Home » 4:36 pm Entries posted on “January, 2016”

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Saaxil oo Maanta Xilkii ku Wareejiyey Gudoomiyaha Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Saaxil DAAWO

Berbera 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad Xilka ay kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Gobolka Saaxil oo haatan ah La Taliyaha Madaxweynaha ee Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay.

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqortooyadda Sucuudiga oo Tiradii Ugu Badnayd oo Dad Xabsiyada Ugu Jiray Xukun Dil ah ku Fulisay Iyo Sheekh Shiicada Caan ka ahaa oo ka Mid ah Kuwa la Khaarajiyey

Riyadh  02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa maanta dishey 47 qof oo uu ka mid ahaa wadaadka caanka ah ee Shiicada Nimir Al-Nimir, kuwaas lagu helay falal argagixiso. Dadkan waxaa ku jira xubno ka tirsan al-Qaacida. Sacuudigu dadka uu laayay intooda badan waxa uu ku eedeyay iney ku sifoobeen  weeraro ay Al-qaacidda ka geysatay Sacuudiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaraxii Ugu Horreeyay Ee Sannadka Cusub 2016 Oo Maanta Magaalada Muqdisho Ka Dhacay, Isagoona Sababay Dhaawac iyo Dhimasho

Muqdisho,2Jan,2016(QJ/SDN)-Ugu yaraan laba Ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Qofkii fuliyay qaraxa ayaa ku dhintay, afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax maanta ka dhacay gudaha Baar Village oo Tiyaatarkii hore ee Muqdisho ku dhow. Qaraxan ayaan la ogeyn cid lagu bartilmaameedsanayay, iyadoo goobta uu ka dhacay ay ku sugnaayeen koox wariyeyaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Dugsiyada IFTIN Oo Ka Warbixiyay Maraaxilkii Uu Dugsiga Iftin Soo Maray iyo Halka Uu Hiigsanaayo

Hargeysa,2Jan,2016(QJ/SDN)-Kobaca waxbarashada Somaliland ayaa maalinba maalinka xiga kor usii kacaya, waagii baryaba dalka waxa  laga furaa xarumo waxbarasho kuwaas oo da’yarta Somaliland wax lagu baro. Inkastoo guud ahaan xarumaha ama goobaha waxbarashada ee dalka ka jiraa aanay ahayn kuwo daboola baahiyaha ardayda, haddana waxa muuqata in dadka reer Somaliland gaar ahaan maamullada dugsiyada gaarka loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waftigii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Socdaalkaa Nabadda Iyo Mideenta Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Togdheer Iyo Kulamadii Ay La Qaateen Qeybaha Bulshada + Sawiro

Burco 02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti Uu hogaminayo ayaa socdaal ku maraya Gobolada Bariga Somalialnd , iyadoo waftiu uu xalay u hoyday Gobolka Togdheer . Waxaana uu Gudoomiyaha iyo Waftigu ay xalay u hoydeen Gobolka Togdheer iygoo isal maantana bilaabay Kulamo Gooni-gooni ah oo ay la qaadanayeen qeybaha Bulshada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Hogaamiye Gacan Yare yaashiisu ay Shahaado Qiimayn ah Ku Maamuusaan Iyo Dhaawaca ay ku keentay Milgaha Dawladnimo

Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Muddooyinkii u dambeeyey waxaa saaxadda siyaasadeed ee Somaliland ku soo kordhay shahaado sharaf qiimeyn ah oo  ay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo guddoonsiinayaan qaar ka mid ah golihiisa xukuumaddu. Shahaado sharafyadaas waxa u dambaysay mid Madaxweynaha qaranka Axmed Maxamed Siilaanyo lagu guddoonsiiyay furitaankii dhismaha wasaaradda arrimaha gudaha loo dhisay oo lagu sheegay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aragtida Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire ee Mucaaridnimo Iyo Walaalkii oo Muxaafid fog ah Ahna Wasiirka Arrimaha Dibada

Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga Waddani ee mucaaradka, ayaa ka hadlay Misaaniyada,waxaanu sheegay inay Golaha Wakiiladu xaq u leeyihiin inay wax ka badal ku sameeyaan Misaaniyadda, waxaanu Wasaaradda Maaliyadda ugu baaqay inay sameeyso maamul daadajin, si Goboladu Misaaniyadda ay xaqa u leeyihiin u helaan. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkish aid worker wounded in Mogadishu attack, Somali killed

Turkish aid worker distributing food in Somalia (File photo) MOGADISHU — Turkish foreign ministry confirmed the attack which occurred outside a mosque where the attackers armed with pistols opened fire on the duo as they left a mosque on Friday midday in Mogadishu. The unidentified man has worked for a non-government Turkish aid organization, according […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waan Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Xisbiga Waddani, Xisbigana Waxaa Musharax U Ah Cabdiraxmaan Cirro” Prof C.salaan Yaasiin DAAWO

Hargaysa 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Pro .Cabdisalaan Yaasiin Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay hankiisii murashaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana wuxuu sheegay inuu tanaasulkiisu salka ku hayo midnimadda xisbiga, oo loo baahan yahay in xisbiga guda iyo dibad baa la dhiso. Pro : Cabdisalaan Yaasiin, wuxuu sidaa ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir dhex maray Xukuumada iyo Beesha Koonfurta Gobolka Sool iyo Nuxurka Go’aamo ka soo baxay

Hargaysa 02.Jan  2016 (SDN/QJ):-  Shir ay isugu yimaadeen wafti ka socda xukuumadda somaliland iyo  beesha bahararsame ee degta koonfurta gobolka sool oo laba cisho uga socda magaalada caynabo ayaa lasoo gabagabeeyey waxaana laga soo saaray qodabo muhiima. Shirkan u dhaxeeyey xukuumadda somaliland iyo beesha bahararsame ayaa ka koobnaa  wafti xukuumada ka socda oo uu hogaaminayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »