Home » 2:15 pm Entries posted on “January, 2016”

Ciidankii Kenya oo Saaka isaga baxay Deegaanka Buulo-guud ee Dulleedka Magaalada Kismaayo

Ciidamadii Kenya ee Qaybta ka ahaa AMISOM ayaa Saakay isaga soo baxay Deegaanka Buulo-guud oo Qiyaastii 30-km Dhanka Waqooyi kaga beegan degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya inay ciidanka Kenya gaadiidkoodii iyo qalabkoodiiba kasoo rareen saldhiggii ay ku lahaayeen Buulo-guduud, iyadoo ciidamadii kale ee Jubbaland oo iyaguna ku sugnaa deegaankaas ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Danjirihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Wakiilka uga ahaa QM oo Mareykanka ku Geeriyooday

Danjire C/llaahi Siciid Cismaan ayaa ku geeriyooday shalay Dalka Mareykanka, waxaana geeridiisa ka tacsieeyay RW Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo ku xigeenkiisa, Maxamed Cumar Carte. “Marxuum C/llaahi Siciid Cismaan wuxuu muwaadin dalkiisa wax badan u soo qabtay, isla markaana wakhtiyo kala duwan xilal kasoo qabtay Somalia, wuxuuna Alle uga baryaa inuu naxariistiisa Jannaayo uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia’s President Mohamud meets House team over attack on KDF soldiers

Deputy President William Ruto welcomes Somalia President Hassan Sheikh Mohamud at the Eldoret International Airport on January 27, 2016.PHOTO | JARED NYATAYA Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday held a three-hour, closed door meeting with Kenya’s Parliamentary Committee on Defence and Foreign Relations in Eldoret. Sources privy to the meeting told the Nation the […]

Posted in news in English | Read More »

Excerpts from interview with young Somali writer

“Hargeysa is a very beautiful and lively city right now; you see. I still feel sad when I hear the stories about how beautiful Hargeysa used to be before the war. I wish I could travel back in time and see the theatre and the museum Hargeysa used to have. There was a big theatre […]

Posted in news in English | Read More »

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Reer Khaatumo Nimanka Xamar iyo Puntland Jooga Waxba idinkama dhexeeyaan ee Walaalihiina Somaliland Wax ku darsada” Nin Banaadiri ah oo ka Yaabiyey Madal Khaatumo ku Kulantay DAAWO

Minnesota 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Nin ka soo jeeda qoomiyadda banaadiriga ee aasaasay magaalada muqdisho ee dalkaasi soomaaliya, ayaa Waxa uu ka dhex toosay goob ay joogeen, kooxda dibad wareega ee khaatumo Waxaa uu qabsaday Codbaahiyaha Waxa uu ka Waramay Dhibta la Kulantay Qoomiyadda Banaadiriga,Waxaa kale oo uu Carabka ku adkeeyay in Somali ay tahay Koonfur […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudida Daba Galka Xasuuqa oo Daahfuray Xabaal Wadareed Cusub oo Degmada Arabsiyo laga helay DAAWO

Arabsiyo 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah oo taliskii Siyaad barre ku Xasuuqay Degmadda Arabsiyo,dabayaaqadii Sannadihii Sideetankii. Waxa xabaal wadareedan la soo saaray goob joog ka ahaa  Guddoomiyaha Guddida baadhista xasuuqa  Jamhuuriyadda Somaliland,  Khadar Axmed Like, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Xukuumadda ka dalbaday inay Hakiso Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Codsina u diray Labada Gole Baarlamaan DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay Joojiso Xiligan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dhawaan la filayo inay ka bilaabanto Gobolka Awdal oo noqonaya kii labaad ee hawl galkan laga hirgaliyo. Xildhibaanadan ayaa ku dooday in Deegaamo badan oo dalka ah ay ka jirto Xaalad abaareed […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumadda ku eedeeyay Masuuliyadda Sicir bararka Shacabka Naafeeyay, sheegayna inaan Guddiyo loo saaraa Xal u heli karin

Boston, 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan magaalada Boston, ee dalka Maraykanka, ayaa ka hadlay qodobbo dhowr ah oo wax laga weydiiyay oo ku saabsan khilaafka xisbiga UCID, Sicir bararka, Diwaangelinta cod bixiyayaasha iyo arrimo kale. Jamaal oo u waramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda oo sheegtay inay daneynayso in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen Qodobbo ku jira DAAWO

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Golaha Wakiillada ku daba galeyso Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen in la ansixiyo, iyaga oo ku dooday inay ku jiraan qodobbo ka hor-imanaya Shareecada Islaamka. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay inaan Xeerka Baananka Ganacsiga la joojinayn isla-markaana uu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »