Home » 8:36 am Entries posted on “January, 2016”

Musharraxa Madaxweyne ee Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Kulan la Qaatay Halgamayaashii Dhalintii UFO

Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):-Musharraxa  Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta Kulan ballaadhan oo qado ah la qaatay qaar kamid ah, halgamayaashii Dhalinyaraddi dhagax tuur ee UFO, kuwaaasoo uu Musharrax Jamaal Cali Xuseen kamid ahaa, dhalinyaradii xilligaas sameysay dhagax tuur, isagoo dhiganayey waqtigaa Iskuulka Faarax Omar magaaladda Hargeysa. Musharraxa Madaxweyne ee Ucid Jamaal iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sirdoonka Somalia Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weeraro Al-Shabaab Ku Qaadi Lahayd Xalane

Muqdisho,  02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed, Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa shaaca ka qaaday in ay fashiliyeen Weerar qorsheysnaa oo la doonayay in lagu qaado Xarunta Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Janaraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa sheegay in Xubno ka tirsan Al Shabaab oo watay Gaari ay doonayeen in madaafiic ay ku weeraraan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Caasimada Dalka UK Ee London Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey DAAWO

London 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo safar shaqo ugu baxay qaar kamid ah wadamada ku yaala Qaarada Yurub, ayaa waxa sii diiran loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxda Dalka UK ee London ,halkaas oo uu guddoomiye  Cirro markii uu soo gaadhay garoonka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyihii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Saylac Oo Ku Gacan Saydhay Amar Uu Ku Bedelay Jananka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Admiral Xiirane Iyo Faro Galin Kaga Timaday Xaga Xukuumada Dhexe

Saylac 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha somaliland ayaa, markii ugu horeysay ku fashilmay inuu fulo amar uu ku bedelay Taliyihii Ciidanka ilaalada Xeerbaha Gobolka Saylac Haaruun Siciid Ka dib markii uu ku gacan sayidhay taliyihii Saldhiga Saylac Oday Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka mid ah dadka deeganka Saylac oo khadka Telphoonkan noogu waramay waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘’Madaxtooyada Somaliland Inaynu Duminno Oo aynu Cagaf Marinno ayay Ahayd Si Aanu Raadkii Moorgan Usii Joogin,..’’ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa,2Jan,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay ahayd in la burburiyo oo weliba cagaf la mariyo qasriga madaxtooyada Somaliland maadaama buu yidhi uu ahaa gurigii Moorgan. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in ninkii dadka reer Somaliland xasuuqay gurigiisii uu xukuumadda Somaliland u yahay Qasri […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MAXAA ISKA BADDELI DOONA SIYAASADDA IYO DHAQAALAHA CAALAMKA SANNADKA 2016

Gogol-dhig Gu waliba waayihiisa leh eh, waxa lagu jiraa qarnigii 21 aad oo laga isticmaalley durtaba 16 sannaddood oo dhameystiran. Waxa is baddel weyni ku yimi amniga iyo dhaqaalaha adduunka oo si lama filaan ah qarniga cusub bilawgiisa si weyn oo baaxad leh u ruxmay 2008. Xilligaas oo dhaqaalihii Maraykan uu hargab weyni ku dhacay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xanuun Kedis ah oo ku soo Booday Boqor Raabi Yusuf Cabdillaahi,Iyadoona Lagu dabiibayo Cusbitaalka International Ee Hargeysa

Hargeysa,1Jan,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi oo ka Mid ah Madax Dhaqameedka Waaweyn ee Reer Somaliland gaar Ahaan Hargeysa, ayaa Xanuun ku soo Booday Saaka mar uu Joogay Xaflad. Boqor ka ayaa Hadda Xaaladiisa Caafimaad lagula Tacaalaya laguna Dabiibayaa Cusbitaalka International ee Magaalada Hargeysa, kuna yaal xaafadda Calaamadaha isaga oo uu yaalla una Jiifa Xaalada Caafimaad ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Rwanda oo Shaaciyay in 2017-ka uu Mar Saddexaad u Tartamayo Xilka Madaxtinnimo

Hargeysa,m1Jan,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa Maanta oo Jimco ah sheegay inuu markii saddexaad u tartamayo xilka madaxnimo ee dalkiisa, kaddib isbedel lagu sameeyay dastuurka Rwanda. Isbedelka lagu sameeyay dastuurka Rwanda ayaa wuxuu u ogolaanaya inuu mar saddexaad xilka u tartamo madaxweyne Kagame, iyadoo shacabka dalkaas ay bishii lasoo dhaafay afti laga qaaday ku ogolaadeen isbedelkan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sababta Cali Gurey Jabuuti fadhiisisay xili UCID xaalkeedu aanu wanaagsanyn

Jabuti Jan 01,2016(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Cali Maxamed Yusuf Cali Gurey ayaa todobaadyadii u danbeeyay fadhiyay dalka Jamhuuriyada Jabuuti xili xisbiga UCID uu dhex muquuranayay mawjado siyaasadeed o ku saleysan cida ku tartamaysa musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa doorashooyinka ina soo haya. Guddoomiye Cali Gurey Ayaan shaacin safarkiisa iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madmadawga Heshiiska UCID, Faysal iyo Jamaal keebaa loo tanaasulay?

Hargeysa Jan 01,2016(SDN/QJ)-Waxa maalinimadii shalay si wada jir ah xarunta xisbiga UCID  shir jaraaid ugu wada qabtay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa xilka Madaxweynenimo Md Jamaal Cali Xuseen oo sheegay in xal laga gaaray khilaafkii mudada ka taagna cida noqoneysa musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID. Md Jamaal Cali xuseen oo ku keliyeystay […]

Posted in Uncategorized | Read More »