Home » 5:46 pm Entries posted on “January, 2016”

Somalia: Civilians at Serious Risk

The Somali government and the Islamist armed group Al-Shabab placed civilians at excessive risk from conflict-related and other abuses during 2015. There were clashes over the creation of federal states by the government with the backing of the international partners. Displaced populations remained vulnerable to sexual violence and forced evictions. And Al-Shabaab carried out unlawful, […]

Posted in Features,news in English | Read More »

‘Who knows what horrors he has been through?’ Swedish police chief sparks anger by SYMPATHISING with Somali boy, 15, ‘who stabbed refugee worker to death’

The head of the Swedish police has sparked outrage by expressing sympathy with the teenage asylum seeker accused of murdering social worker Alexander Mezher. National Police Commissioner Dan Eliasson, who has already admitted police cannot cope with the wave of migrant crime, said he has concerns about the ‘horrors’ and trauma the accused murderer may […]

Posted in news in English | Read More »

Weftigii Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Hargaysa ku soo Noqday Iyo Soo Dhawayn Miisaan leh oo Loo Sameeyay DAAWO

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Wefti Xisbigiisa ka Tirsan ayaa Dib ugu soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kadib Markii ay soo dhamaysteen Socdaal ay ugu Magac dareen Same-Wade oo ay ku soo Mareen Jiido badan oo ka tirsan Gobolka Togdheer […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al-Shabaab Oo Sheegtay In Aanay Ciidamada Kenya Ka Hadhi Doonin, Balse Ay Dalkooda Uga Daba Tagi Doonnaan

CEEL-CADDE –Ururka Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegay in aanay Kenya ka hadhayn xittaa haddii ay Soomaaliya ciidamadoodu ay ka wada baxaan, balse taas baddalkeeda ay daba socon doonnaan oo xittaa dalkooda uga daba tagi doonnaan. Macalin Daa’uud oo ka mid ah masuuliyiin dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ee gobolka Gedo ayaa shalay markii ay ciidanka Kenya iskaga carareen deegaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa: Shirkadaha Adeega Korontadda oo Shaaciyey inay Hoos u dhigayaan Qiimihii ay Markii hore ay ka qaadi Jireen Bulshadda DAAWO

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Shirkadaha Adeega Korontada Siiya Caasimadda Hargaysa ayaa Maanta Shaaciyey in 30 Bishan January ay Bulshadda u soo Bandhigi doonaan Qiimo ka Jaban kii ay hore uga qaadi Jireen dadka Isticimaala Laydhkooda. Hadalka Shirkadaha ayaa ka danbeeyay kadib Kulan ay Wada Yeesheen Wasaaradda Ganacsiga iyo Shirkadaha Adeega Korontada u fidiya Caasimadda […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Kenya Oo Toogtay Gudoomiyihii Deegaanka Ceel Cadde Ee Dowlada Federaalka Soomaaliya

CEEL-CADDE – Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Milatariga dalka Kenya ay dileen Gudoomiyihii deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo Cabdirashiid Cali Cabdi oo loo yaqaan (Qoorleex) Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada oo ku sugan Gobolka Gedo laguna magacaabo Axmed Aadan Xirsi ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ciidanka Kenya ay dileen Gudoomiyhii deegaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daacish oo soo bandhigtay Sawiro laga qaaday Jihadi John kahor inta aan la dilin (Daawo Sawirada)

London 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeesay soo bandhigtay Muuqaalka rasmiga ah ee Mohammed Emwazi oo loo yaqaanay Jihadi John, kaa oo 12 kii bishii November lagu dilay Duqeyn ay dalka Siiriya ka fuliyeen diyaaradaha Dagaalka Mareykanka. Jihadi John oo 27-sano jir ahaa ayaa asal ahaan kasoo jeeda dalka Kuwait, hasa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Cadaaladda Oo ka Hadlay Dadka La Masaafurinayo Iyo Qiimaha Maceeshada

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Axmed Faarax Cadare ayaa ka hadlay qisaasta ay Xukuumaddu ku fulisay, ,waxaanu sheegay in qisaasta lo o raacay si sharciya oo Diinta Islaamka iyo Dastuurka Qaranka waafaqsan, khaladna ay tahay in wadan ama cid kale wax ka sheegto qisastaas. Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Axmed Faarax Cadare oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Kulan Yeeshay

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa muddo dheer ka dib toddobaadkan yeeshay kulan ka dhacay madaxtooyada. Kulankaas ayaa ahaa casho sharaf ay Madaxweyne Siilaanyo iyo xaaskiisu u sameeyeen Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo xaaskiisa, waxaanu qabsoomay habeenimadii Isniintu soo galaysay ee toddobaadkan. Ma jiro wax war ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Fadhi Uu Goob Joog Ka Ahaa Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Cameron Kaga Dooday Qaddiyada Somaliland Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

Aqalka Baarlamaanka Ingiriiska ayaa Isniintii 25 January 2016, waxa lagaga dooday qaddiyada madaxbanaanida Somaliland, doorashooyinka dib u dhacay iyo arrimo kale oo khuseeya Somaliland. Doodda Somaliland waxa golaha hordhigay oo bilaabay xildhibaan Stephen Doughty oo laga soo doorto Cardiff South iyo Penarth oo ay dadka reer Somaliland oo badani degenyihiin kuwaas oo uu codkooda ku fadhiyo, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »