Home » 2:23 am
Entries posted on “January, 2016”
Dimishiq 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah wasiirada dalka Suuriya ayaa dhaar ka maray isla markaana sheegay in aanu dhalin wiil uu dhalay oo ka mid ah carruurtiisa oo dhawaan ku biiray kooxaha mucaaridka ku ah dawlada dalka Suuriya, sida ay qoreen isla markaana maalmihii u danbeeyay ay baahinayeen warbaahinta dalalka carabta iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in daah furnaanta iyo ilsa xisaabtanku ay asaas u yihiin miraha dimuqraadiyada, dowlad wanaaga iyo hormarinta dhaqaalaha. Nidaamka daah furnaantu iyo dowlada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Gudiga la socodka dhaqaalaha afrika ee hoos tagta Qaramada Midoobay (Economic Commision for Africa) ayaa maalintii Jimcaha waxa ay ku dhawaaqday in Itoobiya martigelin doonto kulan ay isiugu iman doonaan khubaro ku takhasusay hawlaha horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha. Kulankaasi waxaa si balaadhan loogu eegayaa hanaanka dabagalka xisaabaadka waxyaabaha gaarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Dowlada Cabdilaahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo ka hadlay waxqabadkii dawlada 2015 dawlada ayaa sheegay inay wax badan ay ka qabatay wadooyinka iyo sidoo kale garoomada Puntland oo hada qaar kamid ah la dhagax dhigay. Quraan-jecel ayaa sidoo kale sheegay waxqabadkii dawlada Puntland ee dhanka gobolka Mudug inay meel wanaagsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Madrid 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Marar qaarkood waxa dhacda in Maxkamad ka gar naqaysay, xaalad taagan ama xukun ku ridaysa eedaysane la hor keenay, garsoorayaasheedu soo saaraan, xukun ka mid noqda dhacdooyinka layaabka leh ee dunida, isla markaana noqda kuwo mahadho reeba. Marar qaarkood waxa dhacda in Maxkamad ka gar naqaysay, xaalad taagan ama xukun […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tripoli 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Marka akhriste aad aragto ciwaankan waxa laga yaabaa inaad is tidhaahdo malaha waxbaa ka khaldan, laakiin maaha mid uu khalad ku jiro qoraalkiisa, oo waa sida loo soo bandhigay maqaaxi cusub oo laga furay magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Libya, taas oo warbaahintuna si wayn u buun buunisay, maqaaxadan ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Al Qaeda’s branch in Somalia released a recruitment video on Friday that criticized racism and anti-Muslim sentiment in the United States and contained footage of the Republican presidential candidate Donald J. Trump announcing his proposal to bar Muslims from entering the country. The video, released by the militant group Shabab, appeared to be the first […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,2Jan,2016(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa soo bandhigtay cajalad muuqaal ah oo ay ku sheegtay inay ugu baaqayaan dadka Madowga ah ee Mareykanka inay muslimaan oo ay kusoo biiraan jihaadka, iyadoo cajalada loogu jawaabay hadal uu dhawaan kasoo yeeray murashaxa madaxweyne ee dalka Mareykanka Donald Trump, kaasoo ahaa in muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan Mareykanka. Muuqaalkan ayaa waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
BURAO — The leader of Justice and Development party (UCID), Faisal Ali Warabe is in Burco, Togder’s provincial capital. Mr. Faisal, UCID’s Chair begins working visit to the eastern regions in Somaliland to meet with the residents. Mr. Faisal is leading a delegation from his UCID members on mission to assess the situation in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hannaanka waddan kastaa u maamulo maaliyaddiisa iyo siyaasadda uu u dajiyaa waxay door weyn ka ciyaartaa kobaca dhaqaalaha ama dib u dhac dhaqaale oo dalkaas ku yimaad. Maamulka maaliyadda waxa maaraynteeda u xil saaran wasaaradda maaliyadda, ahmiyadda siyaasadda maaliyadda laga leeyahay ayaa ah in la dhiirrigaliyo kobac dhaqaale oo hannaqaada. Inkasta oo siyaasadda loo marayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »