Home » 11:42 am Entries posted on “January, 2016”

Faysal Cali Waraabe Oo Isbahaysiga KULMIYE Ugu Baaqay Inay Ku Biiraan Xisbiga UCID

Hargeysa — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, Diiwaangelinta, safarkii ay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ku tageen Deegano Gobolada Togdheer ka tirsan, waxaanu jawaab adag ka bixiyey qodobadii ka soo baxay Shirkii wada tashiga ee Somaliya kaga hadashay Doorashooyinka oo ay Somaliland ku soo dartay, aragtidiisa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Lug Kudhex Mushaaxay Bosaso SAWIRO

Garowe 30.Jan 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaasocod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah shaaracyada waaweyn ee magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland. Madaxweynaha ayaa sood dheer  kadib waxaa uu  gaarey Hotel Gacayte oo ku yaalla woqooyiga Boosaaso gaar ahaan xaaxiga ama  xeebta Boosaaso, halkaas oo uu kulan  nasasho iyo qaxwayn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Haya’dda u Qaabilsan La Dagaalanka Musuqmaasuqa Oo Sheegtay Xeerka Loo Ansixiyay Aanay Shaqo Ku Qaban Karin

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Musuq-maasuqu  waa cudur iyo aafo ragaadiyay horumarka    wadamo badan oo caalamka ah, gaar ahaana dalalka qaaradda Afrika, haddii ay tahay wadamadda horumaray iyo kuwa soo korayaba. Waxaana loo nisbeeyaa sababta  inta badan  badan dib-u-socodka ka dhigtay dawladaha Afrika in uu kow ka yahay musuqmaasuqa iyo maamul-xumadda, kaasi oo saameeya  dhinacyadda  dhaqaalaha, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxyaabaha Carqaladda Ku Noqday In La Fuliyo Xeerarka Dalka Waxa Ka Mid Ah Dhaqanka Kufsiga……” Wasiirka Caddaaladda

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Faarax Cadarre, ayaa soo jeediyay in kiisaska fal dambiyeedka ah ee ay ciddi gasho loo daayo caddaalada iyo xeerarka dalka oo lagu dhammeeyo, isla markaana laga daayo xeer dhaqameedka lagu xalinayo kiis ciqaabeedyada uu kufsigu ka midka yahay ee xalka sharciga lagala ordayo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ban Ki Moon oo ka hadlay go’aankii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho ka dhacay

New-york   — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa soo dhaweeyay go’aamada ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee ka dhacay Muqdisho. Xoghayaha ayaa ugu hambalyeeyay madaxda soomaalida go’aanka ay gaadheen, waxaana uu ku tilmaamay go’aan dhabada u xaadhaya isbedel wanaagsan oo xiligii loogu talagalay yimaadda, marka ay dhamaato mudada u hadhay dawladda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Gaadhay Addis Ababa (Sawirro)

Addis-Ababa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya, iyadoona uu kaga qaybgeli doono Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika. Shir Madaxeedka Midowga Afrika, ayaa arrimaha ugu waawayn ee lagu soo qaadi doono waxaa ka mid ah colaadaha ka aloosan dalalka Burundi iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay Sanam Uu Sheegay In Magaalada Hargeysa Laga Dhex Taagay iyo Rukuucdii Madaxweynaha Soomaaiya

Hargeysa,30jan,2016(QJ/SDN) –Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Aadan Sunne] oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay sanam laga dhex taagay magaalada Hargeysa, kaas oo ah macatabka ay masiixiyiintu caabuddo. Sheekh Aadan Sunne, ayaa sheegay in sanamkaasi laga taagay meel u dhow warshaddii hore ee caanaha magaalada Hargeysa. Sheekha oo maanta khudbadiii jimcaha kaga hadlay arrintani […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sideed U Aragta In La Xuso Maalinta Jacaylka?

Qalinku waxa uu hiil u yahay naftaada iyo tayda labadaba, waxaanu halis ku yahay adiga iyo anigaba, wanaaguna waa danteena guud iyo gaar ahaanba, waana lagama maarmaan inaad ka digtoonaato wixii halis kuugu filan Daarta aduunyo, iyo teena Aakhiroba dhaqan ahaana ku wanaagsaneyn. Maqaalkan waxaan ku sharixi doonaa waxa uu yahay Valentineâs iyo halka uu […]

Posted in Features | Read More »

CabdiCasiis Maxamed Samaale Oo Dalka ka Dhoofay Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Sii Sagootiya

 Hargeysa —Wasiirkii Hore ee Wasaarada maaliyada somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Kamida garabka isbahaysiga Kulmiye ayaa maanta dalka dibadiisa u dhoofay, Isaga oona U dhoofay Dalka Itoobiya gaar ahaana Caasimada Addis Ababa. Waxaana Markii uu Ka duulaya madaarka caasimada hargeysa ee Cigaal Igal airport halkaasi kusii sagootiyay Xildhibaan Waabeeyo oo kamida Xildhibaanada Golaha wakiilada somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SOMALILAND Oo Si Aadag Ugu Jawaabtay Dawlada Soomaaliya

“Waxaan u soo jeedin lahaa inay gurigooda nabadeeyaan,dhibaatada dalkooda ka jirtana….. haddii ay doonayaan inay cid siiyaan ha siiyaan dadkii xamar joogay ee xaqa u lahaa”Wasiir Waran-Cade Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanu khuseynin go’aanka ka soo baxay shirkii madasha wada-tashiga Soomaaliya oo jidaynayay qaabka ay doorashadu uga dhacayso Soomaaliya, oo ay ku jirto […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »