Home » 8:00 am
Entries posted on “January, 2016”
Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Siyaasiga hadalka cad ee Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa la sheegayaa inuu gees uga baydhay siyaasiyiinta ay saaxiibada yihiin ee ay ku wada bahoobeen isbahaysiga dimuqraadiyadeed ee KULMIYE. Wararkan oo labadii maalmood ee u dambeeyay la hadal hayay, ayaa waxa sii xoojiyay kulan wada tashi ah oo ay isbahaysigu shalay ku yeesheen magaalada Hargeysa, kaas oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,7Jan,2016(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka hadlay diiwaan-gelinta Gobollada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle, isagoona sheegay in aanay deegaanadaas diiwaan-gelin iyo doorasho toona ka dhici doonin. Prof. Cali Khaliif Gallayd ayaa sheegay in aanay Somaliland u ogolaanayn in ay doorashadoodu ka dhacdo dhulka Khaatumo isagoona Cali Khaliif Gallaydh Somaliland uga digay dhiig danbe oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Milliteriga Maraykanka waxay dhawaan xidheen Saldhig ay ku lahaayeen Koonfurta Ethiopia, oo ay u adeegsan jireen Hawlgalladda ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab. Warar haatan soo baxay ayaa sheegayo in Ciiddankii iyo Droneskii Maraykanka laga daad-gureeyey Ethiopia, lana geeyey dalka Kaamiruun. Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika, ayaa lagu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Masuuliyiinta ugu sarraysa Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, gaar ahaanna kuwa ay isku jufada yihiin Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa ku hawllan olole ka dhan ah guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbigaas Md Axmed Muumin Seed, waxana ay soo jeediyeen in tallaabo muuqata oo ka dhan masuulkaas si degdeg ah loo qaado. Sida ay sheegayaan warar xog […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,7Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Turkiga ayaa ka bilowday Soomaaliya dhismaha Saldhigga Tababarka Milliteriga, kaasi oo qeyb ka ah Ballanqaadkii Turkiga ee Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka ee Dowladda Federalka Soomaaliya. Madaxa Waaxda Arrimaha Dibedda Turkiga ee mas’uulka ka ah Arrimaha Soomaaliya, Emel Tekin oo la hadashay Guddiga Difaaca ee Barlamaanka Turkiga ayaa sheegtay inuu Saldhigaasi noqonayo kii ugu horreeyey ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Turkey has started to build a military training base in Somalia as part of its pledge to build up the national army for the Somali government, a senior Turkish diplomat has said. Emel Tekin, the head of the Foreign Ministry department responsible for Somalia, stated that Turkey is establishing a military base in Mogadishu, a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The President of the autonomous state of Jubbaland Ahmed Madoobe has on Wednesdayfor the first time visited in Addado town the current headquarters of the autonomous state of Galamudug in central Somalia after having received official invitation from his counterpart in Galmudug state Abdikarim Hussein Gulled. President Madoobe was accompanied by officials from his government including […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Two brothers were on Tuesday killed by landmine while their third brother was heavily injured at Balibusle location 30km from Buraan district in Sanaag region in Somalia. The district Commissioner of Buraan district has confirmed for the press the death of the two children and the injured one. “The three brothers were looking after goats […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At least 260 well equipped Ethiopian troops have on Monday reached in Bardere district in Gedo region southwest of the Somali capital Mogadishu. These troops will be part boosting the Jubbaland force in the fight against Alshabab fighters in the territory of Jubbaland state. The deputy district commissioner of Bardere district Mr. Mohamed Hussein AlQadi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Iyada oo habacsanaan badan iyo dhukusaad aan yarayni ka muuqato hab-dhaqanka Shaqo ee Guddiga doorashooyinka Somaliland oo shalay si rasmi ah u shaaciyey bilawga diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha oo ay sheegeen inay 16-ka bishan January 2016-ka ka bilaabmayso gobolka Togdheer, ayay soo baxayaan Hadal-hayn iyo xogo tibaaxaya inay tallaabooyin wax lagu musuqmaasuqay ku kaceen Xubnaha Guddigaasi. Guddiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »