Home » 11:14 am Entries posted on “January, 2016”

Djibouti arrests dozens including opposition official over deadly violence

  Jibouti — Djibouti’s security forces arrested at least 32 people including an opposition official Wesnesday on charges on organizing a religious ceremony raided by security forces last week in which at least 19 people were killed, prosecutor announced  Thursday. Djibouti’s government earlier said that the traditional religious gathering in Buldhoqo, a village near the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanu Xisbiga UCID Gobollada bariga Somaliland ka Jirin isagoona Shaaciyay Safar Uu Ku Tagi Doono Bariga DAAWO

Hargeysa,1jan,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo lagu wado in socdaal ku tagi doona dhawaan bariga Somaliland ayaa tilmaamay in xisbiga Ucid aanu ka jirin bariga Somaliland, maadaama isaga iyo musharaxa UCID midkoodna ka soo jeedin gobollada Bari. Waxa uu sheegay inay u qorshaysan tahay sidii xisbiga looga dhigi lahaa mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Maanta la filayo inay Wada hadal la bilaabaan Saraakiisha Kooxda Khaatumo DAAWO

Caynaba 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Gaadhay Magaalada Caynabo ee Xarunta u ah Gobolka Saraar Halkaas oo ay Wada hadalo kula leeyihiin Mas’uuliyiin ka tirsan Kooxda Khaatumo ee uu hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh.

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Jabuuti oo Xidhay Wasiirkii hore ee Diinta & Awqaafta oo dhaawac ah 32 qof oo kale {DHAGAYSO}

Jabuuti 01.Jan 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Djibouti ayaa Xabsiga dhigtay Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan oo dhawaan ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay degmada Belbela ee duleedka Caasimadda Djibouti. Afhayeenka dallada Mucaaradka ah ee USN Daahir Axmed Faarax, ayaa VOA u sheegay in Xaamud ay ciidammadu ka kaxeysteen albaabka hore ee Cisbitaalka Shalay markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Warar Xun Oo Laga Hayo Waxaad Moodaa Inay Horseedayso Inay U Kala Qaybiso Dalka Somaliland Faderaal.” DAAWO

Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo bandhigay Qorshayaal ay Sheegeen In Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ku hawlan tahay Kuwaas oo ay ku Kala qaybinayso Shacabka Iyagoo intaas ku dray in Xukuumada talada haysaa ay hoosta ku wadato Nidaamka Federaalka Somalia.

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh Dirir Iyo Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo Xaaraan ku Tilmaamay Dabaal Dega Curashadda Sannadka Cusub ee Miilaadiga DAAWO

Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Laba ka Mid ah Culimadda Somaliland ayaa ka hadlay halka ay diinta Islaamku ka taagan tahay Dabaal degyada loo sameeyo Curashada Sannadka Milaadiga ah ee Maanta inoo Kowsaday. Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir iyo Sheekh Maxamed Cali Gadhle ayaa ka waramay dabaal degyada ay bulshadu samayso bilashada sannadka Miilaadiga ah.

Posted in Uncategorized | Read More »

“Magaalada Hargaysa Badhtamaha Sannadkan Cusub waxay heli doontaa Biyo Ku Filan” Wasiirka Qorshaynta Qaranka DAAWO

Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Ismaaciil “Cali Shoonbe” ayaa Sheegay in Badhtamaha Sannadkan Cusub ee Maanta Bilaabmay Magaalada Hargaysa ay wada heli doonto Biyo Ku filan,Waxaa Kale oo Wasiirku ka hadlay in Beesha uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo ay ku biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wakiiladda oo ay Weli hor taalo Odoroska Miisaaniyadda Qaranka,Sannadkii ay dhaqan geli lahayd oo Bilaabmay Iyo Sharciyada dalku Waxay ka tidhi

Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku guuldaraystaan ansixinta odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2016 oo Xaruntooda taalla Bishii u dambeysay iyo illaa Maanta oo ah oo uu Bilaabmay Sannadka Cusub ee 2016ka. Wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo 5tii bishii December u soo gudbisay Golaha Wakiillada Miisaaniyadda Qaranka ee sannadka 2016, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nicholas Kay officially left Somalia-video

Nicholas Kay, officially left Somalia bringing to an end an illustrious diplomatic stint spanning more than two years in the country. The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, officially left Somalia bringing to an end an illustrious diplomatic stint spanning more than two years in the country. A short send-off […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haddii Reer Burco oo dhami isku tagtaan laaluush ii sheegan maysaan..” Maayarka Magaalada Burco DAAWO

Burco 01.Jan 2016 (SDN/QJ):-Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muuse Muraad, ayaa beeniyey Warar la xidhiidha inuu sameeyay Musuqmaasuq isla-markaana Laaluush ka qaatay Cid gaar ah. Maayarka oo  ka hadlayey Munaasibad Komiishanka Maamul-Wanaagga iyo La dagaalanka Musuqmaasuqu ku qabteen Burco, ayaa yidhi, “Haddii Reer Burco oo dhami isku tagtaan laaluush ii sheegan maysaan, odhan maysaan Maxamed Muraad […]

Posted in Uncategorized | Read More »