Home » 11:56 am Entries posted on “January, 2016”

WASIIR HADLIYE: Ma jiraan Diblumaasiyiiin Iiraaniyiin Ah Oo Aanu Nidhi Dalka Ka Baxa, Xidhiidhka Iiraanna Weli Waa Sidiisii Hore

Muqdisho,6Jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka ay xukuumadda Saudi Arabia qaadday, isagoo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Safaaradda Sucuuudigu ee Tehran. Cabdisalaan Hadliye oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhawro Axdigii Vienna, isagoo intaas raaciyay inay ka xun yihiin sida foosha xun ee loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Diiwaangelinta Kaadhka Qaadashada Muwaadinku Ay Fashilantay

Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) ayaa sheegay inuu fashilantay  diiwaangelinta madaniga ah ee lagu qaadanayay kaadhka jinsiyada muwaadinka.  Mr. Shabeel, oo shalay u waramay telefishanka Bulsho TV , wuxuu dadka ugu baaqay inay qaataan kaadhka diiwaangelinta cod bixiyayaasha oo uu tilmaamay ahmiyada uu leeyahay. “Diiwaangelintu waxa weeye, qofku beri cidda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Yurub Oo Hoos U Dhigay Xafiiskoodii Hargeysa Halkay Muqdisho Ka Dhisanayaan Dhismihii Ugu Balaadhnaa

Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Midowga Yurub ayaa hoos u dhigid rasmi ah ku sameeyay xafiiskooda Hargeysa ee laga maamulo hawlaha midowga Yurub ee Somaliland. Sida uu  Geeska Afrika, ku helay warar xogogaala, Midowga Yurub waxa uu dabayaaqadii bishii December si rasmi ah u kala diray xafiiskii iyo shaqaalihii, marka laga reebo saddex ruux oo iyaguna dulsaar ku noqon doono xafiisyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Xisbiga KULMIYE oo Buugaag ku Wareejiyey Maktabadaha Akhriska ee Maxamed Mooge iyo Gaandi

Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE, ayaa buugaag ka mid ah kuwa la xidhiidha suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida ku wareejiyey maktabadaha Maxamed Mooge iyo Gaandi ee magaalada Hargeysa oo ah goobo dhallinyaradu wax ku akhrisato. Masuuliyiinta ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa 25 nuqul oo ka mid ah buugga cusub ee Bad Macaan ee lagu ururiyey qaybo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya oo ku guulaysatay Abaalmarinta Dalxiiska Dunida ee 2015

Nairobi 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dalka Kenya ayaa ku guulaysatay abaal marinta Dalxiiska Dunida ee Sanadka 2015 (World Travel Awards). Dalka Kenya ayaa sanadkii 2015 ay noqotay goobtii ugu haboonayd dalxiiska Dunida iyo socdaal loo socdaalo, iyada oo kooxda socdaalka ku mara wadamada Dunidu ay sanadkii 2015-ka ugu aqoonsadeen Kenya inay tahay wadanka ku guulaystay abaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wax ka Baro Taariikhda Buurta Gacan Libaax,Godadka Madow ee ku yaala iyo aasaarta ku duugan DAAWO

Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Buurta Gacan Libaax Waa Bogcadaha Taariikhiga ah ee Ku Yaala Somaliland. Waa Buur dalxiis,Sidoo kale hada waxaa ku yaala Mashaariic ay Hay’ada Can light ku soo celinayso Bilicdii Buurta Gacan Libaax, Waxaa kale oo Buurtan lagu xasuustaa Kaalintii ay ku lahayd Halgankii dib u xoraynta dalka. Hadaba Halkan ka daawo Warbixin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Qaybtii labaad ee Qalab lagu hagaajinayo Wadooyinka Hargaysa soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde ayaa ka qayb gashay Xaflad loo sameeyay qaybtii labaad ee Qalab dawlada Hoose ee Hargaysa ka soo iibsatay dalka Itoobiya. Marwada madaxweynaha Aamina Waris oo ka tirsan guddida bilicda caasimada, xubno golaha wasiirrada ka tirsan iyo masuuliyiinta dawladda hoose ee Hargeysa ayaa si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Is barbar dhig ku Sameeyay Madaxweyneyaashii Somaliland Soo Maray DAAWO

Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge oo Mudo dheer ka Mid ahaa Dhallintii Isbedelka u horseeday dalka Gaar ahaan qaybaha Waxbarashada iyo Horumarka dalka ka Jira ayaa dhanka kale Waxa uu noqday Shakhsigii Kowaad ee u Istaagay Suulinta Qabyaalada. Waxa uu Cabdi Kariin Isagoo Xil […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Masuulka Meel Loo Dhiibaa Wuu Xanuunsan Karaa, Dad kale Ayaa Awoodiisa Ku Shaqaysan Kara” Cali-kubbed

Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Komiishankii Doorashooyinka Qaranka Cali-khadar Xasan Cismaan (Cali-kubbed) ayaa ka hadlay Nidaamka Dimuquraadiyadeed ee Somaliland ka Jira iyo Sida awoodaha qaranka mabnuuc uga tahay in Cid gaar ahi ku Tagri fasho. Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo ayaa waxa uu ku bilaabay “Eray khalad badan laga fahmey oo qofba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afhayeenka aqalka Cad Josh Earnest ayaa sheegay inay Sacuudiga uga digeen cawaaqibka ka dhalan kara dilka Sheekh Nimr.

Washington 06,Jan 2016 (SDN/QJ):- Maamulka madaxweyne Obama ayaa saraakiisha Sacuudiga uga digay suurta-galnimada cawaaqibka ka dhallan kara khaarijinta wadaad Shiico ah, oo dhimashadiisa ay ruxday bariga dhexe, islamarkaana dibadbaxyo ka dhalisay dunida, sida uu sheegay afhayeenka aqalka cad, Josh Earnest. “Waxaa jira walaac toos ah oo saraakiisha Maryekanka ay kusoo qaadeen saraakiisha Saudi Arabia, oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »