Home » 3:48 pm Entries posted on “January, 2016”

“Dawladda Miyaanay Ceeb Ku Ahayn, Waxaanu Ku Heshiinay In Warqad Lagu Soo Qoro Oo Madaxweynuhu Saxeexo” Xisbiga WADDANI DAAWO

Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Soo baxayay Warar Sheegaya in Madaxtooyadda Somaliland ay dabada ka riixayso Sidii aanay Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uga qabsoomi lahayn Gobolka Buuhoodle oo ah Degmo Doorasho oo hoos tagta Gobolka Togdheer. Sadexda Xisbi Qaran,Komiishanka Doorashooyinka Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ku qaatay Todobaadkii Tegay Qasriga Madaxtooyada ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamada Gobolka Awdal oo Xukuno Xadhig Dheer ah ku riday Dhallinyaro Kufsi Wadareed Gaystay

Saylac 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Maxakamadda gobolka Awdal, ayaa xukun dheer oo adag ku riday sagaal dambiile oo lagu helay inay kufsadeen  haween ku safrayay deegaanka Lawyacado. Xukunka ayaa ka dhacay degmada Saylac. Maxkamadda ayaa la horkeenay shan ka mid ah dambiilayaashan, iyadoo afar ka mid ahna la xukumay iyagoo maqan. Xukunada lagu riday ayaa ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Fiisaha ay Joojisay Safaarada Itoobiya ee Hargaysa

Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse), ayaa ka hadlay Fiisaha Itoobiya, ee ay joojisay Saraafadda Itoobiya ee dalka ka furan, waxaanu sheegay in arrinta Fiisaha hakisay ay tahay arin safaaradda u gaar ah. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse), […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Midowga Yurub Waxay Taageerayaan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Somaliland

Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Midowga Yurub ayaa sheegay inay taageerayaan diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland ee badhtamaha bishan ka bilaabmaysa gobalka Togdheer. Ergayga Midowga Yurub danjire Michele CervoneDurso, ayaa qoraal kooban oo uu geliyay bartiisa twitterka, wuxuu ku sheegay inay Midowga Yurub ka go’antahay inay taageeraan diiwaangelintan, “Midowga Yurub wax aka go’an inay taageero siiyaan diiwaangelinta cod […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti Ka Socday Xisbiga WADDANI oo Isagu Jiray Mas’uuliyiin iyo Madax Ka Socotay Laamaha Dibadda ee Xisbiga WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera+SAWIRO

Hargeysa05.Jan 2016 (SDN/QJ):-  Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin sar sare oo ka socday dalka Mareykanka oo ugu horeeyo guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobalka Menisota Md.Cabdiraxmaan Aadan Daahir, Axmed Nuur Qodax iyo Habboon Faarax, ayaa maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Miisaanka Ay Ku Leedahay Madaxweynaha Iyo Marwada Qaranka Ayaa Noogu Wacan In Aanu Miisaankaa Soo Saaro” Wasiir Abgaal

Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa ammaanay bulshada Reer Saaxil, sidoo kalena sheegay in badhasaabka Awdal Mudane Ramaax oo uu ku tilmaamay nin fudud inay isfahamsiiyeen bulshada reer Awdal. Hadal kaftan badan oo uu ka jeediyay munaasibad badhasaabka cusub ee Saaxil oo dhalasho ahaan gobolka Awdal ka soo jeeda iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa Golaha Baarlamaanka Dr.Maxamed Xassan Finnad Oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge Ee Magaalada Hargeysa SAWIRRO

Hargeysa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Munaasibad ballaadhan oo ay kasoo qayb-galeen Aqoonyahanka iyo dhalinyarada Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ayaa caawa lagu qabtay Hotel Baane ee magaalada Hargeysa, taas oo ay ujeedadeedu ahayd in dhalinyarada iyo Bulshada Degmooyinkaas lagu dhiiri galiyo Qaadashada Kaadhka Codbixinta iyo Ka Muwaadinkaba. Kulanka Munaasibadan oo uu soo qaban-qaabiyay Murashaxa Golaha Baarlamaanka Somaliland Aqoonyahan/Dr.Maxamed Xassan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo reer Xudun maxaa kala qabsaday(DAAWO)

Xudun Jan 05,2016(SDN/QJ)-Guddoomoyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu safar u ugu magic daray Mideynta iyo Nabada waxa uu ku tegay gobolada Bariga Somaliland. Kulan uu Guddoomiyaha UCID kula yeeshay bulshada reer Xudun, kulankaa ayaa waxa ka hadlay qaar ka mida bulshada reer Xudun oo diidmo ka muujiyay qadiyada Somaliland. Safarkan Guddoomiyah iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Reer Jabuuti Oo Shaaciyay In Uu Yahay Murashax U Taagan Xilka Madaxtinnimo Ee Dalka Jabuuti “Waxaan is-leeyahay Is-bedel ayaad keeni kareysaa waxna waad u qaban-kareysaa haddii umadda reer Jabuuti….” Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan

Jabuuti,5Jan,2015(QJ/SDN)- Prof Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan oo ka mida Golaha Deegaanka Jabuuti ayaa shaaciyay inuu u tartami doono xilka Madaxweyanimada Jamhuuriyadda Jabuuti, isaga oo ah Murrashax Madax-banaan, isla markaana waxa uu ka codsaday shacabweynaha reer Jabuuti inay taageeraan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo La Kulmay Guuleed Aadan Cabdi, Oo Ah Wiil Yar Oo Reer Buuhoodle Ah Oo Ilaahay Hibo Hal-Abuurnimo Siiyay SAWIRRO

Garowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guuleed Aadan Cabdi waa wiil da’yar  oo jira 13-sanno oo dhigta fasalka saddexaad ee dugsiga, waxa uu ku dhashay Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn halkaas oo uu wax-barashadiisa kasii wato. Guuleed waxaa uu Madaxweynaha, Madaxweyne ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka hortooda kusoo bandhigay gawaadhi, iyo Diyaarado uu isagu iktiraacay oo maskaxdiisa ka keenay, Gawaadhid ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »