkhad Jaamac Xirsi oo ah xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga WADDANI, ayaa canbaareeyey go’aan uu dhowaan Wasiirka Caddaaladu ruqsaddii qareenimo kaga qaaday Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal iinsaanka ee Somaliland (HRC) Guuleed Axmed Jaamac Barkhad oo kula hadlay saxaafadda magalaada Hargeysa, wuxuu ku eedeeyey Wasiirka inuu ku gefay Xeerka Qareenada, Xeer Lr. 30/2004 oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ku cambaareeyay maayirka iyo booliska xadhiga lagula kacay wariyayaal ka hawlgala gobolka Saaxil oo kala ah Mukhtaar C/raxmaan Maxamuud oo ka tirsan Hogaanka sare ee SOLJA, kana hawl-gala Telefishanka qaranka, Axmed Siciid Maxamed oo ka tirsan Kalsan Tv, C/raxmaan Cige oo ka shaqeeya Somalinews, Muuse […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »