Home » 6:33 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu Nasashada Jimcaha iyo Shabakada Qurbejoog Idiinku soo Gudbinaynaa Gabay ka hadlaya Qabyaalada Qurbaha Taala Wuxuu Gabaygani la Magac Baxay Qabribay isaga Shuuqayaan Qoonka Debeduu Waxaa Curiyey Abwaan iyo Weriye Cali Aadan Raabi “Cali Seenyo” Wuxuu Sifaha uu qaatay Gabaygu ka dhigay in Dadka Qurbaha Joogaa ay Xabaalo ku Jiraan hadana […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay si weyn u soo dhoweynayaan heshiiska maalgashiga dekedda Berbera ee 9-kii Bishan May dhex maray dawladda Somaliland iyo shirkada DP World ee xarunteedu tahay dalka Imaaraadka Carabta. Heshiis Shirkada DP World ku maal-gelinayso hanti dhan US 442 Million dollar casriyeynta marsadda Berbera, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa difaacay Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee ay dhawaan kala saxeexdeen Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Caalamiga ah ee DP World. Faysal oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa, ayaa Dadweynaha u soo jeediyay inay ka fikiraan waxa Maal-gelinta Dekedda Berbera […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 27,May 2016 (SDN/QJ):- Shaqaalaha kala duwan ee ka hawlagala Dekeda Berbera ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay xaalad kacsan ku jira kadib markii ay wax ogaadeen heshiiska ay kala saxeexdeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Shirkada lagu wareejinayo Dekeda Berbera ee DP-WORLD,kaasi oo mugdi galinaya sii joogitaankooda Dekeda inay ka sii shaqeeyaan marka ay Shirkadani […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- In badan oo dadweynaha dunida ka mid ah ayaa aaminsan in caalamkeenu uu khatar ugu jiro dhicitaanka dagaalweyne sadexaad oo khasaarihiisu in uu ka bato mooyaane aanu ka yaraan doonin kii dagaalweynayaashii koowaad iyo labaad ee dunida, hadaba sidee ayuu dagaalkaasi ku bilaaban karaa?sidee baase khilaafaadka siyaasadeed iyo ka caqiido ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka, ayaa kordhiyey Hawl-galo ayay kaga hor-tagayaan Rabshado Dhallinyarada Xaafadaha Magaalada Hargeysa qaarkood ku kacaan Habeen Walba. Rabshadaha Dhallinyarada sameeyaan oo iskugu jira Baadhasho ay ku kala kacaan Dadka keli kelida u socda Habeenkii oo ay ka qaataan Moobillada iyo wixii Hanti ah ee ay sitaan, ayaa soo kordhay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa xagal daacinaysa tartan kubadeed caalami ah oo fursad weyn u ahaa qaranka Somaliland kadib markii Agaasimaha Guud ee Wasaaraddan Mudane Dhabeeye iyo Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagtu waraaqo u direen Xidhiidhka kubadda cagta ee CONIFA oo ahaa kii isagu qaban qaabinayay tartanka caalamiga ah ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Abkhazia 27,May 2016 (SDN/QJ):- Hormadii ama qaybtii koowaad ee xulka qaranka Jamhuuriyada Somaliland, ayaa niskii danbe ee xalay ka degay caasimada wadanka Abkhazia ee Sukhumi, halkaas oo ay kaga qayb galli doonaan tartanka koobka aduunka ee wadamada aan la aqoonsanayn. Xulka kubbada cagta qaranka Somaliland, ee ka qayb galaya tartanka oo qaybi ka imanaysay qaarada Yurub […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Beer 26.May 2016 (SDN/QJ ): Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayey ayaa maanta Degmada Beer ee gobolka Todheer ka qayb galay munaasibad balaadhan oo laga caleemo saaray Suldaanka Guud ee beesha Ibraahin Sheekh Isaxaaq (Sanbuur). Munaasibada Suldaanka oo ahayd mid si wayn loo agaasimay isla markaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 26.May 2016 (SDN/QJ):- Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay Muwaadiniinta Mareykanka ah inay booqdaan Waddanka Soomaaliya oo Somaliland ku jirto,sababo ay ku xustay hanjabaado dhanka ammaanka ah oo ka imanaya kooxda Al-shabaab ee xidhidhka la leh Al-Qaacida. Sidoo kalena waxay muwaadiniinta Mareykanka ah ku wargelisay in ay ogaadaan khatarta afduubyada dhamaan gudaha Somalia […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »