Home » 9:45 pm Entries posted on “January, 2016”

Wiilal Soomaali ah oo dhac ka geystay Magaalada Minneapolis, Gobolka MN ee Dalka Mareykanka

Minnesota —Labo Wiil oo Soomaali-American ah oo lagu Qiyaasay da’dooda 20-jirka, kaddib markii ay habeenimadii Talaadadii ay dhac u gaysteen Macaamil ay wax kula iibsanayeen Ganacsiga Nooca loo yaqaanno Online-ka ee Craigslist meel wax-yar ka baxsan Dukaanka wayn ee Walmart ee Xaafadda Shakopee MN. Booliiska Shakopee ayaa sheegay in mid ka mid ah labadan wiil […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

FAROOLE: Beesha Calaamku Arrimaha Somalia Faraha ha kala Baxaan ama Toos ha u Xukumaan

Garoowe — Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa kasoo hor-jeestay Heshiiskii lagu Go’aamiyay nooca Doorasho ee Somalia ka dhici doonta sanadkan 2016-ka, wuxuuna taageeray mowqifka madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas uu ku diiday go’aannadii kasoo baxay Shirkii Wada-tashiga ee lagu qabtay Muqdisho. C/raxmaan Faroole oo warfidiyeenka kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay sidii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AXMED MADOOBE: Nidaamka 4.5-ka ah Waanu Diidnay Balse Waa Nidaam Fad ama ha fadin ah

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay ee looga doodayay Nooca Doorasho ee dalka ka dhacaysa daba-yaaqada Sannadkaan. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shirkii Kismaayo ka dhacay ee ay Madaxda Dalka isugu timid ee looga hadlayay qaabka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladaha Jabuuti Iyo Dubai Oo Xidhiidhkii Ka Dhaxayn Jiray Ee Saaxiibtinimo Soo Cesheday

Jabuuti — Wefti balaadhan oo uu hogaminayo wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga  Caalaamiga ee jabuuti  Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ka qayb galay shirkii golaha wasiirada dawladaha carabta ee ka qabsoomay Abu dhabi. Waxaana Wafdiga  wasiirka arrimaha dibadda socdaalkiisa, ka mid ahaa safiirka dalka jamhuuriyadda jabuuti u fadhiya Masar Ambassador Cumar Muuse Darar, iyo agaasimaha waaxda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Maxamed Idiris Oo Ka Hadlay Rukuucdii Madaxweynaha Soomaaliya Ee Bakhtigii Ciidanka Kenya

Hargeysa, 29,Jan,2016(QJ/SDN) – Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka hadlay Sawir laga soo qaadday madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo u rukuucaya ama se u sujuudaya Bakhtigii Ciidamada Kenya ee deegaanka Ceel-cadde Al-shabaab ku laayeen. Sheekh Maxamed idiris ayaa madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ka codsaday in uu shacabka u caddeeyo sababta […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Go’aan Ka Cadhaysiiyay Somaliland Iyo Puntland-na Oo Ay Soo Saartay Dawlada Soomaaliya

Muqdisho —Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ku ansixiyeen ansixiyey qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyey hannaanka doorasho sanadkan 2016. Go’aankaas oo ka cadhaysiiyay Somaliland iyo Puntland, Waxaanu Wasiir Xayir yidhi “Aqalka Sare marka lagu qeybiyo lixda maamul ee imika […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Ayaa Ka Hadlay Cida Ay Saamaysay Hoos U Dhaca Shiling-Ka Somaliland

Hargeysa — Gudoomiyaha baanka dhexe somaliland mudane Cumar Yusuuf Ayaa ka hadlay kaliya ee ay saamaysay hoos udhaca ku yimi  lacagta somaliland shilig-ka ayna tahay shaqaalaha dawlada. Halkan ka daawo muuqaalka warka:

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Oo Muddo Bil Ah Ku Dartay Muddadii Loo Qabtay In Soo Galootiga Sharci-daradda Ahi Kaga Baxaan Dalkooda

Hargeysa —Taliyaha hogaanka socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf “Ina Cambaro” ayaa shir-jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa kaga xog-waramay, halka ay mareyso go’aankii xukuumaddu dadka sharci-daradda dalka ku joogga ugu qabatay in ay kaga baxaan muddo bil gudaheed ah. Taliyaha socdaalka ayaa shirkiisa jaraa’id ee maanta ku sheegay in ay si habsami ah u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qortaye Maxaan Kaa Qornaa??? = W/Q: Khadar Badeed

Sow lama odhan: Ruuxa Carrabkiisu waa badh badhna waa Caqligiisa? maxaa soo hadhay ? Cad iyo Laf dheh. Waxa sidoo kale iska cad : erey intuu afkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yahay haduu kusoo waydaarto se waa lagula yeeshay. Nin qalin qaatay oo u qaashaartay inuu maqaal ama faallo qoro qiyaastayda ninkaa waxa ka baxay […]

Posted in Features | Read More »

Ficilka uu sameeyay Xassan Sheekh sow diin kabax ma ahan?

Wax lala yaabo ma ahan in hoggaamiyaasha maamullada dabadhilifyada soomaalida ay u hoggaansamaan awaamirta madaxdooda oo ay ciqaab adag marsiiyaan shacabka muslimiinta soomaalida. Hoggaamiyaasha kaba qaadka u ah Itoobiya iyo Kenya ayaa wajahaya fadeexado iyo waji gabax ay kala kulmayaan shacabka soomaaliyeed,dabadhilifyadu malahan haba yaraatee sariigasho waxayna gacmaha kula jiraan Bakhti uraya!. Xasan Sheekh Maxamuud […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »