Home » 2:23 am Entries posted on “January, 2016”

“Boobka ka dhacay suuqyada sarrifka iyo Fashilinta ololihii soo-noolaynta Shilinkeena waxaa masuuliyadeeda yeelanaysa Wasaaradda Maaliyadda” Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi

“Talada Madaxtooyada ee lagu diirsaday iyo Ficilada Wasaaradda Maaliyaddu ku hantaaqinaysaa waa laba isburinaya” Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Waxaa dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey dalku galay jahowareer dhinaca sarrifka lacagaha ah. Waxaa baxaadeg farsamaysan lagu khalkhaliyey suuqii sarrifka. Bal suuqa soo booqo, waxaad markaba ogaanaysaa sida ganacsatadeenii filimka loogu dhigayo. Waxaa la abuuray kala shaki […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shir Lagu Gorfeynaayey Qorshe Siyaasaddeed Loo Samaynaayo Wershadaha oo Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Shir wada-tashi ah oo saaka xarunta wasaaradda Wershadaha ku dhex-maray mas’uuliyiinta wasaaraddaasi, ganacsatada kala duwan ee Wershadleyda Somaliland iyo madaxda ururada Wershadleyda, ayaa diiradda lagu saaray dejinta ama habeynta iyo weliba sida oo kale diyaarinta qorshe siyaasaddeed oo lagu haggo Wershadleyda dalka jamhuuriyadda Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaraddaasi […]

Posted in Sports | Read More »

Hargaysa oo ay ku soo Kordhayaan Dilalku iyo Mid ka Mid ah Cullimadda Caasimadda oo Ka Badbaaday isku day dil

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Sheekh maxamed cabdi carab oo ah culimada magaalada hargeisa ugu caansan ayaa ka badbaaday dil qorshaysan oo u muuqda mid lasoo agaasimay kadib markii rasaastii lagu riday ey la waayeen dad hubaysan oo soo weeraray gurigiisa. Arrinkan ayaan dareen gaara dhaliyay,iyada oo beryihii u dambeeyey ay magaalada hargeysa ku soo badanayeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wershadaha Somaliland oo Si Cilmiyeysan uga Hadlay Muhiimadda ay Wasaaradda Wershadahu ugu Fadhido Qaranka Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee wershadaha Somaliland Md.Farxaan Aadan Haybe, ayaa si cilmiyeysan uga xog waramay muhiimadda ay wasaaradda Wershadahu ugu fadhido qaranka Somaliland, waxaana uu tilmaamay in wershadahu ay yihiin barta kaliya ee ay ka horumareen dawladaha ku horumaray dhinacyada dhaqaalaha iyo siyaasadda ee casrigan aynu joogno hoggaamiya dunida aynu ku nool […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Kaadhka  Waxa La Siiyay Laba Kun Oo Qof, Toddoba Kun Oo Kalena Waxay Dalbadeen Magan-gelyo” UNHCR

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Wasaaradda dib u dejinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ka bilowday bixinta kaadhadhka dadka qaxoontiga ah, waxaana shalay xarunta wasaaradaasi  soo buux dhaafiyay boqolaal qof oo xaqoonti ah, kuwaasi oo ka soo jeeda dalka Itoobiya, una badan qoomiyadda Oromadda. Xarunta wasaaradda dib u dejinta Somaliland,  ayaa shalay lagu arkayay qaxoonti tiro […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh oo Go’doon ku Noqday Buuhoodle Kadib Markii ay istaageen Dayuuradihii Iman Jiray iyo Jihooyin Ciidamaddu ka dageen

Buuhoodle 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Hor joogaha Kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gudaha magaaladda Buuhoodle, ayaa la sheegay in uu ku dhex go’doonsan yahay magaaladdaasi, ka dib markii ay diideen in ay soo fadhsiistaan diyaaradihii iman jiray buuhoodle sababo amaan awgood. Go’doonkan Buuhoodle ku dhex haysta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waddanka Eriteria iyo Dhacdo Cusub Waa Raggii Oo Lagu Ku Amray Guursiga Laba Xaas Haddii Kale Xabsiga inuu tago!!

Asmara 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Kooxaha u ololeeya xuquqda Aadanaha ee dalka Eritrea ayaa soo bandhigay Qoraal ay ku sheegeen inuu ka soo baxay waaxda arrimaha diinta ee dawladda Eritrea. Qoraalka waxay dawladda Eritrea kaga codsatay ragga u dhashay dalkaasi inay guursadaan ugu yaraan laba xaas, iyadoo arrintaasi ugu wacan tahay iyadoo ay ragga ku yar yihiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ariens begins enforcing prayer break policy

BRILLION – None of the 53 Somali employees at Ariens Co. have been terminated since the company began to enforce its break policy Monday, but some have opted to resign, the company said. The company declined to say how many of the Muslim workers have left the company. The 53 Somali workers who practice the Muslim faith […]

Posted in news in English | Read More »

St. Cloud faculty member, adviser helps immigrant students with hurdles she once faced

Hudda Ibrahim started at St. Cloud Technical and Community College in 2007, six months after arriving in the United States. A refugee from Somalia, she felt unprepared and disoriented on campus. Still, after she earned her master’s degree last summer, there was nowhere else she wanted to be. As an instructor, adviser and a mentor […]

Posted in news in English | Read More »

Bomb kills Kenya police as troops pull out of Somali

NAIROBI – At least five police officers died in a roadside bomb attack in eastern Kenya, police and reports said Wednesday, as troops inside Somalia pulled out of some bases after Islamist attacks. Kenyan police chief Joseph Boinnet confirmed “there was an incident where a police lorry hit an improvised explosive device” on Tuesday, but […]

Posted in news in English | Read More »