Home » 1:10 am
Entries posted on “January, 2016”
Jabuuti,7Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Dalka Jabuuti ayaa sheegtay inay xidhiidhkii diblomaasiyadeed u jartay dalka Iiraan, kaddib weerarkii dhowaan dad cadheysani ay ku qaadeen safaaradda Sucuudiga ee magaalada Tehran. Go’aankan oo lagu shaaciyey bayaan kasoo baxay dowladda Jabuuti, ayaa waxaa sidoo kale xaqiijiyey wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo la hadlay idaacadda Codka Maraykanka ee VOA. Jabuuti […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LONDON— Somaliland’s minister for foreign affairs, Sa’ad Ali Shire has met with UK minister for Africa James Duddridge today. The meeting which lasted for hours was held in the office of UK secretary on African affairs. Dr. Sa’ad Ali Shire has stated that he held discussions with the minister on mutual issues ranging from economy, democracy and the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baaq doodeed ku socda qoraaga Ibraahin-Hawd Yuusuf ayaa waxa bar bulsheedka Facebook ee bulshadu ku wada xidhiidho soo dhigay qoraaga kale ee Maxamed Cabdirisaaq Saciid – Samiik, isaga oo qoraa Ibraahin-Hawd ugu baaqay aragtiyada uu faafinayo inuu dood ka galo oy garnaqsadaan. Wuxuu carrabaabay in la joogo wakhtigii la doodi lahaa oo aragtiyada bulshada loo gudbinayo ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London07Jan16(SDN/QJ) BARNAAMIJKA SHAAFI IYO XULASHADA oo lagu soo qatay Somaliland oo sharciyo ku soo riday Dadka soo galeetiga halkan ka daawo waxa soo saray Mustafe Shaafi.
Posted in Uncategorized | Read More »
Ugu horrayn Ilaahaybaa mahad leh, marka xigta Gudoomiye Faysal waa nin is leh dadkaaga iyo dalkaaga wax u qabo balse u baahan talo badan mararka qaar waxa dhacda adigoo wanaag wada in qaabka aad hawsha u wajahaysaa kugu kiciso duufaanno iyadoo ay ku ladhantay inay duufaantaa kaaga faa’iidaystaan cidda diiddan horumarinta ummadda kana baxsanaysa sharciga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa ka warramay ujeedada safar uu ku marayo gobollada bariga Somaliland. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in safarkan uu ugu kuur galayo xaaladda nololeed ee dadka iyo deegaanada bariga Somaliland, isagoona Faysal xusay in adeegyada dowladdu aanay gaadhiin goobaha uu soo arkay. Guddoomiye Waraabe waxa kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 06 January, 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Shalay kulan kula qaatay Wasaaradda Khaarajiga Ingiriiska Wasiirka u qaabilsan Afrika Mr. James Duddridge xafiiskiisa London. Kulanka dhexmaray Wasiir Aarrimaha Dibedda Dr. Sacad oo ku wehelinayey Wakiilka Somaliland u jooga Ingiriiska iyo Mr. Duddridge, oo Shalay ka dhacay xarunta Arrimaha Dibedda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaan akhristayaasheena sharaftaleh idiin soo gudbinaynaa barnaamijka dabarani show ee somali chanel kabaxa asbuuc kasta, kaas oo hadba lagu waraysto masuul kamida masuuliyiinta soomaaliyeed. Haddaba waraysigii udambeeyey ee asbuucaan 05-01.016, waxaa lawarystay madaxweynaha Puntland Dr. C.wali Maxamed Cali Gaas, waana barnaamij xiisihiisa wata ee Daawasho Wacan .
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado,6jan,2016(QJ/SDN)-Waxaa maanta Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug gaadhay si qurux badana loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) . Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed , Madax kale oo katirsan Maamulka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado ayaa garoonka iyaaradaha uga hortagay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda oo xilal kala duwan haya oo ay u yeedheen si ay wax uga weydiiyaan hawlahahooda shaqo in wakhtigii ay ugu talagaleen aanay ugu iman, isla markaana hadda ay ka sugayaan inay u yimadaan Haddaba Warsaxaafadeedkan ay soo sareen Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida kuna […]
Posted in Uncategorized | Read More »