Home » 1:51 pm
Entries posted on “January, 2016”
Gaarisa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Jaamacadda Gaarisa ee gobolka waqooyi-bari ee Kenya ayaa maanta rasmi ahaan dib loogu furay, kaddib Sagaal bilood oo ay u xidhnayd Weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday bishii April ee Sannadkii hore 2015-ka, kaasoo ay ku dishay 148 qof oo u badan ardaydii wax ka baranaysay Jaamcaddaas. Howl-wadeennada jaamacadda ayaa la sheegay inay dib hawshooda u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Kullan casho-sharaf ahaa oo Caawa ka dhacay Hotelka ROYAL ee Magaaladda Hargaysa,ayaa waxa iskugu yimid Guddiga Dhismaha Wadada cad ee Isku xidha Magaalooyinka Hargaysa-Sallaxley iyo deegaanka Ina-Guuxa ee Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Dalka Ethopia. Kullanka,ayaa waxa lagu shaacinayay Xubno Guddida ka tirsanaa ooh ore u shaaciyay inay Iska casileebn Xubin-nimaddii Guddiga,taas oo ay Hogaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khartuum,4Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxtooyada Suudaan ayaa ku dhawaaqday Maanta oo Isniin ah in safiirka Iiraan ee Khartoum la eryey ka dib weerarkii lagu qaaday safaaradda Sucuudiga iyo qunsuliyadda ku lahaayeen Iraan ee Tehran iyo Mashhad. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka difaaca Saudi Careebiya Amiir Mohammed bin Salman bin Abdul Aziz ayaa maanta telefoon ka helay Wasiiru Dawlaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 04-Jan-16 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Labo wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geeddi iyo Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyadh,4Jan,2015(QJ/SDN)-Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa xidhiidhkii dublamaasiyadeed u goysay dalka Iran, dublamaasiyiintii safaaradooda Riyadh u fadhiyayna amar ku siiyay inay dalkooda si dhakhso ah uga baxaan. Wasiirka arrimaha dibada Sucuudi Arabia Cadil Jubayr, ayaa warbaahinta dalkiisu u sheegay, in dawladiisu xidhiidhkii dublamaasiyadeed u jartay dalka Iran, dublamaasiyiintoodina amar lagu siiyay inay dalka Sucuudiga ka baxaan, waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottowa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Geelle ayaa waxay wajahaysaa kacdoonno ka dhan ah, kuwaas oo kaga imanayaa shacabkeeda, iyadoonna inta badan dadka mucaaridka ah ee dalka jabuuti Xabsiyada dalkaasi loo taxaabo. Haddaba, mudaaniinta reer Jabuuti ee kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Geelle ayaa waxay dibedaha ka dhigeen bannaan-baxyo lagaga soo horjeedo xukunka Geelle. Si kastab, waxaanu halkan idiinku soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,4jan,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyay safarro kala duwan ku gaala bixinayay Goboladda Bariga Somaliland ayaa Habeenkii Xalay u hoyday Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood . Waxaana uu Gudoomiyuhu noqday Masuulkii ugu horeeyay ee xil intaa leeg hayya ee u badheedha u hoyashada Gobolka Sool oo madaxda Somaliland ka […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa, 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Md C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen Mas’uuliyiinta kale ee wasaarada ayaa xilkii u kala wareejiyey Maareeye ku xigeenkii hore ee Tv ga qaranka iyo Maareeye ku xigeenka cusub.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay ogaadeen muhiimadda loo isticmaalo Haan weyn oo ku soo caaridday Xeebaha Gobolka Sanaag, inkastoo weli socoto baadhitaankeedu. Wararka Haantan weyn oo ku soo caaridday Xeebaha Magaalada Xarshow ee goboblka Sanaag oo loo maleeyey inay tahay kuwa sunta hadhaagga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 4 January, 2016-(SDN/QJ) – Derbiga ka soo horjeeda Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu qorey Farriin si toos ah loogu dirayo Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Farriintan oo lagu qorey Gidaarka ka soo horjeeda Jeelka ee Laamida uga tallowsan dhanka Koonfureed, waxa Madaxweynaha lagaga codsaday inuu Cafis u fidiyo Maxaabiista. Qoraalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »